Waxa Kaa cosanaaya dhaaman Somalilanderska ku xidhaan Somalinet ay ay iyagoo aan aflaagadoon, is waydiiyaan Maxa loo'daaranwaayeey Siilaanyo doorashadii hore waa maxaysee caqabadaahaa horyaalaa doorashadii?
Anigu haadi aan ugu horeeyo waxan uu malaynaayaa waa taariikhdiisa xun, Iyo ashaqaas garaabkiisaa fadhiyaa oo uu isaguu u malaynaayo nimaan guul uu soo hoynaayaa laakiinse tuko dhako cad ah iyo gacan ku dhiiglayaal ay kaa mid yahiin hugaamiyaashii abaabulaayaashii, aabaayaashi horseedayaashi dagaalkii sokeeyee ee wadankaa kaa dhacay aynaa ku coloobeen dadkii wada dhashay kownaa ay kaa yihiin Maxamed Kaahin, Muuse Biixi iyo kuwo kale.
Ramadaan kareem dhamaatiin kulu caamu wantum bi kheyr,
Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni
so you rather be faqash and support faqashta than Mujahid Siilaanyo, Dude get ready for a new karbaash cos ma maqashay wuxu yidhi ina bixi Nabad Ay Shan Nin Ku Dheregto Oo Lacagta Ummadda Ku Urursatana Ma Doonaayo, Oo Dadkaygu Ay Ka Daaduumaan Dalkooda”Bohol iyo karaman wrote:Waxa Kaa cosanaaya dhaaman Somalilanderska ku xidhaan Somalinet ay ay iyagoo aan aflaagadoon, is waydiiyaan Maxa loo'daaranwaayeey Siilaanyo doorashadii hore waa maxaysee caqabadaahaa horyaalaa doorashadii?
Anigu haadi aan ugu horeeyo waxan uu malaynaayaa waa taariikhdiisa xun, Iyo ashaqaas garaabkiisaa fadhiyaa oo uu isaguu u malaynaayo nimaan guul uu soo hoynaayaa laakiinse tuko dhako cad ah iyo gacan ku dhiiglayaal ay kaa mid yahiin hugaamiyaashii abaabulaayaashii, aabaayaashi horseedayaashi dagaalkii sokeeyee ee wadankaa kaa dhacay aynaa ku coloobeen dadkii wada dhashay kownaa ay kaa yihiin Maxamed Kaahin, Muuse Biixi iyo kuwo kale.
Ramadaan kareem dhamaatiin kulu caamu wantum bi kheyr,
to hell with nabada... Bohol iyo karaman waxaad haysaan so dayaa ama ha noqoto dagaal ama voting, cos Kulmiye supporters are ready for you, there is no going back to the status-KO , Udub is finish and Somaliland people r done with them and if you Guys don't wanna play fair, so be it , we know how to get rid of Hadhaaga faqashta cos we did to Afweyne. trust me..Cuqdada iska saar
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni
Nabad baad heysataane ha iskaga ciyaarina intaad is ximineysaan.
Tasina waa iga talo.
Tasina waa iga talo.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni
Bohol iyo karaman wrote:Waxa Kaa cosanaaya dhaaman Somalilanderska ku xidhaan Somalinet ay ay iyagoo aan aflaagadoon, is waydiiyaan Maxa loo'daaranwaayeey Siilaanyo doorashadii hore waa maxaysee caqabadaahaa horyaalaa doorashadii?
Anigu haadi aan ugu horeeyo waxan uu malaynaayaa waa taariikhdiisa xun, Iyo ashaqaas garaabkiisaa fadhiyaa oo uu isaguu u malaynaayo nimaan guul uu soo hoynaayaa laakiinse tuko dhako cad ah iyo gacan ku dhiiglayaal ay kaa mid yahiin hugaamiyaashii abaabulaayaashii, aabaayaashi horseedayaashi dagaalkii sokeeyee ee wadankaa kaa dhacay aynaa ku coloobeen dadkii wada dhashay kownaa ay kaa yihiin Maxamed Kaahin, Muuse Biixi iyo kuwo kale.
Ramadaan kareem dhamaatiin kulu caamu wantum bi kheyr,
Bohol hadad ku eedeyneysiid silanyo iyo ina bixii dagaal sokeeye aya ka qeyb qaatten.
abdi waraabe manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadeen waad tageerta
sulub ninka la yidha manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadaan
oo ina warancade manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadaan
Buulaale manu dagaalki sookeye ka qeyb qadaan
Selebaan gaal manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadaan
and guess what all these guys where supporting the maryo alool government wana tolka

Silanyo wala dooranaya haday doorasho xaalaalii dhacdo every one knows that thats why riyaale is afraid inu doorasho gallo

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 310 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 431 Views
-
Last post by bashe19
-
- 31 Replies
- 1598 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 5 Replies
- 328 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 242 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 7 Replies
- 1925 Views
-
Last post by xoogSADE14