Page 1 of 1

Alshabaab avoiding confrontation with tigray

Posted: Sat Aug 22, 2009 5:55 am
by AhlulbaytSoldier
Xoogagga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo mar kale gudaha u soo galay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne

Sabti, August 22, 2009(HOL): Xoogagga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo ka mid ah dhinacyda ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale gudaha u soo galay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne oo ay shalay isaga baxeen kadib markii ay Magaalada soo galeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay la socdaan Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo markii ay ka baxeen Xaafadda Howl-wadaag Xoogagga Xarakada Shabaabul Mujaahidiin la wareegay.

Laakiin wax yar uun kaddib markii ay dib u laabteen Ciidamadii Itoobiya ee soo galay Magaalada Beledweyne waxaa mar kaliya laga maqlay maqribnimadii xalay Xaafadda Howl-wadaag rasaas culus oo ay is-weydaarsanayaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo si rasmi xalay ula wareegay gacan ku heynta Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa difaac uga jira Buundada LiiqLiiqato oo ah bar ay ku hardamaan labada dhinac, waxaana mar marka qaar la maqlayaa rasaas culus oo ay isku ridayaan Ciidamada isku hor fadhiya Buundada.

Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne ayaa si weyn uga cabsi qaba dagaal ku dhaxmara magaalada dhinacyada iska soo horjeeda xili waliba la guda galay Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana si gaar ah wal walkan u muujinaya ganacsatada magaalada ee xiliyada habeenkii shaqeysta inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan.


Where is the cry for: Holy Jihad against kuffars :lol:

This group can only fight somalis.

Re: Alshabaab avoiding confrontation with tigray

Posted: Sat Aug 22, 2009 8:23 am
by DR-YALAXOOW
thats shows you that khawaarijitis are cowards. they afraid ethiopians. walaahi waa fuleyo WAHAABIYADA AL SHABAAB :down:

bal inay been tahay sheekadan khawaarijta ee ah jihaad ayaan ku jirnaa. mar alle markii ay maqlaan ETHIOPIAN ayaa soo socda waa kala ordaan.

lakiiin haddii ay maqlaan AHLUSUNNAH CIIDANKIISA ayaa jooga ama ciidankii dawlada markaas al shabaab waa ay dagaalamayaan no matter how al shabaab members get killed. nafta ayey ag dhigayaan.

nacalatu allah WAHAABIYADA SALAFI AL SHABAAB ALKHWAARIJI waa fuleyaaal.

xitaan waxaan ka yaabey bal xuduuda ethiopia dhulka SOMAALI GALBEED ee ay ethiopia xooga ku heeysato wuxuu u jiraaa meelaha ay al shabaab joogaan wax ka yar 50 km. haddii ay JIHAAAD RASMI doonayaan wahaabiyada khawaarijta meey DUULAAN ku qaadaaan dhulka SOMAALI GALBEED. atlist qofkii dagaalkaas ku dhinta waaba la dhihi karaa waa JIHAADEY.

laakiin maya. khawaariji beenta baddan waxay jihaaad u yaqaanaan waa inay SOOMAALI MUSLIMIIN sida AHLUSUNNAH kula dagaalamaan WAXBO ama guuraceel ama buulo burde. halkaasna AL SHABAAB KUWA UGA BAKHTIGA DAGAALKAAS ay ugu yeeraan waa shahiideen.

nacalaa ku taaaal al shabaab iyo wixii taageera :down: :down:

Re: Alshabaab avoiding confrontation with tigray

Posted: Sat Aug 22, 2009 9:03 am
by Hyperactive
war hada wey kala tagen.
nin walba qabil keeso ra'ay.

Re: Alshabaab avoiding confrontation with tigray

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:03 pm
by camanje
hutuking,

whats going on bud,i guess hillary was blowing hot air under shariif's kuufi :mrgreen: wheres the victory she promised the young fella :shock: