Ugaas tixdan uu tiriyay Maxamed Cumar Dage iyadoo dhamaystiran ma haysaa
Santaag laguma wada joogi karo, sabada Ciideede
Sanahaabadaa nala kacliyo, seefta dhiigga lehe
Dadkuna waxay na saacidi markaan, galino soodhkiiye
Soomaali maa loo waramo, Siiyahay magane
Faarax-Caytame
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Faarax-Caytame
Ina aadan, Ramadaan kariim ina adeer.
Maya ninyahow Tixo badan oo goos goos ah oon ka hayo, Ayeey tixdaasina ka mid tahay.
Nin la dhaho Cali Guhaad oo Maxamed Cumar isku sii jifo hoose yihiin ayaa wada haya iyagoo dhameystiran.
Ninkaas Neyroobi ayuu joogaa, Waana kasoo diyaarin doonaa inshallah.
Qisada Gabaygaas aad soo qortay waa lagu muransanyahay Inuu ku saabsanaa Ogaden dhexdiisa jilibada ah iyo Inuu Shisheeyaha ahaa.
...Adigu Gabayo Kale miyaad heysaa oo abwaanintii hore ah?

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 502 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 14 Replies
- 710 Views
-
Last post by Faarax-Caytame
-
- 3 Replies
- 1117 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 24 Replies
- 4688 Views
-
Last post by koohi
-
- 4 Replies
- 467 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan
-
- 4 Replies
- 625 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 655 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 621 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 4 Replies
- 624 Views
-
Last post by LobsterUnit