LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

reer_boqor
Posts: 132
Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am

LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by reer_boqor »

Hawiye commnent that I thought was funny on the web:lol:
HAWIYE waa laga sii baxayaa, Daaroodna waa la soo galayaa, Hawiye waxaa isaga baxay oo yiri ma nihin Gaaljecel iyo Sheekhaal iyo Reer Aw Xasan, Daaroodna waxaa soo galay Cowramaleh, Galgale iyo Dadiishe, Dashiishe magac ahaan waa DAD SHISHE, asalkoodu waa Dir ka yimid Itoobiya oo lagu soo dhoweeyey Harti si loo badiyo, Galgale iyo Cowramaleh taariiqdooda waa taqaaniin uma baahnidiin in laydiin sheego, nin Cusmaan Maxamuud ah ayaa igu yiraahday boqortooyo ayaan nahay, markaas ayaan ku iri boqortooyada waxaa lagu qiimeeyaa inta sano ay jirtay boqortooyadiinuna waxay jirtaa 70 sano, tan HIRIJIRE waxay jirtaa 600 sano.
What do you guys think of this?

Hutu :up: :clap:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by Ureysoo »

reer_boqor wrote:Hawiye commnent that I thought was funny on the web:lol:

:| ....Nin Wareersan Oo Qac Ah Ba Dhigay Waxaani. Hadu Dashiishe Magaca Laga So Qaaday, Oo "Shiishe" Weeye Dhahay, Dadiishe-na Sideey Sheekadas Ugu Soconeysa?. As far as I know, Dashiishe = Harti (who said they are Dir?), although I never heard of Dadiishe!!!.
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by Aseelah-Raaida »

You and me both Edo :lol:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by Ureysoo »

Lol, Eedo, Ninkas Maskaxda Ba Laga Galay, Soonka Ba Ku Yara Adkaaday Markaas Bu Khafiifay Oo Marada Tuuray Mindha. He somehow had "Hilib Shiidshiid" in mind, and fabricated the supposed "Dadiishe" clan, Lol. What's next?. he'll add Amartiwaaq, and twist the name a bit and claim there's another sub-clan called "Maro-Wasaq" or "Marti-Iswalaq".... :lol:
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by Aseelah-Raaida »

Ureysoo wrote:Lol, Eedo, Ninkas Maskaxda Ba Laga Galay, Soonka Ba Ku Yara Adkaaday Markaas Bu Khafiifay Oo Marada Tuuray Mindha. He somehow had "Hilib Shiidshiid" in mind, and fabricated the supposed "Dadiishe" clan, Lol. What's next?. he'll add Amartiwaaq, and twist the name a bit and claim there's another sub-clan called "Maro-Wasaq" or "Marti-Iswalaq".... :lol:

:lol: :lol:
User avatar
abdi342
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 250
Joined: Sat Nov 01, 2008 9:14 pm

Re: LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by abdi342 »

Waxaan filayaa in aan mowduucaan aan hore u arkey. Nin weeyn baan ahey weligey Hawiye afkaaga ka maqley iyo 1980 meeyadi ka horse waxaan maqli jirey Dir Iyo Darood. Gaaljecel iyo Shiiqaal iyagaa qirsan ineyan aheen Hawiye. Sidaan ku maqley Lix Hawiye baan maqley laakiin iminka abtirsiyadooda la kala fogeeyey si dad badani usoo galaan. Cid wax bursi wado waa la ogaa oo xitaa Jareerti ka dhigey Hawiye oo KAMASLE HAWIYE u bixiyey.

Ninyahoow qofka haduu ku yiraah cidaas baan ahey intaas ugu simo yeesan caro ku qaadin oo aduunyo kula tegin sidi qolyihi ilaahey Alhakum kusoo dejiyey oo isku reer sheegtey saa qolo ka tiro badatey kuwo kale markaasey yiraaheen namariya aynu tagnee xabaalaha oon eegno qabiilkeena inta ka dhimatey oo nagu
tiriya si ay ugu tiro badsadaan dadki dhintey bey tiro ugaleen.

Galgale,Cowramale iyo Dashiishe waa Daarood cid u diidi kartaahi ma jidho marka ilaahey ka baqa in aad qabiil dhan ceysaan leh culamo.

Wax walbo waxaa u xun adigoo ah Hawiye isku qari Daarood ee sidi daroodki u hadal avatar dad lagu yiqiiney soo saaro si aad u qalado. Dadbadan baa xiqdi iyo cuqdo u qabo qolyahaad sheegtey. BAL MUUTUU BIQADBIKUM laakiin la dhinta caradiina fadliga eebe iinsha alaah!

NIN BAA RASUULKA U YIMID MARKAAS BUU KU YIRI YAA RASUULULAAH MUMINKU MA ZINEYSTAA SUUYE HAA MARKAAS BUU SII WEYDIIYEY OO YIDHI MUMINKU
MA XADAA SUU YENI HAA MARKAAS BUU SII WEYDIYEY OO YEDHI MUMINKU WAX MA DILAA SUU YENI HAA MARKAAS BUU SII SUALEY OO YIDHI MUMINKU BEEN MA SHEEGAA SUU YEDHI MAYA.
Marka Muminku waa qaldami karaa oo sineysan karaa wax xadi karaa si qalad ah dad u dili karaa laakiin been maya, haduu been sheego muminimadiisabeen ah

Waxaan jeclaan lahaa in dad badan eey ka run sheegaan jirtaan nimadooda iyo qabiilada beenta ah e huwan yihiin!
User avatar
abdi342
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 250
Joined: Sat Nov 01, 2008 9:14 pm

Re: LOL...Hawiye: Were're declining & Darood is Rising!

Post by abdi342 »

reer_boqor wrote:Hawiye commnent that I thought was funny on the web:lol:
HAWIYE waa laga sii baxayaa, Daaroodna waa la soo galayaa, Hawiye waxaa isaga baxay oo yiri ma nihin Gaaljecel iyo Sheekhaal iyo Reer Aw Xasan, Daaroodna waxaa soo galay Cowramaleh, Galgale iyo Dadiishe, Dashiishe magac ahaan waa DAD SHISHE, asalkoodu waa Dir ka yimid Itoobiya oo lagu soo dhoweeyey Harti si loo badiyo, Galgale iyo Cowramaleh taariiqdooda waa taqaaniin uma baahnidiin in laydiin sheego, nin Cusmaan Maxamuud ah ayaa igu yiraahday boqortooyo ayaan nahay, markaas ayaan ku iri boqortooyada waxaa lagu qiimeeyaa inta sano ay jirtay boqortooyadiinuna waxay jirtaa 70 sano, tan HIRIJIRE waxay jirtaa 600 sano.
What do you guys think of this?

Hutu :up: :clap:

Ha u bixin waa iska bahaah bahaah
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”