Tears Of Blood.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Tears Of Blood.

Post by zingii »

Image

Wiil 15-jir ah oo ilmeeya dhiig

--------------------------------------------------------------------------------


Waa wax dabiici ah in qofka bani`aadamka ilintiisa ka imaaneysa isha ahaato biyo cad laakiin markaani wiil yar oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxa uu ilmeeyaa dhiig taasi oo ka yaabisay taqaatiirta.

Calvino Inman waa wiil 15-sano jir ah waxa uu ooyaa todobaadkii sedex jeer , iyadoo marka uu ilimeynayo dhiig ka soo daadanayaan indhihiisa taasi oo soconeysa 30-daqiqo ilaa hal saac .

"Ilin cadi ayaan dareemaa marka hore in ay iga imaaneyso laakiin waxa aan arkaa dhiig waxan dareemaa in yar oo kuleel dhanka indhaha ah" ayuu yiri wiilkaani mucjisada hayso.

Taqaatiirta ayaa ilaa hatan ku guuleysan waayay in ay wax ka qabtaan arintaani naadirka ah ee wiilkaani haysta, iyadoo xaaladiisa ay sii socoto.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Tears Of Blood.

Post by zingii »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”