FACT: RE MAAMULKA SOOL. DHULOOS VS ISAAQ
Posted: Tue Aug 18, 2009 1:37 pm
WAXAAN RABAA INAAN KA JAWAABO NIMAN ISAAQ AH OO BEEN HALKAN KU QORA. WAXAY INTA BADAN KA HADLAAN LAAS-CAANOOD OO NIMAN DHULBAHANTE AH OO TAAGEERSANI MAAMULKAASI GACANTA KU HAYAAN. HORTA BAHASHA LAANGAAB NIMADA LA YIDHAAHAA WAA CUDUR XUN, OO CUQDAD DADKA KU BEERA, ISAAQU WAXUU LA SIMAN YAHAY DOOROOD. MARKAY KULA DOODAYAAN, WAXAY KUULA DOODAYAAN ISAAQ VS DHULBAHANTE, MARKAA HADII ILAAHAY LAANGAAB KAA DHIGAY OO ISAAQ OO DHANI DHULAHANTE KA MACAASHI WAAYEY, WAA GARTAAYOO KULA YAABI MAAYO. DEE ANIGU DARIS BAAN WALIGAY KULA AHAA, MILYAN DAGAALA WAYNU ISKAGA HOR NIMI, DAGAAL WALBANA WAAN KAAGA ADKAADY OO WAAD OGTAHAY, DEE WAXAN YAR YAR EE AAD MEESHA KU SOO QORAYSO EE BEENTA AH JOOJI.
WAXAAN TEGEY MAY 2009 BUUHOODLE, INTAAN JOOGAY AAYAA WAXAA DHULBAHANTE IYO ISAAQ ISKU QABSADEEN MAGAALO LA YIDHAAHO GAL GAL. QOLO WALIBA WAXAY TIDHI ANAGAA LEH. ISAAQII WAXAY YIDHAAHEN MAGAALADA ANGAA LEH OO DAGAAL BAANU KU QAADAYNAA CIDII AAN ISAAQ AHAYN EE TIMAADA. ODAYAASHII DHULBAHANTE WAXAY YIDHAADEEN AAN ARINTA NABAD KU DHAMAYNO OO DAGAAL HA LA JOOJIYO. ISAAQII WAA DEEDEEN. IYADOO ARINTII HALKAA TAAGANTAHAY AYAA ISAAQU CIIDAN KEENEEN MAGAALADII, DHULBAHANTIHII WAXAY MARKIIBA LA HADLEEN BUUHOODLE, CIIDANKII BUUHOODLE AYAA MAGAALADII SOO AADAY, QOLYIHII ISAAQ MARKAY MAQLEEN IN CIIDANKII BUUHOODLE SOO BAXAY, MAGAALADII WAY KA BAXEEN. CIIDANKII DHULBAHANTE MAGAALDII WAY QABSADEEN, SUBAXII AYAA WAXAA YIMI 18 ODAY OO ISAAQA WAXAY CODSADEEN IN ARINTA NABAD LAGU DHAMEEYO DAGAALKANA LAGA JOOJIYO. WAA ODAYAASHII MARKII HORE NABADA DIIDAY.
IMINKA GAL GAL WAXAA HAYSTA DHULBAHANTE, CEELASHII IYO BARAAGIHII AY ISAAQU KA QODEEN DHAMAAN WAA LA WADA AASAY. MARKAA KUWIINA KU DACWOONAYA LAAS CAANOOD BAA REER HEBEL LOO MAGACAABAY, MAXAAD MAGAALOOYINKIINA QABIILADIINU U DIFAACI WAYEEN ILEEN QABIIL QABIIL BUU LA SIMAN YAHAYE. SOMALILAND LAASCAANOOD WAXAY U QABSATAY MAAMUL AHAAN, WAXAANA QABSADAY NIMAN DHULBAHANTE AH OO MAAMULKAA RAACSAN, WAXAN AAD MEESHA KU QORTAYNA WAX JIRA MAAHA. ISAAQOW INAGU WAYNU IS NAQAAN, XILIGA NABADA WAAD FAANTAAN, LAAKIIN MAALINTAAD ARAGTAAN IN DHULBAHANTE DAGAAL DIYAAR U YAHAY, MARKAASAAD ABTIYAAL UUN KU WAALATAAN.
HALAKAN KA DAAWO DAGAALKII GAL GAL IYADOO BARAAGIHIINII IYO CEELASHIINII LA AASAYO, CIIDAMADII ISAAQUNA KA QAXEEN:
SAMATAR BAXNAAN OO DHULBAHANTE / REER HAGAR AH AYAA WUXUU GABAYGAN KU CADEEYEY IN DHULBAHANTUHU ISAAQ HADII AY TAHAY HABAR JECLO, HABAR YONIS, AMA HABAR AWAL SUU RABO KA YEELI JIRAY.
GABAYGAN WAXUU TIRIYEY MAR NIMAN HABAR YONIS AHI KA XUMAADEEN SIDA DHULBAHANTE ULA DHAQMO HABAR JECLO, SAMATAR WUXUU TUSAYAA QOLYAHA HABAR YONIS IN XATAA IYAGA UU SIDII RABO KA YEELO. ILEEN QABIIL HADAAD KA ADKAATO SIDAAD RABTO BAAD KA YEESHAAYE.
Marka hore hadday laba qabiil, kala maqnaan weydo
Miyir lagu walaaliyo hadday, maarsi kala weydo
Mindiyo laysku dooxiyo hadday, maradu dhiigoodo
Mirta iyo dharaartuba dagaal, kama maqnaadaane
Mutux waxaa ka xoog badan sirtii, laysku mowtiye e
Waxba Habar-Jeclada aan mulkiyey, haw makaabirine
Shan qolaa mataanaha ka jaban, Maxamedkiinniiye
Madmadoobayaal oo dhan baan, loo muraad qumine
Waa muusanoow iyo baroor, maansadaad tidhiye
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miida Habaryonis
ma midgay ahaayeen, kuwii maganta noo jiifey
Magta hagar aadan lagu xukumay, waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa kaaga jira, muuqan mahayaane
Mise waa kuwii lagu mudmuday, maqasha daaqeeda
Afartaa madkeeyeye miyaan, meelna ka habowshe
Madhoodhooyin iiguma baxee, marin ma qaadsiiye
Micne kalena waa eray yaroo, Maxamed loo sheegay
Makhribkii hadaan duulay, waa mid aan ku dheeraye
Muunida aroortiyo hadhkii, kuma macaashtaane
Waa taan makaartii Goleed, kaa mullaaxsadaye
Maydkii Isaaq lagala hadhay, moodharaa guraye
Waa kii waraabuhu ku mamay, maaxdii Reer Sahale