Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
Hogaamiyaha khawaarijta Xisbul Fasaaq Sikh Xasan Dahir Aweys oo saddex cisho ka hor isaga baxay magaalada Muqdisho ayaa isaga iyo Ciidamo fara badan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka waxay xalay ka gudbeen Degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.
Sikh Aweys oo ay wehliyaan Saraakiil sar sare oo ka tirsan Xisbul Islaam ayaa waxaa ka mid ah Sheekh C/qaadir Kumandos, waxaana qorshaha Wadaadka ka marneyn Guluf dagaal oo ku wajahan Gobolka G/gaduud oo uu ka soo jeedo.
Duulaankan oo ah mid si weyn qariiradiisa loo dajiyay ayaa Ciidamada ka qeyb qaadanaya ay yihiin kuwo gaaraya ilaa 500 oo ciidan, waxaana Map-ka dagaal gelinta dejiyay C/qaadir Kumandos oo aad ugu xeel dheer xeeladaha dagaal.
Warar ay xooraansi ku heshay Shabakada Jowhar.com ayaa sheegaya in Ciidamada uu wato Wadaadka ay geedi ku sii yihiin Degmada Guriceel iyo deegaano kale, kadib markii maalmo ka hor ay isku uruursadeen Magaalooyinka Jowhar iyo Buulo Burde.
Gulufka dagaal oo uu wado Sikh Aweys ayaa ah mid ballaaran waxaana qorshaha koowaad uu yahay duulaan saf ballaaran ah oo ay ku qaadaan deegaanada ay ku sugan yihiin Ciidamada Ahlu Sunah si ay ugu kala dhantaalaan awoodaha Ahlu Sunah la soo baxday mudooyinkii u dambeeyay.
Warar qaar ayaa sheegaya in Xasan Dahir uu damac weyn uga jiro inuu saldhig weyn ku yeesho G/gaduud, isla markaana uu xoog uga sal kiciyo urur diimeedka Ahlu Sunah, iyadoo Wadaadka uu u muuqdo inuu boorsooyinkiisa ka soo xir xirtay magaalada Muqdisho.
Sikh Xasan Dahir oo garabkiisa ay kala dhaxeyso loolan dhinaca awooda ah Ururka Argagaxisada Alshabaab ayaa la ogeyn halka qorshihiisa ku aadan saldhigashadiisa Gobolka G/gaduud.
Culumaa'udiinka Ahlu Sunah ayaa ku guda jira diyaar garowgii u dambeeyay oo ku wajahan ka hortagida duulaanka kaga soo fool leh Ururka Xisbul Islaam oo si weyn ugu qalab qaatay duulaan ballaaran oo ka dhan ah.
Degmooyinka Dhuusa Mareeb oo uu ku dhashay Sikh Xasan Dahir iyo Guriceel ayaa ka bilowday dhaq dhaqaaqyo ciidan, iyadoo shalay ay ka dhaceen Banaan baxyo ballaaran oo dadweynaha deegaanadaas loogu gubaabinayo inay ka hortagaan duulaanka ka dhan ah degenaashahooda iyo nabada ay yagleelshteen.
Afhayeenka Ahlu Sunah Sheekh C/llaahi C/raxmaan Abuu Yuusuf Al-qaadi oo ka hadlay dhaq dhaqaaqyadan ayaa ugu baaqay Ciidamada Ahlu Sunah inay iska difaacaan duulaanada ballaaran ee ku soo socda, isagoo ku tilmaamay duulaanka mid la doonayo in lagu barakicinayo deegaanada ay maamulaan.
Si kastaba ha ahaate waxaa la ogeyn qorshahan dagaal iyo gulufka soconaya ayaa ah kuwo ifafaalo u ah dagaalo lagu riiqmo oo ka dhaca deegaanada Gobolka G/gaduud oo kol hore ay ka fara maroojiyeen Ururka argagaxisada Alshabaab

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
Hutuking,
Whats the Ugaas's position on this renewed fighting ?
Whats the Ugaas's position on this renewed fighting ?
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
He supports nabad. This means: to get nabad again in that region,gargaduud have to be killed 
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
This avaricious Lunatic has too much blood on his hands,Lets Hope His latest adventure Liquidates him.
Last edited by Addoow on Thu Sep 10, 2009 9:26 am, edited 1 time in total.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
btw, how is the deal between hasan dahir and alshabaab going? are there still efforts to unite the opposition?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
HutuKing,
I said this a long time ago. Ugaaska needs to stand up to this guy and also Ahlu Sunnah
Now is not the time to make the poor people flee their homes again.
Abakar,
Abdi Qeybdiid is a better friend to the people of Galgaduud than this evil man.
I said this a long time ago. Ugaaska needs to stand up to this guy and also Ahlu Sunnah
Abakar,
Abdi Qeybdiid is a better friend to the people of Galgaduud than this evil man.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
war odaygan dhib jeclaa,,caqligiina xaguu ka maray galgaduud maxa yaalo oo loo dhintaa..tii hore ayuu dhawac kaga soo baxsaday laakiin markan waa marki ugu dambeysay uu dagaal qaado insha-allah.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
unity with shabaab means that aweys & his group fully joins them and adopts their name.abakar20 wrote:imam hutuking, show some respect to the war veteran and stop cursing him.
btw, how is the deal between hasan dahir and alshabaab going? are there still efforts to unite the opposition?
Inshallah iam hoping for his death in this coming war between xarakada ahlusunnah al mujahideen vs xisbul fasaad and shabaabil khawarij.
If he gets killed the problems will still continue,however he started this war so there is no better news than hearing: somali warmonger dies in wabxo .
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
Diyeeshaha_Tolka wrote:war odaygan dhib jeclaa,,caqligiina xaguu ka maray galgaduud maxa yaalo oo loo dhintaa..tii hore ayuu dhawac kaga soo baxsaday laakiin markan waa marki ugu dambeysay uu dagaal qaado insha-allah.
Diyeeshasha,
Falka wuxu qorey inu nacaska ku dhinto dhul Sacad
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
AbdiWahab252 wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:war odaygan dhib jeclaa,,caqligiina xaguu ka maray galgaduud maxa yaalo oo loo dhintaa..tii hore ayuu dhawac kaga soo baxsaday laakiin markan waa marki ugu dambeysay uu dagaal qaado insha-allah.
Diyeeshasha,
Falka wuxu qorey inu nacaska ku dhinto dhul SacadNimanka deriiska tihin, wa dad cajiib
AW
duqa ayaantaan keyboardka nagal xaday faalka waaba qormi layahay nooh...diyeeshe cidiisa keyboadki lagu qoraayo naga xadeen nooh laakin wali monitorka iyo CPU aan heynaa...marka bahalka wali wax ma sheegaayo...laakin waxaa faalka sheegay mar hore odayga inoo garasyaani soo dhaafeen camal
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
AbdiWahab252 wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:war odaygan dhib jeclaa,,caqligiina xaguu ka maray galgaduud maxa yaalo oo loo dhintaa..tii hore ayuu dhawac kaga soo baxsaday laakiin markan waa marki ugu dambeysay uu dagaal qaado insha-allah.
Diyeeshasha,
Falka wuxu qorey inu nacaska ku dhinto dhul SacadNimanka deriiska tihin, wa dad cajiib :lol:
nimanka aan dariska nahay yaa waaye kuwaasi
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
Is this guy normal? I reallly think in uu wax ka qaldan yahay
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
loooooool hada ayaan fahmay sheeekada,,ereyga falka ayaan gfahmi waayey but thanks to ciyaalwarta waan ogaaday
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
It is disliked for someobody to invoke Allah's curse on a Christian so how can you justify saying la'natullah on Aweys or whoever? Even if you assume he is misguided in the Religion it is forbidden.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Aweys La'anathullah heading towards galgaduud
Diyeeshasha,
Komputer dib ugu ceeli Ciyaalwarta. Xa ka taqaniin komputer ?
Ciyaalwarta,
Igu dar qaranka. Komputerka wa bahal cajiib oo been sheegiin.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1417 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 17 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 10 Replies
- 1640 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 8 Replies
- 88 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 9 Replies
- 2119 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 21 Replies
- 1601 Views
-
Last post by Advocator
-
- 2 Replies
- 489 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 11 Replies
- 583 Views
-
Last post by FarhanYare