Big Clash Expected In Luuq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Big Clash Expected In Luuq

Post by Murax »

Gedo Shabab/Xizbul Islam all came together along with gurmad from Bay/Bakool and Ahlu Sunnah are a few miles away. It looks like Gedo's biggest fighting will take place here :x


http://www.gedoonline.com/?p=7911
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Big Clash Expected In Luuq

Post by Warsame101 »

From what I heard, they left the city yesterday and are now on the outskirts.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Big Clash Expected In Luuq

Post by zingii »

^^^ That's good news if they went outside the city.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Big Clash Expected In Luuq

Post by CoolPoisons »

warsame1, ma si toosa la xiriirta Mujahid Hirale?

Xaalad Jahwareer oo Ka Taagan Degmada Luuq.

Luuq SSMC-Degmada Luuq ee Waqooyiga Gobolka Gedo ayaa waxa ka jirta Xaalad kacsanaan ah ka dib markii ay halkaas iskaga baxeen kooxaha Islaamiyiinta gaar ahaan kuwa XisbulIslaam ee ka talinaayey Degmada Luuq.

Dhinaca kale Ciidamada lagu soo tababarey Dalka Itoobiya ee ay horkacayaan Xidlhibaan Barre Hiiraale iyo Maxamuud Sayid Aadan iyo Masuuliyiinta Maamulka Bay ayaa la sheegayaa inay soo gaareen meel aad ugu dhow Degmada Luuq.

Afhayeen u hadley Xisbul Islaam oo magaciisa ku soo gaabiyey Indhabuur ayaa sheegey inay weli ku sugan yihiin Degmada Luuq oo ay Difaac adag kaga jiraan dhowr jiho,asagoo sheegey in haddii la soo weeraro ay si weyn isku difaaci doonaan.

Ha yeeshee Warar Madaxbanaan oo ay heshey shabakaddani ayaa xaqiijinaya in Ciidamada Islaamiyiintu ka baxeen Degmada Luuq fiidnimadii xaley,iyadoo dhinaca kale ee ka horjeeda aan soo gaarin magaalada.


Shacabka ku dhaqa Degmada ayaa waxa haysta cabsi weyn iyagoo ka cabsi qaba in korkooda lagu dagaalamo marka ay Ciidamada kale soo gaaraan magaalada,ma jiro wax war ah oo ka soo baxey dhinaca Ciidamada Dowladda ee lagu soo tababarey Dalka Itoobiya.


Warqabadka SSMC Somalia

http://www.ssunion.net/node/4373
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”