Gaalkacyo:-Waxaa maanta si rasmi ah loo ansixiyey Golaha degaanka ee magaalada Gaalkacyo ka dib markii gudiga ansixinta xubnaha degaanka ee Gaalkacyo ay ogolaadeen xubnihii ay beelaha dega Mudug ay u soo gudbiyeen.
Golaha degaanka Gaalkacyo ayaa warar soo baxay waxaa ay sheegayaan in ay yihiin kuwo ka wanaagsan kuwii hore marka la eego dhinac aqoonta iyo xil kasni mada ,Golaha degaanka Gaalkacyo ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo la dhiso ilaa intii xilka Madaxweynanimo ee Puntlland loo doortay Dr. Cabdiraxmaan Faroole.
Xubnaha cusub ee Golaha deegaanka ayaa waxaa la filayaa in maalinta beri ah la dhaariyo iyadoo dhaarta xubnaha ay goob joog ka noqon doona Madaxda ugu saraysa ee maamulka Puntlland oo hadda dhamaantood ku sugan Gaalkacyo.
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka jira tartan aad u xirfadaysan oo siyaasiyiin badan ay doonayaan in ay u tartamaan cida loo dhiibayo Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Maamulka magaalada , ilaa hadda ma soo dadka ku tartami doona xilalka magaalada Gaalkacyo balse waxaan sugaynaa marka la dhaariyo golaha degaanka maalinta beri ah wixii xigi doona insha Allaahu
M_M_Deeq
Halgan.net
Golihii Degaanka magaalada Gaalkacyo oo la ansixiyey lana dh
Moderator: Moderators
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 2790 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 0 Replies
- 660 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 475 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 1557 Views
-
Last post by Queen_MUDUG
-
- 6 Replies
- 913 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 3 Replies
- 912 Views
-
Last post by gemini07
-
- 2 Replies
- 1003 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 40 Replies
- 3770 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 67 Replies
- 49600 Views
-
Last post by xirsi95
-
- 17 Replies
- 1710 Views
-
Last post by grandpakhalif