Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Diyaarado aan la ogeyn waxa ay yihiin oo ku dul-wareegayo deg. Caabudwaaq

Diyaarado ku socda joog hoose ayaa ku dul-wareegayo degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kuwaasoo cabsi xooggan galiyey dadka ku dhaqanka degmadaas, iyadoo ay diyaaradahan ku tilmaameen kuwa wax basaasa.



Diyaaradaha ayaa waxa waxaa ay ku dul wareegtay hawada sare ee magaalada iyadoo joog hoose ku socotay waxaana markii dabe ay u jahaysatay jahadii ay ka timid oo aheyd dhinaca bari.

Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan mgaalada Cabudwaaq ayaa waxaa ay sheegeen in diyaaradaasi ay ka soo kacday shirkad fariisin ka samaysatay inta u dhaxeysa deegaanada Dhabad iyo Caabudwaaq shirkadaasi oo halkaasi soo galisay wado weyn oo ay ka soo kaceeyeen dhulka ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ay gacanta ku heyso gaar ahaan degmda Wardheer.

Waqtiyadii ugu dambaysay ayaa waxaa gobolka Ismaamulka Soomaalida ku sugnaa Sharkado waday howlo ku aadan baarida Shidaalka dhulka Soomaaliyeed iyo sidoo kale qodista wadooyin laga samaynayay qaar ka mid ah dhulka islaamulka Soomaalida ee Ethiopia.

Shirkadahaani ayaa waxaa ilaalinaya oo garaba ka socda ciidamo Ethiopian ah kuwaasi oo haatan ku sugan Deegaanka Balihowd taasoo ka mid ah dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay gacanta ku heyso waxaana ay u dhaxeysa deegaanada dhabad iyo degmada Cabudwaaq.


C/kariin Axmed Bulxan
Caabudwaaq-Galgaduud
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Somalidu wey u dhamaatay
User avatar
Crazy Cat Lady
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1830
Joined: Fri Aug 14, 2009 5:55 pm
Location: FUCK AL-SHABAB! f-king NOBJOCKEYS!
Contact:

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by Crazy Cat Lady »

Sometimes i'm glad I cant read Somali that well, this would have depressed the hell out of me :cry:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by AbdiWahab252 »

Coolpoison,

What about the Ethiopian project to erect dams and create irrigation in the Webi Shabelle and Jubba that will reduce the amount of water flowing into Somalia.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by CoolPoisons »

I never heard of that 1

give me the link

this happens when U dont have qaran
User avatar
The Gunners
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 494
Joined: Tue Mar 25, 2008 7:20 am
Location: ARSENALFC
Contact:

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by The Gunners »

MOMENTS LIKE THIS ^^^^ MAKE ME PROUD TO BE A SOMALILANDER-NO ONE CAN FUCK WITH US.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by CoolPoisons »

The Gunners wrote:MOMENTS LIKE THIS ^^^^ MAKE ME PROUD TO BE A SOMALILANDER-NO ONE CAN FUCK WITH US.
:lol: :lol:

war the same thing happend 2 months ago

Ethiopian company oo rabay inay minerals ka qodaan in degamada waqooyi.
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by Ducaysane_87 »

Cool-poison ^^^ that was fake news - and it wasnt waqooyi it was the border of wajaale - between sland & ethiopia - the news was still proven to be been
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Ducaysane_87 wrote:Cool-poison ^^^ that was fake news - and it wasnt waqooyi it was the border of wajaale - between sland & ethiopia - the news was still proven to be been
Ducaysane even if it fake news

Ethiopia waa qaran and it can what it wants
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Ethiopians want to extract oil from Wardher ila Abudwaq

Post by Ducaysane_87 »

CoolPoisons wrote:
Ducaysane_87 wrote:Cool-poison ^^^ that was fake news - and it wasnt waqooyi it was the border of wajaale - between sland & ethiopia - the news was still proven to be been
Ducaysane even if it fake news

Ethiopia waa qaran and it can what it wants

not with the sland sxb - -
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”