Quran Competition back home pics.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32786
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Quran Competition back home pics.

Post by Khalid Ali »

Tartankii Quraanka Kariimka ah ee Bisha Ramdaan oo lasoo Gabo-gabeeyay Masaajidka Cali mataan ee Magaalada Hargeisa iyo Xafladii Abaalmarinta.

Xafladaasi oo ahayd mid abaal Marino lagu gudoonsiinayay Ardaydii ka qayb gashay tartanka Quraanka kariimka ah ee Gobolada Somaliland, oo ay maal galisay Shirkada Dahabshiil... Daawo Sawirada

Hargeisa-(Gabiley News)-Munaasabad balaadhan oo Abaalmarino lagu gudoonsiinayay Dhalinyartii ku guulaysatay kaalmaha hore ee Tartankii quraanka kariimka ahaa ee bisha ramadaan oo lagu qabtay Masaajidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeisa.

Munaasabadaasi oo ay ka soo qayb galeen, Shir-Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta,wasiirka Madaxtooyada, Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, Culimaa,udiinka Sida wayn looga Qadariyo Somaliland, Dadwayne aad utiro badan iyo Ardaydii ka qayb gashay tartankaasi.

Xafladaasi oo ahayd mid abaal Marino lagu gudoonsiinayay Ardaydii ka qayb gashay tartanka Quraanka kariimka ah ee Gobolada Somaliland, oo ay maal galisay Shirkada Dahabshiil ayaa waxaa ugu horayn Halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland, oo sheegay in ay tahay wax lagu farxo, in dhalinyaro aad u da, yar ay dusha ka qabtaan Kitaabka quraanka kariimka ah, isla markaana xusay in madax iyo Masuuliyiinba loo baahanyahay in la xifdiyo Quraanka kariimka ah, maadaama uu quraanku yahay Mucjiso ilaahay inagu soo dajiyay” ayuuu yidhi Wasiirku.

Image

Image


Dhinaca kale Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan maxamed C/laahi (Cirro) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa Mahadnaq usoo jeediyay cid kasta oo ka qayb qaadatay hawshaasi, sida shirkada Dahabshiil oo iyadu maal galisay Tartankani iyo Culimadii ka qayb qaadatay,

Image

Waxaa kale oo isaguna Halkaasi ka hadlay Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Waawayn ee Somaliland, ayaa ka hadlay Muhiimada iyo Xikmada kitaabka illaahay inagu soo dajiyay, taasi oo la inoogu talo galay inaynu ku dhaqano.

Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir waxa kale oo uu ka waramay sida kitaabka illaahay inoogu sheegay ku camal falkiisa, Cidii ka tagtana lagula xisaabtami doono, waxaa kale oo uu xusay sheekhu in Dastuurka Somaliland ay ku jirto in lagu dhaqmo shareecada islaamka wax kastana loo eego diinteenu waxay ka qabto, balse taasi aynu baal marno. waxaanu ku soo gabagabeeyay in shacab iyo xukuumadba dhinac looga soo wada jeedsado ku dhaqanka shareecada islaamka.

Image


Sidoo kale waxaa isaguna halkaasi hadal kooban ka jeediyay Sh.Maxamed Aadan oo ka mid ah Culimada Tartankan soo qabanqaabsiay ayaa ka waramay Taariikhdii uu soo maray Tartanka Quraanka kariimka ah ee ay ku qabtaan Masaajidka Cali mataan Bisha Ramadaan, isaga oo sheegay inay ku hanwaynyihiin inay isku keenaan Dhamaan Ardayda Geeska Africa oo ka qayb gasha Tartanka Quraanka, waxaanu si wayn ugu mahadnaqay Shirkada Dahabshiil oo Maalgalinta tartankaasi kala qayb qaadatay mudo kow iyo toban (11) Sanadood ah, iyo Dhamaan ardaydii iyo Dadwaynihii kale ee ka qayb qaatay.

Image


Ugu danbayntiina waxaa Abaalmarino Isugu jira Lacag, iyo Record, Saacado, Kitaabbo Quraan ah, iyo Shahaadooyin la gudoonsiiyay Ardaydii ka qayb gashay Tartankaasi.

Waxaana Kaalmihii ugu sareeyay ee Abaalmarinaha la gudoonsiiyay ka mid ahaa:
Tartanka Soddonka Jus:-

1-C/risaaq Muuse Cilmi, Gobolka Hargeisa , 700$
2-Maxamuud C/raxmaan Gobolka Hargeisa 550$
3-Liibaan C/laahi Cumar Gobolka Awdal 450$
4- C/casiis C/wahaab C/laahi Gobolka Hargeisa 300$
5-Siciid Jaamac Maxamed Gobolka Sanaag 200$


Tartanka 15 Jus:


1-Maxamed Xuseen Ibraahin Gobolka Hargeisa 300$
2-Axmed Maxamed Siciid Gobolka Sanaag 250$
3-Jamaal C/naasi Xuseen Gobolka Hargeisa 200$


Siciid Khadar C/laahi/Mustafe Future
Gabiley News Desk
muxaafid@gmail.com , mccfuture@hotmail.com
Hargeisa Office/ Somaliland


Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32786
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Khalid Ali »

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image


Image

Image

Image

Image

Image

Image


Image
Last edited by Khalid Ali on Fri Aug 28, 2009 3:36 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The Gunners
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 494
Joined: Tue Mar 25, 2008 7:20 am
Location: ARSENALFC
Contact:

Re: Quran Competition back home pics.

Post by The Gunners »

Niggas think the Quran is something to win stuff with...:down:
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33846
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Quran Competition back home pics.

Post by FAH1223 »

somaliland written in arabic :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32786
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Khalid Ali »

FAH1223 wrote:somaliland written in arabic :lol:


:lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Quran Competition back home pics.

Post by The_Emperior5 »

The Gunners wrote:Niggas think the Quran is something to win stuff with...:down:

Its just a way to encourage youngsters to learn the Quran. That’s why there was a price.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Quran Competition back home pics.

Post by nomadicwarlord »

FAH1223 wrote:somaliland written in arabic :lol:
:lol: :lol: You can tell the "land" part is out of place.
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Alluring »

FAH1223 wrote:somaliland written in arabic :lol:
I guess they didn't read the verse that says "And hold fast, all together by the rope of Allah and be not divided among themselves" (Al-Quran: Surah Al-e-Imran, Verse 103).
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Cali_Gaab »

WTF, Alluring oo aayad quraan ah la soo baxday :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Quran Competition back home pics.

Post by The_Emperior5 »

Alluring wrote:
FAH1223 wrote:somaliland written in arabic :lol:
I guess they didn't read the verse that says "And hold fast, all together by the rope of Allah and be not divided among themselves" (Al-Quran: Surah Al-e-Imran, Verse 103).

i think they did in hargeisa dadku way wadda affuraan the vice president of somaliland goes subaxii
with a big durbaan suxuur suxuur suxuur dadka oo dhan buu toossiyaa :lol: :lol:
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Alluring »

Cali_Gaab wrote:WTF, Alluring oo aayad quraan ah la soo baxday :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:up: :som:
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Alluring »

The_Emperior5 wrote:
Alluring wrote:
FAH1223 wrote:somaliland written in arabic :lol:
I guess they didn't read the verse that says "And hold fast, all together by the rope of Allah and be not divided among themselves" (Al-Quran: Surah Al-e-Imran, Verse 103).

i think they did in hargeisa dadku way wadda affuraan the vice president of somaliland goes subaxii
with a big durbaan suxuur suxuur suxuur dadka oo dhan buu toossiyaa :lol: :lol:
You're something else.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Quran Competition back home pics.

Post by Dhaga Bacayl »

The Gunners wrote:Niggas think the Quran is something to win stuff with...:down:
The contestants are kidz and yes reward is allowed for motivation.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”