breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
camanje
Posts: 212
Joined: Mon Aug 18, 2008 11:58 pm

breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by camanje »

War deg deg ah oo kol dhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in Ururka Xisbul islam gaar ahaan qaybta Jubooyinka ay ku dhawaaqeen inay kala direen maamulkii ka ariminayay magaalada Kismaayo isla mar ahaantaana ay shacabkii magaalada Kismaayo ku war geliyeen in hantidooda ay xifdistaan oo ayna cidna uga dambayn inta laga soo dhisayo maamul cusub.

Warku wuxuu intaas ku darayaa in ciidamada Xisbul islaam ee ku sugan magaalada Kismaayo ay xidheen xafiisyada qaar waraaqana ay ku daadiyeen magaalada ay dadka ku ogaysiinayaan in magaalada uusan maamul ka jirin sidaa darteedna ay arimahooda iyagu tawilayaan ilaa iyo inta laga soo dhisayo maamul cusub.

Hadalka kasoo yeedhay Ururka Xisbul islaam gaar ahaan qaybta Jubooyinka ayaa yimid muran iyo khilaaf dheer kadib oo la xidhiidhay maamulka magaalada Kismaayo oo u dhaxeeyay labada urur(Xisbul islaam iyo Al-shabaab).

Labadan Urur ayaa bishii Agoosto ee kal hore si wadajir ah magaalada ugala wareegay maamulkii qabaliga ahaa ee uu hogaaminayey Barre Hiiraale.Waxayna si wadajir ah u dhiseen maamul kumeel gaadh ah oo loogu tala galay inuu magaalada ka arimiyo mudo 5-bilood ah.Kolkii ay dhaamatay mudadii loo igmaday maamulka oo ay balantu ahayd in maamul cusub lasoo dhiso ayay Masuuliyiinta Ururka Al-shabaab diideen in maamul cusub loo dhiso magaalada iyagoo sheegay inaysan jirin baahi loo qabo maamul cusub.

Dhinaca kale Ururka Xisbul islaam ayaa isagu ku adkaystay balantii horay loo wada galay oo ahayd in 5-bilood kadib maamul cusub la dhisi doono.Si kastaba ha ahaatee khilaafkii arintan ku saabsanaa ayaa cirka isku shareeray ilaa ay ku dhawaatay in labada Urur ay ku dagaalamaan magaalada. Khilaafkii oo halkiisii maraya oo ay dadka xog ogaalka ahi isweydiinayaan goorma ayay ka dhex dhici doontaa ayaa ilaahay amarkiis waxaa qarxay dagaaladii Xamar oo sababay in khilaafkii ku saabsanaa maamulka magaalada Kismaayo si kumeel gaadh ah meel la isaga dhigo islamarkaana loo gurmado ciidamada labada Urur ka tirsan ee magaalada Xamar kula dagaalamaya ciidamada DKMG.

Waxaa jira dhacdooyin badan oo xasaasi ah oo ka dhex dhacay labada Urur dhexdooda oo aan xog ogaal u ahayn hase yeeshee aanu go'aansanay inaanan tabinin anagoo ilaalinayna midnimada iyo wada jirka Muqaawamada.

Kolkii ay qaboobeen dagaaladii Xamar ayaa hadana mar labaad uu soo laba kacleeyay khilaafkii ku saabsanaa maamulka magaalada Kismaayo ilaa uu gaadho heer maanta Ururka Xisbul islaam uu waraaqo ku daadiyo magaalada Kismaayo oo uu ku war gelinayo shacabka in maamul uusan magaalada kajirin.

Dhanka kale majiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Ururka Mujaahidiinta Al-shabaab oo la xidhiidha arintan, lamana garan karo halka ay ku biya shuban doonto khilaafka labada Urur ee la xidhiidha maamulida magaalada dekedda ee istaraatijiga ah ee Kismaayo.

Wixii kasoo kordha arimahan kala soco Warsidaha madax banaan ee Dhanaan.com

:shock:
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Shirib »

I don't wanna read all that saaxib, ii jilci what does it say
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by KUUSH »

Shirib wrote:I don't wanna read all that saaxib, ii jilci what does it say
Alshabaab was told to get lost since the time was given to them was ove due. administration was taken over by the local people
camanje
Posts: 212
Joined: Mon Aug 18, 2008 11:58 pm

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by camanje »

KN: Warar hoose oo ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xaaladda magaaladu ay cakiran tahay kadib markii ururka Xisbul Islaam ay ku dhawaaqeen iney kala direen maamulkii magaalada Kismaayo oo muddo ka ariminayey halkaas.



Go,aankan oo ay xisbul Islaam qaateen ayaa lasheegayaa ineysan wax talo ah ka galinin ururka Alshabaab Al Mujaahidiin taasoo laga yaabo iney keento khilaaf aan la saadaalin karin meesha uu kudanbeeyo.



Go aankan ay qaateen Xisbul Islaam ayaa kusoo aadey kadib markii maamulka dagmada Kismaayo iyo baddalkiisa ay ku heshiin waayee labada Xisbi.


but al-shabaab already stated they would only hand over power if turki is present..i guess this is why he left muqdisho..either way mujahdeenta ineey is diriraan waa fitno :down:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Voltage »

These guys are so far removed from reality it's not even funny. :lol: But the hypocrisy is even funnier, even within the wadaado waxa u kala eexanayaan the one they think their clan is part of. :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Advo »

Voltage wrote:These guys are so far removed from reality it's not even funny. :lol: But the hypocrisy is even funnier, even within the wadaado waxa u kala eexanayaan the one they think their clan is part of. :lol:
:lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by SahanGalbeed »

War ilayn waxay walanweynta aan maanta masaajidka ku arkay la yara rafaadayeen waa arrintan.
Si yaroo gaaban bay hadalka isugu yara dhigayeen :lol: , oo iney Kismaayo ku saabsan tahay sheekadu uun baan ka fahmay .
Fuc,kin walanweyn gadheer !!
camanje
Posts: 212
Joined: Mon Aug 18, 2008 11:58 pm

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by camanje »

Voltage wrote:These guys are so far removed from reality it's not even funny. :lol: But the hypocrisy is even funnier, even within the wadaado waxa u kala eexanayaan the one they think their clan is part of. :lol:

horaa loo yiri dad beey meel buktaa :lol:

shoow adaa iska dhex arkay the news i posted :mrgreen:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Voltage »

camanje wrote:
Voltage wrote:These guys are so far removed from reality it's not even funny. :lol: But the hypocrisy is even funnier, even within the wadaado waxa u kala eexanayaan the one they think their clan is part of. :lol:

horaa loo yiri dad beey meel buktaa :lol:

shoow adaa iska dhex arkay the news i posted :mrgreen:
If I didn't know any better I would say you are implying the Shabaab in Kismaayo have something to do with Mareexaan. :lol:

Fock Al Shabaab and piss on their graves starting with the ones in Garbahareey adiguna Kismaayaad ka hadlaysaa. :up:

p.s. I don't want to cut this party short but last time Xisb stood up to Al Shabab in Kismaayo, we know what happened to Abu Zaynab. :lol:
camanje
Posts: 212
Joined: Mon Aug 18, 2008 11:58 pm

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by camanje »

Fock Al Shabaab and piss on their graves starting with the ones in Garbahareey adiguna Kismaayaad ka hadlaysaa.
why the sudden change of heart ind :mrgreen:
what happened to the 200 tekniko strong army that was gonna sweep through jubbaland?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Voltage »

Sxb anigu hanjabad iyo waxas ma bixiyay all I am saying is Somalia needs peace, security, and become a real state that does business with the world. Is Somalia always going to be in Limbo? What faa'iido is Al Shabaab?
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by KUUSH »

Voltage wrote:Sxb anigu hanjabad iyo waxas ma bixiyay all I am saying is Somalia needs peace, security, and become a real state that does business with the world. Is Somalia always going to be in Limbo? What faa'iido is Al Shabaab?
Voltage i use to respect yo unbaised opinions but now yo seem to be chearleading Doolo group who are none other then ethiopain stooges and only used for ethiopian interest. alshabaab is fuck up too but no one is better for the people then them.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Voltage »

KUUSH wrote:Voltage i use to respect yo unbaised opinions but now yo seem to be chearleading Doolo group who are none other then ethiopain stooges and only used for ethiopian interest. alshabaab is fuck up too but no one is better for the people then them.

No sxb that is wrong. You know what this analogy sounds like? It is like a man who missed a meal for two days and is making excuses for which type of poop he should eat. I know it because I used to use it. Wax is dhaamo majiraan. There is a not a single part of me that thinks the TFG iyo waxaan are the future, but it is very apparent Al Shabaab should not be abided by anymore. What does Al Shabaab stand for sxb? Waa lax, waa illiterate, laa yiqra, laa yaktub about the world around them. I trust my macalin dugsi to teach me alif, ba but I don't want him representing me, I don't want him ruling me, etc. If he is a literate man oo cilmiga aduunkana haysto, welcome. Al Shabaab would not even be like they are if they were well educated Muslim leaders/scholars. They act like a bunch of reer baadiye recruited from their villages and rounded up from the streets after 20 years of civil war with no government or insitutions to educate them ama ku caqliyeystaan and the sad thing is they are those reer baadiye. Their median fighting age is 20 and the macalin dugsi in charge of them will look at you blankly if you asked him basic stuff about this world. Are those people the ones who are going to run a functioning modern state? Somalia needs security in its future, and a gang of misfits who are on the lists of every country on earth are not going to provide Somalia the security it needs in its future. Waa liability
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by Voltage »

This is why they have zero interest in peace...what is in a peaceful Somalia for them when they are wanted? Al shabaab is a liabilty to Somalia, and Somalia will never stand up while these guys are using it as a anarchic base to hide in

http://www.state.gov/documents/organization/102435.pdf
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo

Post by KUUSH »

Voltage. what is the alternative. first we need to stop pinpointg fingers and get foriegners out of the crises whom are the driving force of somali's problem. alshabaab are somalis and they the product of 20yrs of civil war, all they know is to rule by the gun. for jubaland issue, were are reer waamo intellects and cuqaal. how came they are not holding town hall meetings and talk about building productive administration for thier region. it seems, the illiterates are the only ones who trin to do something about somalia crises.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”