Page 1 of 1

magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 9:04 am
by Diyeeshaha_Tolka
waa magaalo somalia ku taalo

Image
Image
Image
Image

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 9:06 am
by Keyse_0208
boASSo

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 9:48 am
by ciyaal_warta
Diyeeshaha_Tolka wrote:waa magaalo somalia ku taalo

Image
Image
Image
Image

i dont know ...but i think its somewhere in south..be it kismaayo or baydhabo or belewetweyn...its green so it cant be somewhere other than in south

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 9:50 am
by Shirib
Kismaayo

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 12:50 pm
by SummerRain
Gelinsoor.

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 12:51 pm
by Basra-
Gedo city. :roll:

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:06 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Ismahan123 wrote:Gelinsoor.

istaqfurulaah waad dambawday maanta,,


weli waxa soo dhaweeyey ma jirto waa magaalo koofurta ku taalo

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:11 pm
by SummerRain
Diyeeshaha_Tolka wrote:
Ismahan123 wrote:Gelinsoor.

istaqfurulaah waad dambawday maanta,,


weli waxa soo dhaweeyey ma jirto waa magaalo koofurta ku taalo
Wa ogahay ina Gelinsoor wax fiicaan uu quurin, lakin inta dhambigayga ku maqantahay, ma ku fiicantahay in a midkada ka fiirsatid? wana ogtahay waxaa ka wado ina adeer. :roll: :roll:

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:12 pm
by Cumar-Labasuul
Somewhere in the jubbas, possibly afmadow? or kambooni?

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:15 pm
by Advo
Mambaasa or Tanzania

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:16 pm
by ina aadan
Waa magaalo madaxda soomaliya

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 1:51 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Ismahan123 wrote:
Diyeeshaha_Tolka wrote:
Ismahan123 wrote:Gelinsoor.

istaqfurulaah waad dambawday maanta,,


weli waxa soo dhaweeyey ma jirto waa magaalo koofurta ku taalo
Wa ogahay ina Gelinsoor wax fiicaan uu quurin, lakin inta dhambigayga ku maqantahay, ma ku fiicantahay in a midkada ka fiirsatid? wana ogtahay waxaa ka wado ina adeer. :roll: :roll:

ma aanan fahmin waxaad ka wado,,ii jilci sheekada sarbeebka reer mudug iga dhaaf aniga

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 2:05 pm
by AbdiWahab252
Jowhar :up: Ama S

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 2:05 pm
by SummerRain
Location kada badaal ********** sacadaan ma habartamikarnay.

Re: magaaladan magaceeda yaa yaqaano,,,

Posted: Thu Aug 27, 2009 2:22 pm
by Babygirl-
Ismahan123 wrote:Gelinsoor.
:lol: :lol:

Muqdisho or Kismaayo..