What is wrong with Gedoweb.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Xarakada Xisbul Islaam oo intooda badan iyo madaxdoodaba ay ka kooban yihiin Qabaa'ilo isbahaystay kuna dhisan qabiil iyo diin la'aan, asalkoodiina ka go'ay Xarakada Al=shabaab ayaa ujeedada ay uga go'een ay xaqiiqadi ku dhisnayd wax diinta Islaamka ka fog oo ah dano beelo gaar ah ay leeyihiin. Xisbul Islaam oo asaliyan ka timid gobolka J/hoose gaar ahaan beelaha halkaas ku uruursaday ciidamo ay ugu magac dareen Caanoole iyo Kambooniyiin.
Kaambooniyiinta iyo Caanoole ayaa ah ciidamo beeleed la magac baxay Xisbul Islaam waxay khaa'inimadoodii soo ifbaxday markii ay kala eryeen maamulkii ka dhisnaa gobolka J/hoose muddo laga joogo 2 maalmood.
Xisbul Islaam base-kooda iyo hadafkoodu waa inay si dadban u maamulaan gobolka J/hoose iyagoo ah beelaha lagu magacaabo 'Kabta' iyo laxda" oo waligoodba ku riyoonayey in ay gacantoodu aysan waligeed ka bixin magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolka J/hoose.
Xisbul Islaam oo ilaa iyo muddo dhowba la garan waayey sababta loo aas-aasay oo ay uga go'een xarakada Al-shabaab, waxaa iminka cadaatay in ay ku dhisan yihiin sidii loo haysan lahaa magaalooyin ay dad leeyihiin, loona huwan lahaa magac diineed. Arintaas oo xardhideeda iyo magacbixinteedaba ay iska laheeyeen Kaambooni-Caanoole Xasan Turki iyo Markooleey Xasan Daahir Aweys.
Daacadi ma hungoowdee, Beesha Sade iyo Beesha Raxanweyn oo durbaanka ay tumayeen Xasan Turki iyo xasan Daahir Aweys run mooday waxay si daacadnimo-doqonimo ah ugu adeegeen labadaas Khaa'in. Markii labadaas beelood ay ka midoobeen la dagaalanka cadowga alle ee ay runta moodeen, waxaa soo if baxay sirtii ay damacsanaayeen labada mujrim ee Turki iyo Aways.
Waa tii ay dagaalo ka dhaceen gobolka Gedo, laguna laayey dad badan oo ka soo jeeda beesha Sade, isla markiiba waxaa walaac iyo jahawareer uu ka biloowday gobolka J/hoose. Waxaa uu Xasan Turki iyo raggiisiiba sida Yacquub oo ah maamulka gobolka J/hoose ay is tusiyeen in beesha Sade ay ku soo fool-leedahay Gobolka J/hoose.
Isla markiiba waxay kale eryeen maamulkii halkaas ka jiray oo awoodda ugu badan ay ahaayeen ragga ka soo jeeda beesha Sade, si markii ay dadkoodu yimaadaan J/hoose aysan wax taagero ah aysan u helin.
Xasan Turki iyo Yacquub midna wax talo ah kama aysan qayb galin raggii beesha Sade ee Kismaayo maamulkeeda wax ka hayey.
Waxaa cad in beesha Kablalax markii horeba dagaalkii ay kaga saareen Col Hiraale magaalada Kismaayo uu ahaa mid ku dhisan siyaasad qabiil oo aad loo qurxiyey looguna magaca daray "Mujiaahidiin Al-shabaab". Markii beesha Col Hiiraale ay u bateen ciidanka garabkaasna ay la baxeen Xisbul Islaam.
Waxaa guul ah in beesha Sade ay fahantay xarigii loo maleegayey, ayna go'aansadeen in aysan qaadan magaca ay ku shaqaysanayaan fidna-walayaalka Turki iyo Aways ee "Xisbul Islaam". Xisbul Islaam waa xarako ku dhisan qabiil, qaacidada ay ku shaqaynayaanna ay tahay "Deegaan qabsada, idinkoo adeegsanaya magac diimeed".
Maanta oo ay bishu tahay Agosto 22-keedii ayna tahay bilowgii bishii barakaysnayd ee Ramadaan waxaa ay beesha Sade gooni ka istaagtay fikirkii Markooley-Daahir Aways iyo Kaambooni-Caanoole Xasan Turki.
Waxaa soo dhawaatay xilligii ay beelaha Raxanweyn iyo Sade ay fahmeen waxa ka socda garoonka siyaasadeed ee ay aslaaxiyiin labada khaa'in ee Turki iyo Daahir Aways.
Beesha Sade dhamaan way ka baxday xisbiyada Diinta ku dhisan waxayna fahmeen danaha dadkooda iyo deegaankoodaba. "Muwaafiqana allaha haleeshiyo, maanta oo bisha barakaysan ee ramadaan ee bilow tahahy"

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: What is wrong with Gedoweb.
xisbal islam is xassan daahir aweys 

Re: What is wrong with Gedoweb.
walee waan qoslay
now do you what am talking about/ waa cid caloosha ka bukta.
"kabta iyo laxda"
mida kale oo xisbul islam soo habar gidir iyo marexaan kama buxaan?
oo al-shabaab soo absame iyo harti kama buxaan?
gedoweb..couldnt hold in anymore weey is qaawisay
mujahdiinta meela uma kala socdaan waa mid

were are their hatred for hassan turki and thier kablalax blood is coming from. i do not get it. whad up with rahawayn and mr allience thing. did they already forget how cayr used them and letter tell them to get lost.
Stop spreading hatred between dad walaalo.

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: What is wrong with Gedoweb.
That is opinion piece and Gedoweb is typically considered pro-Al Shabaab by even other Mareexaan sites.
Lakin excuse some of the bad language, a lot of what has been said is true.
Lakin excuse some of the bad language, a lot of what has been said is true.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: What is wrong with Gedoweb.
KUUSH wrote:were are their hatred for hassan turki and thier kablalax blood is coming from. i do not get it. whad up with rahawayn and mr allience thing. did they already forget how cayr used them and letter tell them to get lost.
Stop spreading hatred between dad walaalo.
Well xassan turki used also raxanweyn iyo qudhun qadhaadh to take over kismayo isaga iyo kuwan afka duubta alshabaab , sharciga merexaaanka uu diidaya inay soo hubeeyaan digil iyo xuruflaha iyo inay is xulufaystaan maxay tahay, mise anaga uun ba la noo ogalyahay baad leedahay. Merexaan fought brave against alshabaab 4 days iyaku ,alshabaabka na merexaan kalle raacsanayeeen iyo Somali oo dhan.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: What is wrong with Gedoweb.
They didn't say anything about alliance. The article said those two groups who are the base for Al Shabaab in koonfuurta should take note from Xisbul Islam qabyaalad.KUUSH wrote:whad up with rahawayn and mr allience thing.
Re: What is wrong with Gedoweb.
sh yacquubna maxeey ku galeen,inankaa dhulbhante ee diinta daacada u ah ma kablaxnimee ka ursadeen 

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: What is wrong with Gedoweb.
Yacquub waa Shiiqaal. 

Re: What is wrong with Gedoweb.
Idoor kid, why yo so obsesses with darood issues. get lost plz, yo ain't in position to answer that.khalid ali wrote:KUUSH wrote:were are their hatred for hassan turki and thier kablalax blood is coming from. i do not get it. whad up with rahawayn and mr allience thing. did they already forget how cayr used them and letter tell them to get lost.
Stop spreading hatred between dad walaalo.
Well xassan turki used also raxanweyn iyo qudhun qadhaadh to take over kismayo isaga iyo kuwan afka duubta alshabaab , sharciga merexaaanka uu diidaya inay soo hubeeyaan digil iyo xuruflaha iyo inay is xulufaystaan maxay tahay, mise anaga uun ba la noo ogalyahay baad leedahay. Merexaan fought brave against alshabaab 4 days iyaku ,alshabaabka na merexaan kalle raacsanayeeen iyo Somali oo dhan.
Re: What is wrong with Gedoweb.
Voltage wrote:Yacquub waa Shiiqaal.
war maha waa qayaad inanka.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: What is wrong with Gedoweb.
Ogaden boy , iidoor boy has more right in kismayo then you ileen iidoorku wabu mamuulayee orodo caana boodhiihii so dhan

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: What is wrong with Gedoweb.
You are the first I heard. I was told waa dadka aad u yaryar, others say waa Shiiqaal, and even Mareexaan even said waa Mareexaan. Nobody knows what the hell he is but I think the article was wrong to group him with Xisbul Islam. Xassan Yacquub is Al Shabaab through and through.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: What is wrong with Gedoweb.
camanje wrote:Voltage wrote:Yacquub waa Shiiqaal.
war maha waa qayaad inanka.
qayaad ma kuwii dhulbahante eeh cabdi garaad
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 50 Replies
- 2728 Views
-
Last post by Naaima
-
- 0 Replies
- 418 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 7 Replies
- 860 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 32 Replies
- 2320 Views
-
Last post by Jeffrey Dahmer
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 379 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 1021 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 877 Views
-
Last post by Homer Simpso