History of Abudwaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

History of Abudwaq

Post by CoolPoisons »

CaabudWaaq waxay ahayd meel ay biyuhu galaan marwalba oo Roobku da'o, daaqa Xoolaahana ku fiicaan, wixii lagu beerana ay ka baxaan ciideeda (CaroSan) haday biyo ku filan helaan.

1958 ayaa koox ganacsato ah oo kasoo guuray magaalada Wardheer (Itoobiya) soo gaareen dhinaca gobolka Galguduud, kalana tashadeen xaga deegaanka. Ganacsatadaasna waxaa hogaaminayay Xaaji: Faarax Dabcasar, Xaaji Dabcasar wuxuu ahaa Qofkii ugu horeeyay oo magaalada dhagax-dhiga, sidoo kale Allaha Unaxariistee wuxuu aasaasay goob uu ku dhaqaalayn jiray Xayawaano kala duwan.

Goobta uu hada ku aasan-yahay Xaajigu (Dabcasar) wali waxaa lagu dhaqaaleeyaa koox shimbiro ah, oo kamida xayawaanadii uu ku talaalay Magaalada intii uu noolaa Allaha U Naxariistee.

http://caabudwaaq.jimdo.com/taariikh/
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: History of Abudwaq

Post by CoolPoisons »

So AUN Haji Dabcasar waa ninkii asaasay Abudwaq

waxaan xasuusanjiray Voltage oo mar kasta ku hayeey inu asaga saxsana and that Abudwaq was not built by Dabcasar

Voltage sidee waxaan u aragtaa. Mowqiifkaada hore ma iska dhigtay?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”