Khalid About Yeyle District
Posted: Wed Aug 26, 2009 4:48 am
Wararka Nagasoo gaadhaya deegaanka YEYLE oo katirsan Tuulada Yagoori ee Gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal geystay qasaare naf iyo maalba leh
Tuulada Yeyle Oo masaafo aan sidaas ufogeyn u jirta deegaanka Yagoori ee gobolka sool
waxaana isku dhacay ciidan maleeshiyaad Dhulbahante ah iyo Ardaa ka mida beelaha Habar jeclo oo halkaa doonayey inay ka qotaan baraago iyo ceelal
wararku waxay ku darayaa ciidan maleeshiyaad kamida beel kamida beelaha Habar jeclo inuu dagaal keenay dhimasho uu ku dhex maray ciidanka bileyska Somaliland meel magaalada Berbera u jirta 10km oo bariga kaga beegan lana yiraahdo Biyo guure
Dagaal Kadhacay Hawdka dhulka Somaligalbeed (labo Maleeshiyaad oo Dhulbahante iyo Majeerteena )
Wararka ka soo baxaya Degaaanka hawdka dhulka Somali galbeed qiyaas ahaan meel koonfur kaga beegan gobalka Sool ayaa sheegaya dagaal halkaa ku dhax maray labo Maleeshiyaad oo Dhulbahante iyo Majeerteena ,walow ay imika xaaladu dagen
By:- Qurbodiid
qurbodiid@saaxil.net