magaalada Cape town oo ka tirsan wadanka South Afrika, ayaa inta wiil soomaaliyeed lagu dilay, ayaa welibana xubnihii jidhka gaar ahaan xubnihii uurku jirta ayaa lala baxay, dibna la isugu tolay.
Wiilkan soomaaliyeed oo u soo nolol doontay wadanka South Afrika, xubnaha uurku jirtiisa laga la baxay waxaa ka mid ahaa beerka, kelyaha iyo wadnaha oo intuba ah xubnaha ugu muhiimsan, hadaba falkan waxshinimada ah ilaa hada ciddii geysatay lama hayo, dawlada south afrikana arrinkani kamay hadlin.
Sidoo kale dilalka iyo tacadiyada lagu hayo dadka soomaalida ah ee soo nolol doontay wadanka south afrika ayaa ah mid muddooyinkanba ka socday, waxaana inta badan aad loo beegsan jirey dadka ganacsiyada ku leh, balse iminkana waxaa ku soo biiray dadka xubnahooda la bililiqaysanayo, oo soomaalida wadankaasi degan ku noqotey wax naxdin iyo argagax leh.
Dhinaca kale dawlada midnimo qaran wax hadal ahi kama soo yeedhin, iyadoo ay jireen wadamo kale oo badan oo sidaasi oo kale loogu dhibaataynayo dadka nolol doonimadu wado, balse aan waxba ka ogayn dhibaha ka sokeeya....
Wiil Soomaaliyeed Oo South Africa Inta La Dilay, Jidhkiisana
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1085 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 9 Replies
- 1258 Views
-
Last post by Machiavelli2
-
- 1 Replies
- 17801 Views
-
Last post by Meyle
-
- 14 Replies
- 1717 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 10 Replies
- 1584 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 9 Replies
- 1567 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 0 Replies
- 923 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 0 Replies
- 6531 Views
-
Last post by najmahoodo
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 392 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier