FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by JeyR »

WAXAAN RABAA INAAN KA JAWAABO NIMAN ISAAQ AH OO BEEN HALKAN KU QORA. WAXAY INTA BADAN KA HADLAAN LAAS-CAANOOD OO NIMAN DHULBAHANTE AH OO TAAGEERSANI MAAMULKAASI GACANTA KU HAYAAN. HORTA BAHASHA LAANGAAB NIMADA LA YIDHAAHAA WAA CUDUR XUN, OO CUQDAD DADKA KU BEERA, ISAAQU WAXUU LA SIMAN YAHAY DOOROOD. MARKAY KULA DOODAYAAN, WAXAY KUULA DOODAYAAN ISAAQ VS DHULBAHANTE, MARKAA HADII ILAAHAY LAANGAAB KAA DHIGAY OO ISAAQ OO DHANI DHULAHANTE KA MACAASHI WAAYEY, WAA GARTAAYOO KULA YAABI MAAYO. DEE ANIGU DARIS BAAN WALIGAY KULA AHAA, MILYAN DAGAALA WAYNU ISKAGA HOR NIMI, DAGAAL WALBANA WAAN KAAGA ADKAADY OO WAAD OGTAHAY, DEE WAXAN YAR YAR EE AAD MEESHA KU SOO QORAYSO EE BEENTA AH JOOJI.

WAXAAN TEGEY MAY 2009 BUUHOODLE, INTAAN JOOGAY AAYAA WAXAA DHULBAHANTE IYO ISAAQ ISKU QABSADEEN MAGAALO LA YIDHAAHO GAL GAL. QOLO WALIBA WAXAY TIDHI ANAGAA LEH. ISAAQII WAXAY YIDHAAHEN MAGAALADA ANGAA LEH OO DAGAAL BAANU KU QAADAYNAA CIDII AAN ISAAQ AHAYN EE TIMAADA. ODAYAASHII DHULBAHANTE WAXAY YIDHAADEEN AAN ARINTA NABAD KU DHAMAYNO OO DAGAAL HA LA JOOJIYO. ISAAQII WAA DEEDEEN. IYADOO ARINTII HALKAA TAAGANTAHAY AYAA ISAAQU CIIDAN KEENEEN MAGAALADII, DHULBAHANTIHII WAXAY MARKIIBA LA HADLEEN BUUHOODLE, CIIDANKII BUUHOODLE AYAA MAGAALADII SOO AADAY, QOLYIHII ISAAQ MARKAY MAQLEEN IN CIIDANKII BUUHOODLE SOO BAXAY, MAGAALADII WAY KA BAXEEN. CIIDANKII DHULBAHANTE MAGAALDII WAY QABSADEEN, SUBAXII AYAA WAXAA YIMI 18 ODAY OO ISAAQA WAXAY CODSADEEN IN ARINTA NABAD LAGU DHAMEEYO DAGAALKANA LAGA JOOJIYO. WAA ODAYAASHII MARKII HORE NABADA DIIDAY.
IMINKA GAL GAL WAXAA HAYSTA DHULBAHANTE, CEELASHII IYO BARAAGIHII AY ISAAQU KA QODEEN DHAMAAN WAA LA WADA AASAY. MARKAA KUWIINA KU DACWOONAYA LAAS CAANOOD BAA REER HEBEL LOO MAGACAABAY, MAXAAD MAGAALOOYINKIINA QABIILADIINU U DIFAACI WAYEEN ILEEN QABIIL QABIIL BUU LA SIMAN YAHAYE. SOMALILAND LAASCAANOOD WAXAY U QABSATAY MAAMUL AHAAN, WAXAANA QABSADAY NIMAN DHULBAHANTE AH OO MAAMULKAA RAACSAN, WAXAN AAD MEESHA KU QORTAYNA WAX JIRA MAAHA. ISAAQOW INAGU WAYNU IS NAQAAN, XILIGA NABADA WAAD FAANTAAN, LAAKIIN MAALINTAAD ARAGTAAN IN DHULBAHANTE DAGAAL DIYAAR U YAHAY, MARKAASAAD ABTIYAAL UUN KU WAALATAAN.

HALAKAN KA DAAWO DAGAALKII GAL GAL IYADOO BARAAGIHIINII IYO CEELASHIINII LA AASAYO, CIIDAMADII ISAAQUNA KA QAXEEN:

SAMATAR BAXNAAN OO DHULBAHANTE / REER HAGAR AH AYAA WUXUU GABAYGAN KU CADEEYEY IN DHULBAHANTUHU ISAAQ HADII AY TAHAY HABAR JECLO, HABAR YONIS, AMA HABAR AWAL SUU RABO KA YEELI JIRAY.
GABAYGAN WAXUU TIRIYEY MAR NIMAN HABAR YONIS AHI KA XUMAADEEN SIDA DHULBAHANTE ULA DHAQMO HABAR JECLO, SAMATAR WUXUU TUSAYAA QOLYAHA HABAR YONIS IN XATAA IYAGA UU SIDII RABO KA YEELO. ILEEN QABIIL HADAAD KA ADKAATO SIDAAD RABTO BAAD KA YEESHAAYE.


Marka hore hadday laba qabiil, kala maqnaan weydo
Miyir lagu walaaliyo hadday, maarsi kala weydo
Mindiyo laysku dooxiyo hadday, maradu dhiigoodo
Mirta iyo dharaartuba dagaal, kama maqnaadaane
Mutux waxaa ka xoog badan sirtii, laysku mowtiye e

Waxba Habar-Jeclada aan mulkiyey, haw makaabirine
Shan qolaa mataanaha ka jaban, Maxamedkiinniiye
Madmadoobayaal oo dhan baan, loo muraad qumine
Waa muusanoow iyo baroor, maansadaad tidhiye
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miida Habaryonis
ma midgay ahaayeen, kuwii maganta noo jiifey
Magta hagar aadan lagu xukumay, waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa kaaga jira, muuqan mahayaane
Mise waa kuwii lagu mudmuday, maqasha daaqeeda

Afartaa madkeeyeye miyaan, meelna ka habowshe
Madhoodhooyin iiguma baxee, marin ma qaadsiiye
Micne kalena waa eray yaroo, Maxamed loo sheegay

Makhribkii hadaan duulay, waa mid aan ku dheeraye
Muunida aroortiyo hadhkii, kuma macaashtaane
Waa taan makaartii Goleed, kaa mullaaxsadaye
Maydkii Isaaq lagala hadhay, moodharaa guraye
Waa kii waraabuhu ku mamay, maaxdii Reer Sahale
Last edited by JeyR on Tue Aug 18, 2009 2:04 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by The Magnificent »

WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW !!!!


This guy has spoken the truth !!!!!!!

LooL @ When Dhulbahante wants peace...Isxaq talk shit...BUT when Dhulbahante is ready for war...Isxaq continuesly say "Abti..abti".. :lol: :lol: :lol:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by abdisamad3 »

dhulbahante brothers... :clap: :clap: :clap: :up: :up: :up:
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by JeyR »

MAGNIFICENT,

YEAH, IT PISSED YOU OFF, WHEN THEY REALIZE THAT YOU ARE READY TO KICK THEIR ASS, THEY WILL COME UP WITH ABTI ABTI SHIT,AND YOU CAN'T KILL SOMEONE KEEP SAYING TO YOU ABTI ABTI.... WE AIN'T BAD PEOPLE, IT IS OUR BLOOD AS AN DAAROOD TO RESPECT THOSE WHO CAN'T DEFEND THEMSELVES. BUT DURING THE PEACE TIME, THEY TALK SHIT ON YOU..... THEY ARE PEACE SPOILLERS....LOL...
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Babygirl- »

ULULULULULULULULULULULULULULULULULU :clap: :clap: :clap: :clap: :kiss: :heart: :rose: :rose: :rose:
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Bicir100 »

JeyR wrote:MAGNIFICENT,

YEAH, IT PISSED YOU OFF, WHEN THEY REALIZE THAT YOU ARE READY TO KICK THEIR ASS, THEY WILL COME UP WITH ABTI ABTI SHIT,AND YOU CAN'T KILL SOMEONE KEEP SAYING TO YOU ABTI ABTI.... WE AIN'T BAD PEOPLE, IT IS OUR BLOOD AS AN DAAROOD TO RESPECT THOSE WHO CAN'T DEFEND THEMSELVES. BUT DURING THE PEACE TIME, THEY TALK SHIT ON YOU..... THEY ARE PEACE SPOILLERS....LOL...
LOOOOl Abti abti maxay ahayd war iidoorku jilicsanaa :lol: :lol:
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by The Magnificent »

Walle that's true.

The problem with the Daarood clan is that they don't want to fuck anyone that begs for their lives, hence the Isxaq clan. :lol: The Dhulbahante-clan need to come together and fight together. Caynaba belonged to the Dhulbahante-clan, particulary the Hagar Adan of the Farax Garad.

Majeerteen is the BEST role-model among the DAAROOD clan family. Ever since 1991 when 2 million Daarood citizens were brutally massacred by the Isxaq and Hawiye clans, the Majeerteen clan family united in one cause...to defend its' self and it's interests..thus they created PUNTLAND so Dhulbahante and Warsangeli won't be used like dogs by the Isxaq clan family.

JayR<--------You seemed to be a man of truth and honesty. Are you Dhulbahante? :|
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Aseelah-Raaida »

Babygirl- wrote:ULULULULULULULULULULULULULULULULULU :clap: :clap: :clap: :clap: :kiss: :heart: :rose: :rose: :rose:

:lol: :up:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Ducaysane_87 »

Galgal fightka wuxu aha Habar jeclo iyo Dhulbahante not isaaq and dhulbahante -

Jeyr explain why dhulbahante lost so many land if they can fuck up isaaqs? :lol:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Ducaysane_87 »

Maggie sxb you know Dhulbahante ka marman isaaqa :lol: - they depend on isaaqs - for feeding , clothes , money , schooling :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by sheekh-Farax-zero »

waaaaaw,, i didn't know iidoor are so wealthy :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Khalid Ali »

Current samatar baxnaan qarnigi hore buu dhintay :lol: :lol:
lets focus ontoday :mrgreen:



Jeyr Dhulbahante gabaygan kama soo jawaabeen , absame diifaacay :lol:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by surrender »

JeyR wrote:MAGNIFICENT,

YEAH, IT PISSED YOU OFF, WHEN THEY REALIZE THAT YOU ARE READY TO KICK THEIR ASS, THEY WILL COME UP WITH ABTI ABTI SHIT,AND YOU CAN'T KILL SOMEONE KEEP SAYING TO YOU ABTI ABTI.... WE AIN'T BAD PEOPLE, IT IS OUR BLOOD AS AN DAAROOD TO RESPECT THOSE WHO CAN'T DEFEND THEMSELVES. BUT DURING THE PEACE TIME, THEY TALK SHIT ON YOU..... THEY ARE PEACE SPOILLERS....LOL...

:lol: :lol: :lol: :lol: @abti abti.
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by JeyR »

WAXAA MUUQATA IN AAN ISAAQ WAX JAWAABA KA BIXIN QORAALKAAN HALKAN AAN KU QORAY. WUXU HADAY SIDEEDABA RUN TAHAY DEE JAWAAB LOOMA HELO. WAXAAN ARKAA IN DHOWR NIN OO ISAAQ AHI HALKAN WAX JAWAAB U EEG KU QOREEN, LAAKIIN RUNTII WAA CALAACAL. NIN WALBA ANAA U JAWAABAYA,

DUCAYSANE_87 NINKAN LA BAXAY WUXUU KU DACWOODAY IN GAL GAL LAGA QABSADAY HABER JECLO OO KALIYA EE AAN ISAAQ OO DHAN LAGA QABSAN. ARINTAASI LA YAABI MAAYOO DEE ISAAQ MARKAY DAGAAL KU ADKAADAAN WAA WADA ISAAQ, MARKA DAGAAL LAGAGA ADKAADANA QABIIL BAA GOONI LOO SAARAA OO WAXAY YIDHAAHAAAN QABIILKAAS BAA LAGA ADKAADAY. WAR INAGU WAYNU IS NAQAANAA. LAAS CAANOOD NIMANKA AAD SOO TAXDAY EE AAD TIDHI MEEL MEEL BAA LOO MAGACAABAY, EE AAD KU FAANTAY, MA WADA HABAR JECLO BAA MISE WAA WADA ISAAQ?
DEE NIMANKA AAD TAXDAY EE AAD KU FAANTAY QABIILADOODU, WAA HABER JECLO, HABAR YONIS, CIIDAGALE, HABAR AWAL, ARAB, MARKAA MAXAAD HABAR JECLO OO KALIYA GAL GAL LUMISTEEDA UGU EEDAYSAY? MARKAAD QABSADHADA LAAS CAANEED EE AAD KU FAANTAY AAD ISAAQ OO DHAN KA DHIGTAY?

SUAAL BAAD I WAYDIISAY AH, MAXAA DHULBAHANTE DHULKIISII UGA TAGEY. MA JIRTO TAARIIKH SHEEGAYSA DAGAAL ISAAQ DHULBAHANTE KAGA ADKAADAY OO UU DHUL KAGA QABSADAY. HADAAD TAARIIKH BEENA SHEEGANAYSO DEE WAA ISKA CAADI OO AWALBA WAAD SHEEGAN JIRTAY.

SABABTA DHULBAHANTE UU HAWD UGU GUURAY DAGAAL MA AHAYN, DHULBAHANTE WUXUU AHAA CIIDAMADII DARAAWIISHTA, MARKII ADIGU AAD GAALKA INGRIISKA HOOSTA KAGA JIRTAY, DHULBAHANTE WUXUU AHAA KII XUQUUQDAADA U DOODAYEY, EE INGIRIISKA KULA DAGAALAMAYEY DALKAYAGA NOOGA KAC, ADIGUNA ANIGAABAD I BASAASAYSAY OO INGRIISK BAAD BASAAS U AHAYD. MARKII DARAAWIISHI JABTAY INGRIIS BAA WADANKII QABSADAY, ANIGU INGRIIS XABAD BAAN LA DHICI JIRAY, ADIGUNA BASAAS BAAD U AHAYD, MARKAA INGIRIISKII WUXUU DOONAYEY IN UU DHULBAHANTE KA AAR GOOSTO, ADAANA SO HOGAAMINAYAY, WAAYO ADIGA IYO INGRIISKABA XABAD BAAN IDINKALA DAALAY. SIDAA SAA DHULBAHANE HAWD U GALAY SI AY INGRIISKA UGA CARARAAN.
WAXAAN KAA CODSANAYAA HADII AAD HAYSO WAX TAARIIKH AH OO RUN AH OO SHEEGAYSA IN DHULBAHANTE ISAAQ DAGAAL KAGA QAADAY WAX DHUL AH PLEASE SOO GALI HALKAN. TAARIIKH WAA QORAN TAHAY, BEENA LAGAMA SHEEGO.

KHAALID ALI...POOR GUY... WAXUU IS YIDHI JAWAAB SAA WUXUU SOO GALIYEY LABA NIN OO DAAROOD AH GABAYADOODA. OO ISKU GUUBAABINAYA ARINTA LAAS CAANOOD, OO NIMAN DHULBAHATE AH OO RAACSAN SOMALILAND GACANTA KU HAYAAN. KHAALID, WAXAAD TIDHI SAMATAR BAXNAAN ARINTIISU WAA HORE BAY AHAYD, WAXAADSE ILOWDAY DAGAALKA GAL GAL INUU DHACAY MAY 2009. WAKE UP BROTHER..

BRING THE FACT BRO, NOT FICTIONS.............
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ

Post by Bicir100 »

JeyR wrote:WAXAA MUUQATA IN AAN ISAAQ WAX JAWAABA KA BIXIN QORAALKAAN HALKAN AAN KU QORAY. WUXU HADAY SIDEEDABA RUN TAHAY DEE JAWAAB LOOMA HELO. WAXAAN ARKAA IN DHOWR NIN OO ISAAQ AHI HALKAN WAX JAWAAB U EEG KU QOREEN, LAAKIIN RUNTII WAA CALAACAL. NIN WALBA ANAA U JAWAABAYA,

DUCAYSANE_87 NINKAN LA BAXAY WUXUU KU DACWOODAY IN GAL GAL LAGA QABSADAY HABER JECLO OO KALIYA EE AAN ISAAQ OO DHAN LAGA QABSAN. ARINTAASI LA YAABI MAAYOO DEE ISAAQ MARKAY DAGAAL KU ADKAADAAN WAA WADA ISAAQ, MARKA DAGAAL LAGAGA ADKAADANA QABIIL BAA GOONI LOO SAARAA OO WAXAY YIDHAAHAAAN QABIILKAAS BAA LAGA ADKAADAY. WAR INAGU WAYNU IS NAQAANAA. LAAS CAANOOD NIMANKA AAD SOO TAXDAY EE AAD TIDHI MEEL MEEL BAA LOO MAGACAABAY, EE AAD KU FAANTAY, MA WADA HABAR JECLO BAA MISE WAA WADA ISAAQ?
DEE NIMANKA AAD TAXDAY EE AAD KU FAANTAY QABIILADOODU, WAA HABER JECLO, HABAR YONIS, CIIDAGALE, HABAR AWAL, ARAB, MARKAA MAXAAD HABAR JECLO OO KALIYA GAL GAL LUMISTEEDA UGU EEDAYSAY? MARKAAD QABSADHADA LAAS CAANEED EE AAD KU FAANTAY AAD ISAAQ OO DHAN KA DHIGTAY?

SUAAL BAAD I WAYDIISAY AH, MAXAA DHULBAHANTE DHULKIISII UGA TAGEY. MA JIRTO TAARIIKH SHEEGAYSA DAGAAL ISAAQ DHULBAHANTE KAGA ADKAADAY OO UU DHUL KAGA QABSADAY. HADAAD TAARIIKH BEENA SHEEGANAYSO DEE WAA ISKA CAADI OO AWALBA WAAD SHEEGAN JIRTAY.

SABABTA DHULBAHANTE UU HAWD UGU GUURAY DAGAAL MA AHAYN, DHULBAHANTE WUXUU AHAA CIIDAMADII DARAAWIISHTA, MARKII ADIGU AAD GAALKA INGRIISKA HOOSTA KAGA JIRTAY, DHULBAHANTE WUXUU AHAA KII XUQUUQDAADA U DOODAYEY, EE INGIRIISKA KULA DAGAALAMAYEY DALKAYAGA NOOGA KAC, ADIGUNA ANIGAABAD I BASAASAYSAY OO INGRIISK BAAD BASAAS U AHAYD. MARKII DARAAWIISHI JABTAY INGRIIS BAA WADANKII QABSADAY, ANIGU INGRIIS XABAD BAAN LA DHICI JIRAY, ADIGUNA BASAAS BAAD U AHAYD, MARKAA INGIRIISKII WUXUU DOONAYEY IN UU DHULBAHANTE KA AAR GOOSTO, ADAANA SO HOGAAMINAYAY, WAAYO ADIGA IYO INGRIISKABA XABAD BAAN IDINKALA DAALAY. SIDAA SAA DHULBAHANE HAWD U GALAY SI AY INGRIISKA UGA CARARAAN.
WAXAAN KAA CODSANAYAA HADII AAD HAYSO WAX TAARIIKH AH OO RUN AH OO SHEEGAYSA IN DHULBAHANTE ISAAQ DAGAAL KAGA QAADAY WAX DHUL AH PLEASE SOO GALI HALKAN. TAARIIKH WAA QORAN TAHAY, BEENA LAGAMA SHEEGO.

KHAALID ALI...POOR GUY... WAXUU IS YIDHI JAWAAB SAA WUXUU SOO GALIYEY LABA NIN OO DAAROOD AH GABAYADOODA. OO ISKU GUUBAABINAYA ARINTA LAAS CAANOOD, OO NIMAN DHULBAHATE AH OO RAACSAN SOMALILAND GACANTA KU HAYAAN. KHAALID, WAXAAD TIDHI SAMATAR BAXNAAN ARINTIISU WAA HORE BAY AHAYD, WAXAADSE ILOWDAY DAGAALKA GAL GAL INUU DHACAY MAY 2009. WAKE UP BROTHER..

BRING THE FACT BRO, NOT FICTIONS.............
Darwiish Jeyr 10 Vs dabacayuun 0 :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”