New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Suldaan Cusub oo lagu Caleemo Saaray Magaalada Oog Sidoo kale waxa aanu raali galina ka bixinaynaa war si qaldan uga baxay shabakadani oo ka soo hor jeeda suldaankani l caleema saaray oo ah suldaan la soo doortay
Burco,(Qarannews)-Munaasabad Balaadhan oo lagu Caleemo saaray Suldaan Cusub kana soo qeyb galeen Salaadiin, Garaado, Cuqaal, Mas'uuliyiinta Dawladda,Masuuliyiin ka tirsan Sadexda Xisbi
Qaran, Waxgarad, iyo Marti sharaf badan oo kale ayaa manta lagu qabtay Magaalada Oog ee ka tirsan Gobolka Sool.
Suldaanka Cusub ee la caleemo saaray oo lagu Magacaabo Suldaan Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi ( Riwaaye), ayaa waxaa caleemo saaray Beesha Yoonis Ismaaciil ( Sacad Yoonis) oo noqday Suldaankii ugu horeeyey oo ay yeelato Beeshan ka tirsan Beelaha Habar Yooonis. munaasabada ayaa ugu horeyn waxaa ka ka hadlay Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar oo ka mid ah Salaadiinta Beelaha Habaar Yoonis, kaasoo sheegay in ay manta goobtan ku caleemo saareen Suldaan Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi uuna u caleemo saareen Beesha Yoonis Ismaaciil ( Sacad Yoonis), Waxaa uu Suldaan Cismaan intaa ku daray Dardaaran culus oo uu u jeediyey Suldaan Cusub iyo beesha dooratay, wuxuuna yidhi Suldaan Cismaan " Suldaanka cusub waxaan leeyahay waa in aad noqotaa Suldaan ku shaqeeya Cadaaladda iyo Sinaan, Beelaha deegaanka ee walaalaha isku soo dhaweeya oo nabadeeya, isla markaana qabsadda xadhiga Ilaahay, oo ka fogaada in kooxo danaysi siyaasadeed leh ku adeeg-sadaan, Beeshana waxaan leeyahay intaad cid xil-saarateen oo doorataan cidla ha kaga tagina ee la shaqeeya" Wuxuuna Suldaanku ku soo xidhay hadalkiisa " Hadda waxaad arkaysaan In Suldaan waxa loo soo doonanayo, halka wakhtiyadii hore Suldaanku aan wax la'aan loogu tegi jirin oo lagu ilaalin jiray bartii reerku u doorteen."
Suldaan Cabdiraxmaan Qodax oo kamid ah Madax dhaqameedka Beelaha Bariga Burco ayaa isagu tilmaamay in Suldaanka cusubi yahay nin ku Munaasiba xilka loo doortay, sidaas awgeed, waxaan ku soo dhaweynayaa golaha Salaadiinta Soomaaliland.
Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil oo ka mid ah madax dhaqameedka Beelaha Reer Sool ayaa isaguna sheegay inay aad ugu farax san yihiin Doorashada Suldaan Cusub , isla markaana ay Ilaahay uga rajeynayaan in uu u fududeeyo xilka culus ee loo doortay. Cuqaasha ka hadashay Madasha ayaa waxaa ka mid ahaa Caaqil Yuusuf Cabdi Maacuun iyo Caaqil Cawil Dirir oo ka mid ah Cuqaasha Beesha dooratay Suldaan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Suldaanka cusub ee ay doorteen, isla markaana gacan ku siin doonaan hawsha culus iyo xilka loo doortay.
Munaasibadan oo ahay mid si weyn loo soo abaabulay ayaa ay Waxa ka hadlay Suldaan C/Raxamaan Cabdilaahi,Chief Maxamed Daahir,Maxamed X.Xaji Muuse,Badha-Saabada Gobolada Sool, Saraar, Duqa Magaalada Burco, Cuqaal iyo Waxgarad badan oo ka kala yimi Goboladda Togdheer, Sool, Saraar Iyo Sanaag ayaa dhamaantood dar-daaran iyo duco huwiyey Suldaanka Cusub, isla markaana ilaahay uga rajeeyey in uu u fududeeyo Mas'uuliyadda Balaadhan ee loo doortay.
Hase-yeeshee Suldaanka Cusub, Suldaan Cabdiraxmaan Maxamed Cilmi oo ugu dambeyntii Munaasabada ka hadlay ayaa u mahad celiyey Dhammaan marti sharafta kala duwanayd ee ka soo qayb gashay Caleemo saarkiisa, isaga oo balan qaaday in uu qaadan doono, kuna dhaqmi doono dar-daaranadii iyo talooyinkii qiimaha badnaa ee loo soo jeediyey, balse wuxuu xusay in beesha dooratay ay gacan ku siiyaan xilka ay u caleemo saareen.
Suldaanka Cusb ayaa Boqolaal gaadiid iyo dadweyne badan ka galbiyeen shalay subax Magaalada Burco, kuwaas oo u galbiyey Magaaladda Oog oo lagu diyaariyey Madashii caleemo saarka oo ku sii diyaar ahaayeen dadweyne badan, kuwaaas oo ku soo dhaweeyey Suldaanka cusub caleemo qoyan.
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Whats an IIdor doing in Sool?
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
CoolPoisons wrote:Whats an IIdor doing in Sool?
we live in sool sxb
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
CoolPoisons wrote:Whats an IIdor doing in Sool?
whats a Mareexaan doing in the SL section..?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Keyse_0208 wrote:CoolPoisons wrote:Whats an IIdor doing in Sool?
whats a Mareexaan doing in the SL section..?
teeda kale, so ma ogtid in nin aan reer abti u nahay madax idin yahay. Im talking about Gabose
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Cool-Poison i didnt know Gaboose's reer abti were marehan i though his reer abti were Dir - he was born in Galckayo - & his from the Dhaamal Muse - Bah Dir sub clan of the Habar Yoonis
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
^^ he's Rer Abti are Rer Dalal Dini. He was Jale Siyad personal doctor waagi dawladi somaaliyeed.Ducaysane_87 wrote:Cool-Poison i didnt know Gaboose's reer abti were marehan i though his reer abti were Dir - he was born in Galckayo - & his from the Dhaamal Muse - Bah Dir sub clan of the Habar Yoonis
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
CoolPoisons wrote:^^ he's Rer Abti are Rer Dalal Dini. He was Jale Siyad personal doctor waagi dawladi somaaliyeed.Ducaysane_87 wrote:Cool-Poison i didnt know Gaboose's reer abti were marehan i though his reer abti were Dir - he was born in Galckayo - & his from the Dhaamal Muse - Bah Dir sub clan of the Habar Yoonis
i didnt know his reer abti's clan but i knew he was the Personal Doctor of MSB - his part of Kulmiye - is also a leader of HY party Qaran
-
Boodh iyo Torre
- Posts: 179
- Joined: Wed Sep 09, 2009 9:04 am
- Location: Ex-Burao
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Sacad Yoonis young guns, blazing all the way from Burao to Oog

Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Boodh iyo Torre wrote:Sacad Yoonis young guns, blazing all the way from Burao to Oog![]()
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: New Sacad Yoons - Suldan oo Lagu Caleemo Saray Magalada Oog
Boodh iyo Torre wrote:Sacad Yoonis young guns, blazing all the way from Burao to Oog![]()
war reer burco laakin - ninka asaga iis doortay with some people in oog not all SY were present so his just a temporary 1 - miid cusub ba la dooranaya iin ceelafweyn inshallah november ama new yearka
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1081 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 1040 Views
-
Last post by Abdi-Samatar
-
- 0 Replies
- 677 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 6 Replies
- 1677 Views
-
Last post by zingii
-
- 8 Replies
- 1688 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 461 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 15 Replies
- 1872 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 460 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 1 Replies
- 818 Views
-
Last post by lone
-
- 25 Replies
- 3195 Views
-
Last post by Nomand