Make duaDagaalo culus oo ka bilowday saakay inta badan xaafadaha galbeed ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda dowladda iyo Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa haatan waxa ay ka socdaan Xafadaha galbeed Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalka oo bilowday saakay aroor hore ayaa yimid kadib markii ay Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin weerar ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Xaafadaha Galbeed ee Magaalada Baladweyne.
Dagaalka u dhaxeeya labada dhinac oo in mudo ah socday ayaa wararka laga helayo halkaasi waxaa ay sheegayaan in Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ay u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan Xaafado ka mid ah galbeedka Baladweyne.
Ilaa iyo hadda lama oga qasaraaha dagaalka uu u geystay balse dhinacyada dagaalamaya iyo dad rayid ah waxaana dagaaladu ay qal qal galiyeen dadka rayid ah ee ku dhaqan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah Inoo saamaxo.
AlShabab Attack Government positions in Balad Weyne
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AlShabab Attack Government positions in Balad Weyne
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1090 Views
-
Last post by Kanada
-
- 31 Replies
- 3889 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 431 Views
-
Last post by Kanada
-
- 2 Replies
- 1918 Views
-
Last post by Revolutionary
-
- 0 Replies
- 1477 Views
-
Last post by Adali
-
- 4 Replies
- 609 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 408 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 2 Replies
- 686 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 2 Replies
- 985 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 4 Replies
- 739 Views
-
Last post by zidane88