Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Keyse_0208 »

FINAL SCORE -- -HARGEISA[2] - L AASCAANOOD[1]




Kooxda DABKA ee Lasanod iyo kooxda DAWLADDA HOOSE ee Hargaysa oo Hargaysa ku ciyaaray.Daawo Sawiradi
Warkii 18-Aug-2009 iyo Qormadii: sugulle
Waxaa maanta garoonka kubadda cagta ee 27-may ciyaar aad xamaasad iyo xiisabo lehi ay ku dhex martay labo kooxood oo ka soo kala jeeda magaalada laascaanood iyo magaaladda hargaysa kalana ah kooxda DABKA ee laascaanood iyo kooxda DAWLADDA HOOSE ee hargaysa, ciyaartaas oo labada naadiba ku soo bandhigeen ciyaar wanaag iyo akhlaaq aad u heer saraysa .


Ciyaarta ayaa waxay ku bilaabantay jawi aad u dagan oo labada kooxoodba dhiiranaan iyo dardar lasoo galeen iyadoo aad ka dareemaysay ciyaarta intii hore in labadda midba midka kale qaabkeeda iyo ciyaarteeda iska eegaysay oo si furfuran ayaa labadooduba baasas dhaadheer iyo taxadar loo isticmaalayay.

Image

Image

Image

Wax goolala lama kala dhalin haafkii hore ee ciyaarta iyadoo mid walibana dhiiran tahay ayay soo gashay garoonka galinkii danbe, balse markay mudo soconaysay ayaa daqiiqadii 56 waxaa gool bilaw ah laga dhaliyay kooxdii ka soo kicitintay laascaanood ee DABKA.

Image

Image



Ciyaartii waxaa galay dhiiranaan iyo weeraro aad laysugu soo qaday iyadoo aad ka dareemaysay reer laascanood xamasad ay ku doonayaan inay ka soo aarsadaan oo gool lasimida keensadaan, balse taasi waa suurobi wayday oo waxaa mar labaad weerar lagu soo qaaday reer laascaanod oo kii labaad laga dhaliyay daqiiqadii 73 .



Waxaa markiiba reer laascaanod ay bilaabeen inay ciyaartoy ku jirtay gudaha banaanka u saarto oo kuwo cusub galiso, waxaana badal lagu sameeyay 4 kamida ciyaartoydii reer laacaanood, ciyaartii waxaa soo yara galay isbiirad iyo rag aan daalanayn oo isbadal muujiyay waxay reer laascaanood gool ah kii koowaad keensadeen daqiiqadii 81.



Balse waxay ciyaartu ku soo gabo gaboowday 2:1 waxayna guushu ku raacaday kooxda dawladda hoose ee hargaysa oo guusha gurigeedii ku heshay, dhanka kale kooxda reer laascanood oo aad ugu qanacsanayd ciyaartooda ayaa si niyad wanaaga ugu hanbalyeeyay kooxdii reer hargaysa.



Dhanka kale waxaan waraysi lay yeeshay kabtanka koosda DABKA laascaanod C/raxmaan Ciise Axmed oo ii sheegay inay si way uga cabanayaan maayarka laascaanood oo ay ugu yimaadeen hargaysa kana codsadeen in uu mayarka hargaysa la xidhiidhsiiyo si uu uqaabilo, balse uu kabtanku ii sheegay in maayarkii laascaanood uu ugu jawaabay adeer hargaysa wataase iska dhiciya aysana ahayn hadal naga gaya maayarka, waayo waxaanu nahay dhalintii uu maayarka u ahaa xaq baanuna ugu leenahay inuu nala tago meel kastoo dani naga gasho waxaan aad iyo aad uga xunahay in maanta mayarkayagii nahor boodi laha nagu sii dhexdaayo hargaysa, balse waa arin u taala oo dhalinta reer laascaanood ay ugu hayn doonaan xeer iyo ka warhayan.



Isku soo waddna duuboo labadan kooxeed ee ciyaartan wada yeeshay maanta ayaa marka laysu eego da ahaan aan ahayn kuwo isku beegtooma oo dhalinta reer laascaanood ay ahayd kuwo aad uga yaryar kuwa reer hargaysa, balse labada kooxoodba ay si aad u heersaraysa u wada ciyaareen.



















Afnugaal.com

SUGULLE

Hargaysa ,Somaliland
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Khalid Ali »

next match is in lascanood :lol: :lol:
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by salafi_student »

War Ragan waaweyn maxaa dharkii u diiday? meeynana xishoynetn?

Plus I'm quite sceptical about such game ever taking place in back home. As we all know that people in back home mostly live on hand-outs, weather is from downers or relatives abroad. So as for them to travel miles, for the intention of just having a friendly kick-about with shorts, would be unreal, especially in the current economical climate (recession).

I think the real meaning is much different than the assumed, as you can see the pictures, it shows people who are happily playing in the unity of football and a crowed who is out in force, in the very same place where other politicians are outraged and calling people to go wild in massive riots. STRANGE! People must be confused. How can happy football supporters go roits, it would be unthinkable to say the least.

I'm not politician but I'm sure politicians would give this 10/10 to the government, for impersonating local kids to grab the headline news and down grade the fuming opposition with their crazy riots.


Democracy politics is a dirty business.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Cumar-Labasuul »

salafi_student wrote:War Ragan waaweyn maxaa dharkii u diiday? meeynana xishoynetn?
Miyaad indho laadahay, mise ogaan baad isku indho tirda. Hadaad sii fiican so sawirka u fiirsatid dhar wey gashan yihiin, lakiin adigu cuqdad ba markasta la timaadaa.
As for the rest of your nac-nac if they live on handouts would that still stop them from playing football.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by salafi_student »

^^^^

Markaaso kale ayaan cadhoodaa.....When someone replies to a post for which he hasn't read and goes into unnecessary defensive.

little correction....lowyuhu waa cowro!


Also my point was, this was a political game plan....and the kids look to me as more Hargeysawis than from LA, since I refuse to believe kids in back home have the luxury to travel miles for the sake of football.....other wise if its true, then we wouldn't see much of people risking their lives in the seas or walking in the deadly deserts of Libiya, to escape from the harsh reality in back home. Even there is hardly many croweds watching, as everyone is busy to fetch for their daily bread. ..........Is harsh reality


We're not talking about Manchester United.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Keyse_0208 »

Waar fuk the cawro man, meesha kubad baa la ciyaarayaa :lol: .. whats a football game gotta do with Cawro, dumb ass faarax
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by nomadicwarlord »

Damn, those are some malnourished footballers. :lol: Somebody give them Big Mac.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Keyse_0208 »

i dont undrestand you dooros, one of you is commenting about how their legs look like cawro, and the other one is talking about how their looks are malnourished .... STOP WATCHING MEN TOO HARD AND CONCENTRATE ON THE GAME :lol: :lol:
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by salafi_student »

Dooro is a disgusting thing to say, you mean Digaagad?
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Cumar-Labasuul »

^^^Warya cuqdadlow malaha diinta si khalad ayaad ka fahamtey, ilaahey wuxu idhi ragu waa in cawra dooda ay qarsadaan, cawradooduna waxay tahay, between navel and knees. So as far as I can see most if not all of them have it covered except the little bit of skin just above the knees. So therefore why is it your business what they are wearing, furthermore ragga waa weyn maxaad luga hooda ka daawan.
As for your other comment, it is ignorant to say how can they play football if they live on handouts are your handicapped or something what kind of question is that.
You also said it is a political move, if you know anything about back home you would know that teams from different regions occasionally play against each other, they just think of playing football, lakiin you cuqdad ba la timid meeshan, markaas go back to the sool section and discuus qabiil. :arrow:
User avatar
Aliyah99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2604
Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
Location: Burco - S/Land

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Aliyah99 »

Salafi,

Why are you always negative? what about the people who play in Brazil and all over Africa with no shoes and rolled up material for a ball.. people will play football and people need leisure time and activities even if they are not rich!. Do you want the kids to cry about the economy all day everyday and never have any fun?



P.S the Las anod team look younger than the Hargeisa team.. thats unfair match :lol:
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by XKeyse_ »

its "dawalada hoose" as it says, which means they are the local UDUB supporters probably Riyoole bought them the shooz and the t-shirt in exchange for " noolow Riyaalow Noolow"
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Bohol iyo karaman »

[quote="XKeyse_"]its "dawalada hoose" as it says, which means they are the local UDUB supporters probably Riyoole bought them the shooz and the t-shirt in exchange for " noolow Riyaalow Noolow"[/quote]

if Raayaale bought them, who own u? I think Muuse biixi and Siilaanyo!
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Hargeisa - VS- Laascaanood ' Football

Post by Samatr »

Bohol iyo karaman wrote:
XKeyse_ wrote:its "dawalada hoose" as it says, which means they are the local UDUB supporters probably Riyoole bought them the shooz and the t-shirt in exchange for " noolow Riyaalow Noolow"
if Raayaale bought them, who own u? I think Muuse biixi and Siilaanyo!

Is this guy serious mise anigaa waalan
mar hore ayaa la yidhi "maskax aanad laheen waa lagu waashaa." :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”