My First Gabay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

My First Gabay

Post by HooBariiska »

beri hore waxa jira gabadho
gaydha(gate) aan dhaafin
oo quruxdooda aad moodid garanuug
geed daaqeysa
oo garanayaa garta iyo
halkay reerka ka galaane

gashaantii baa jirtey:
u dhiganta boqol haloo geela
oo u dhiganta lacagta globeka
..iyo waxay gabaati sheegato
oo u dhiganta hambalyo iyo guureee
,..iyo guuri weyn oo wacane
oo waliba leh Shaqaale iyo Gaadhiii

gabay waxay ku tirin jireen
"Garaad baa i dhalaye"
"oo geesi mooye, mid kale
ima garab istaagaayeee
walee inaano dollar - green-back
iyo euro gooynaynin

Hadii aynu reerka guurnoo
aynu geyno afarta geesee London
gabdho lala ciayaariyo nacay
gaari aqalkeeda
galab oo dhan waa lays cadaynayaa
sida gidaar aqale
gaadhi la kaxaysto ilaa dhul-aan
la gaadhaynin
habeen oo dhan walee waa la guura-galayaanee
gabdho khamriga caba baa jiro
wada gariiraaya
ayagoo gurguranaaya bay walee guriga
aadaane

Gold Coast ayey wada rabaan
iyo ciyaar gaalo
inaad jeeb ka gubatid iyo
waxa kula rabtaa gogolee
waligaa gacanta ha qabsan
gabalku yuu ku dhicine

gadhweynta gadhweynbaa laga hor geeyee
kuwan mid gini ka bixinayoo
gogol iyo guriga gaynaaya
walee inaano joogin galbeed
iyo afarta gees London

intaa aanu gabalko inoo dhicin
oo magaceena gubin
inta aan sawirada google
l..aan a soo gelin..
Geeri bey u dhawyihiine..
waa inaynu gaadh ka qabanaaaaaye
Last edited by HooBariiska on Wed Sep 02, 2009 4:54 am, edited 1 time in total.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: My First Gabay

Post by sheekh-Farax-zero »

Looks like sheeko :mrgreen:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: My First Gabay

Post by Keyse_0208 »

sheekh-Farax-zero wrote:Looks like sheeko :mrgreen:

i dont usually Agree with this Prick above me, but i think he's kinda right
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”