Page 1 of 2
Wardheer
Posted: Mon Aug 31, 2009 5:23 am
by Aseelah-Raaida
Horta waa idin Salaamay; Beesha Absame iyo intii dagta Ogaadeenia
Wardheer iiga warama xaalkiisa walaalayaal , sida loo kala dego etc
I know that Reer Bicidyahan/Reer Khalaf settle in Galaadi ,Bokh ,Wardheer city and parts of Danood .
Thanks in advance

Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 10:25 am
by Burao_Media
Aseelah-Raaida wrote:Horta waa idin Salaamay; Beesha Absame iyo intii dagta Ogaadeenia
Wardheer iiga warama xaalkiisa walaalayaal , sida loo kala dego etc
I know that Reer Bicidyahan/Reer Khalaf settle in Galaadi ,Bokh ,Wardheer city and parts of Danood .
Thanks in advance

aniga wasse laba yar yar ee majeeteen,
Magaalda Danood wa magaalo Habar Yoonis,
District Danood waa Waqooyi Araabhiin iyo Mahakill
Waqooyi iyo Magaalda Danood waa ninman Habar Yoonis ilaa Gaashamo district of Dhagaxbuur ilaa Aware district of Dhagaxbuur ilaa Burao iyo Togdheer

Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 11:18 am
by Aseelah-Raaida
Is-qor qor bilaa liis badanaa
Yar Yar kulahaa ,

.
Dadka kaliya oo naga tiro badan Wardheer dhexdiisa waa walaalaheena Absame
Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 11:31 am
by Burao_Media
Aseelah-Raaida wrote:Is-qor qor bilaa liis badanaa
Yar Yar kulahaa ,

.
Dadka kaliya oo naga tiro badan Wardheer dhexdiisa waa walaalaheena Absame
Allah, micnaa yara, "waha nuu kala dhexdiisa walaalaheena, been been tii Majeerteenka", waa ilhaayay nin soo kamu degin Absame ah ku mar'mar'suun
Neef neef dhalay
You and your laba yar yar are non-existant in Danood, go to Bokh and the other shid hole.
Wardheer waa degen Makahill, 2 tuulo oo ah Bokh iyo Galaadi that you share with Dhulbante (Bokh) iyo Merxaan (Galaadi)
you are recent new comers, as one old Maraxeen man put it as recent as 1969
even Dhulabnte ayah la horayay, laakin, Tuuna boy, rag ba rag huugsaday;
Doqonkii Ogaadeen ahaa, Doollo laga qaadye
Loo diid Dannood iyo hadduu, degi lahaa Ciide
thats was Fucul Aden Joogal that told Cali Dhuux to repeat after him in ceelki Doollo, now do you hear that "loo diid Danood iyo hadduu, degi lahaa Ciide". You see I took this land nearly a 110 years to now, yaa tahay, laba marjeerteen wahyo? yaa huugtiyn,
Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 11:34 am
by Aseelah-Raaida
Iga Aamus
Waxba kuuma weeydiin .Boos aad isku dhex ciriirisid kuuma haayo

Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 11:45 am
by Aseelah-Raaida
"Never argue with an idiot, they'll only drag you down to their level then beat you by experience."
Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 12:07 pm
by Burao_Media
Aseelah-Raaida wrote:"Never argue with an idiot, they'll only drag you down to their level then beat you by experience."
taking the moral highground I see! get otta here with your nonsence

Puntiland that way
btw, Horta ma gaabdh baadh tahay?
Re: Wardheer
Posted: Tue Sep 01, 2009 12:23 pm
by Ducaysane_87
reer burco Aseelah -Gemeni - she is nice mj chick

anyway wa ramadan caday wa laga ficaanyahay ina adeer

Re: Wardheer
Posted: Thu Sep 03, 2009 10:04 am
by ina aadan
war ileen been fakatay runi ma gaadho
Danood waa magaalo abraahiin
wardheer waa gobol darood
Ogaadeen Dannood iyo Dig iyo, durugsay ceelkii dheh
Iidoor dalaalsimo kawaa, Doollo iyo Ciid dheh
Daratoole iyo Faafan baa, daakhilkii yahay dheh
Deegaanta Iligeedne waa, dagal Makaahiil dheh
Deris nimaan kujooginina waa, daaqi Xodayood dheh
Re: Wardheer
Posted: Fri Sep 04, 2009 5:11 am
by gemini07
Re: Wardheer
Posted: Fri Sep 04, 2009 5:30 am
by Queen_Arawello
tú acepto

Re: Wardheer
Posted: Fri Sep 04, 2009 8:18 am
by snoop12
Wardheer and the whole of Doolo region

Re: Wardheer
Posted: Mon Sep 14, 2009 8:57 am
by MrPrestige
reer burco did you get that useful documents & study about Danot that i sended you on your pm?
Re: Wardheer
Posted: Mon Sep 14, 2009 8:57 am
by MrPrestige
Reer Burco did you get that useful documents & study about danot i sended you on your pm?