Page 1 of 1
Sheikh Xassan Daahir Aways Unchangeable
Posted: Sat Sep 05, 2009 8:03 pm
by hanad_mn
Re: Sheikh Xassan Daahir Aways Unchangeable
Posted: Sun Sep 06, 2009 7:26 am
by Abdihaliim
Singub=(sinta uun dhulka ku haya, hurdo badan)
"Colaadahan isdaba jooga iyo qiiqa demi waayey="wixii ka danbeeyay 1991, dagaal uun baa socda"
Dilka iyo dhibaataday qabto iyo degelka naafoobay="Dadkii waxa uu u qeybsamay, kuwo dhintay, kuwo macluul heyso, iyo kuwo naafoobay2
Dumar iyo carruurtii ka madhay doobka reeruhuye="waxa la gumaadayo waxa ugu badan haweenka iyo caruurta"
Duqay iyo waxgaradkii la laa daadahayn jiraye="Dadkii waaya araga ahaa waa la dhameeyay"
Dillaal iyo Mallaalkii cunay yaa daanyo-qaad u ah="Kii dilay iyo kii iibsaday, ayaa iminkana hogaanka u haya"
Dadqallada mindida dheer leh un baa loo durbaan tumaye="worlord:ka ayaan u sacabo tumeynaa, oo aan ka danbeeynaa"
Ninkii dilayey baa doodayee nabadba yow doonay? =Aweys