Page 1 of 1

CAMAL DARRO CEEB WAAYE/WEEYE

Posted: Tue Sep 01, 2009 4:04 pm
by Bilaal69
Ddibka/xaaladaha ad adag

iska ilaalintateeda, iyo xall u helidda
ku dadaal marwalba in aad u hesho xal,
arimaha aad u aragto in ay yihiin muhiim qiimana kuugu fadhiyo.Aadna ka faa iideysid ahaanta hormarka; waxbaro,fakir,ogaaw waqtiga iyo qiimihiisa.Talo weydiiso dadka aad u aragto in ay cilmi kudheeryihiin.haisla weynaan cilmiga wuu badanyahay sabarka waa wax weyn
"cilmiga dhan waa dadaal dadaalka dhanna waa sabar"
ogaw wax fudud majiraan waxkasto dhibkooda ayey leeyihiin
Dhaqaalaha ama xisaabtanga waa lagukala fiicanyahay hormarkaagana wexey ku xirantahay sidaa u dhaqaaleysato
"is xisaabi intaan lagu xisaabin"?

Waqtigaaga
Lacagtaada
Sharftaada
Iwl.oo all. jec.yah.
sidaas darteet ayaa waxa lagaaga baahanyahay in marwalba ka fakirto in aad ku fakirtit/ka fakirtit
wixii aadan wax ka faaiideyn,wax nuxur kugusoo kordhineyn iskaga tagto
ha isku qasin diin,gabay,sheeko,iyo muran

horay inaa u socotit waa lagamaarmaan.Sababtoo ah hormarka waa xaq.!
sharaftada iyo magaca waa muhiim kuna dadaal inaad ilaalsato oo daryeelsho.




Faa iidada ku dadaal, kartida xishemynat Qii´meynta,mahadcelinta iyo ka fakirka nafta ioy sababta aad u nooshahay aadna u ogtahay runta micnaha
"salaadda waa wax gaal`ka iyo muslimka ku kala duwanyihiin" thts whay u brey because u belave in hevan?
Fakir oo kordhi!
caqligaaga,sabarka badan
adigoo ku dadaalaayo hormarinta xaqqa nafta.
hana iloobin sidiisaba maha (DADKU) 100 % kaamil,
ku dadaalka waxkastoo dhaca horay u soco.

Ma wadaa...????????????????????????????????????