Page 1 of 1

Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 1:58 am
by zingii
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa balan ku qaaday in laynayaan Somalida kasooo horjeeda Xizbigiisa, isagoona ku tilmaamay in ey la mid yihiin cadowga mar uu wareysi siinayay taleefishinka caalamiga ah ee Al-Jazeera barnaamijkiisa Deyful Montasaf.

Xasan Daahir Aweys oo iminka madax u ah kooxda Xizbul Islaam ayaa shaaca ka qaaday in ay wax sax tahay in la dilo Somalida ka soo horjeeda kooxda Xisbul Islaam oo uu isagu madax u yahay.
"Waxaa jira is waafaqid dhanka cilmiga diinta iyo kan siyaasada milateriga, kaasi oo ogalaanaya in la dilo qofka cadawga la soo safta iyadoo uu la mid yahay rasmiyan cadawga"
Arintaani ayuu ka sheegay Xasan Daahir Wareysi uu ku bixiyay Barnaamijka Deyful Montasaf ee ka baxa Aljazeaera, waxa uu intaa raaciyay in xukuumada uu hogaamiyo Sheekh Shariif aysan aheyn xukuumad Somali balse tahay mid ay hogamiyaan Itobiya, Brundi iyo Uganda.

Waxa uu dhanka kale beeniyay in xizbigiisa iyo kan Alshabaab uu jiro xariir kala dhaxeeyo Alqaacida balse afkaar ahaan ay is waafaqayaan.

Xigasho: http://www.hornafricaonline.net/index.php?

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 2:00 am
by zingii
Ninkan waa in laiska qabtaa, waana iga su'aale maxay tahaay sababta ay u tageraan kuwo meeshan soo gala qaarkood? :shock:

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 2:24 am
by zingii
I know its ramadan but i feel like KARBASHING the supporters of Aweys. :x

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 2:33 am
by edleh
when did he say that? and who has interviewed him other than AfOnline?
I haven't seen this kinda report in other somali news portals. AfOnline is bulshyt.

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 2:47 am
by Mr. Yungnfresh
^ he doesn't need to say it when he's DOING IT

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 2:48 am
by zingii
edleh wrote:when did he say that? and who has interviewed him other than AfOnline?
I haven't seen this kinda report in other somali news portals. AfOnline is bulshyt.
I got it from here>>
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka16

who got it from http://www.hornafricaonline.net/index.php and they got from Aljazeera. :up:

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 5:27 am
by zingii
Amin Amir proves my point. :up:

http://www.aminarts.com/

Re: Ok To Kill Civilians?

Posted: Fri Aug 28, 2009 5:30 am
by Xamud.
This guy is a lunatic, I would be more then happy to help pay for the killing of Aweis and co.