the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by sheekh-Farax-zero »

Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse iyo Wefdi uu Hogaaminaayo oo Liibiya Lagu Soo Dhaweeyay

September 7, 2009 filed under NEWS IN SOMALI ·

Image
Waxaa Maanta si gaar ah looga soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasumada Libya Boqor Cabdullahi Boqor Muuse Boqor oo hagaaminaya Guddigii ugu qaybgali galaya dalka Soomaliya Shirka Maalinta Talaadada u furmi doona Boqorada, Salaadiinta iyo Amiirada ee Qaarada Africa, Shirkani uu Gudoomiye ka yahay Madaxweynaha Dalka Libya ,isla markaana loo doortay Boqorka boqorada Africa, ayaa looga hadli doonnaa arrimo Khuseysa dalka Soomaaliya gaar ahaan tayeenta dhaqanka Soomaaliyeed iyo xal u raadinta amniga Badda iyo Bariga Soomaliya.


Shirkani wuxuu tixraac u yahay shirkii bishii july ee sanadkan lagu qabtay Magaalada Tripoli, taaso uu Boqor Cabdullahi Boqor Muuse ugu codsaday in Soomaliya Khatar weyn ku sugan tahay hadeysan helin caawinaad lagula dagaalo Burcad badeedka iyo awood lagu joojiyo colaada ka dhextaagan dalka Soomaliya iyadoo loo marayo hab dib heshiisineed oo ay dhaqanka Somaaliyeed xal ku raadiyaan.



Waxaa shirkani Soomaaliya ugu qeyb galaya Issimo matalaya beelaha Soomaaliyeed waxaana Hagaaminaya Boqorka Cabdullahi Boqor Muuse(Beelaha *******), Ugaas Max’uud Ugaas Cali oo ah wakiilka Imaam Max’uud Imaam Cumar(Beelaha ******), Malaaq Maxamud Malaaq Max’ed(Barbaar ), Boqor Buurmadow oo ah wakillka Suldaan Cabdiqadir Suldaan Maxamed(Beesha ***) iyo Suldaan Axmed Jaamac Xersi(Beesha shanaad).
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by peace- »

the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony
waa kawo
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by CoolPoisons »

dhabyacos and their self claimed title. He's the king of the dhabyacos. Darod has no boqor, boqorkii ugu dambeeyey was Mohamed Daud.

Waryaa, even the Garad of Dhulos who visited every Darod subclan didnt claim that title.

yaabka yaabkiis
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by sheekh-Farax-zero »

Da man is your King ,, deal with it.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:Da man is your King ,, deal with it.
Then Ugas Omar Hirsi is Ur Ugas. Deal with it.

dumbass

cuqdada hareeysa ninkaan bal firi. Wadaadna wuu iska dhigaya laakin diinta waxna ka ma og. If he did, he would know that qofka kali oo Malik ama Boqor lagu wici karo inu yahay Ilahay.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by sheekh-Farax-zero »

Horta sxb waa maxay cuqdada ka sheekaysid, mar walbaa cuqdad baa ka hadashaye.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:Horta sxb waa maxay cuqdada ka sheekaysid, mar walbaa cuqdad baa ka hadashaye.
inaad doqon oo munaafiq tahay baan ogaaday. mar Shiskabab tageera, marna qabiil amaan.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by sheekh-Farax-zero »

waa soo waalatay ayaan u malayn.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by abdalla11 »

ma boqorka cusmaan maxamuud baa? maalintii la calansaarayey AY baa ka qeybgalay, xataa u ka khutbayyay.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by gemini07 »

Daarood shouldnt have a general Boqor.This boqor ,boqor shit pissed me off.

It 's more realistic to call him Boqorka Majerteen misse Boqorka Beesha Osman Maxamuud.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by Advo »

I'll take him more serious when he starts acting like a king and starts wearing gold crown topped off with rubies!

The hell is a macawiis, nigga doesnt even have a tooreey? :x
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by Xamud. »

Advo wrote:I'll take him more serious when he starts acting like a king and starts wearing gold crown topped off with rubies!

The hell is a macawiis, nigga doesnt even have a tooreey? :x
:lol: :lol: :lol: :lol:

Is he the one dressed in white? is so he`s one lazy boqor wuba hurda :arrow:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by CoolPoisons »

gemini07 wrote:Daarood shouldnt have a general Boqor.This boqor ,boqor shit pissed me off.

It 's more realistic to call him Boqorka Majerteen misse Boqorka Beesha Osman Maxamuud.
gemini, Darod mababa laha general Boqor. Caleema saarkii ninkaan waxa ka qeyb galay jufadiisa kali.

even IIdor and Hutus dont even have general boqor
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by abdisamad3 »

Only Allah is boqor..nin boqor ma noqdo.. :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: the King of Daarod Attends Libya Night Of Kings Ceremony

Post by CoolPoisons »

abdisamad3 wrote:Only Allah is boqor..nin boqor ma noqdo.. :up:
:lol: :lol: abdisamad baa ka wadaadsan kan la yiraahdo Farah Zero

waryaa, magaca Sheikh dhig.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”