Sheikh dalxiis is in Djibouti

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by The_Emperior5 »

Image

Alla ninku oga siida diyaarada loo raac :lol: :lol:

HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal waqti kooban qaadanaya wuxuu ugu amba baxay dalka Jibouti.

Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka dambeeyay martiqaad rasmi ah oo uu madaxweynaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle ka helay. Xubno Wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa madaxweynaha socdaalkaas ku wehlinaya, waxaana ka mid ah Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi, Ra’iisal Wasaare ku xigeen, ahna Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Shiikh Aadan, Wasiirka Cilmi Baarista iyo Tiknoolojiyada Maxamed Cali Xagaa iyo xubno kale.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha Soomaaliya socdaalka Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa wuxuu qaadan doonaa waqti kooban, kaddibna wuxuu dib ugu soo noqon doonaa Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Dalka Jibouti ayaa wuxuu yahay halkii lagu soo doortay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, iyadoo ay xusid mudan tahay in uu Dowladaha Soomaaliya iyo Jibouti ka dhaxeeyo xiriir walaaltinimo iyo mid saaxibtinimo.

Dowladda Jibouti ayaa tan iyo markii ay burburtay Dowladdii hore ee Soomaaliya waxay noqotay Dowladda kaliya ee la hubo in ay ka murugeysan tahay dhibaatada dowlad la’aaneed ee ka taagan Soomaaliya, waxaana la xusuusan yahay in Jibouti lagu soo dhisay seddex dowladood oo ay u dambeyso midda uu haatan madaxweynaha ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Image

Sheikh daxliis oo diyaaradii la duushay :lol: :lol:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by nomadicwarlord »

If I was him, my government would be based in Paris, France. Fuck that hell hole. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by The_Emperior5 »

nomadicwarlord wrote:If I was him, my government would be based in Paris, France. Fuck that hell hole. :lol:

Sh dalxisi is going to start his own travel agency marku madaxweynenimadiisa dhamaysto sannad ba uu hadhay imika experience buu sii qaadanaya :lol: :lol:
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by BaasAbuur »

Traveling is fun, especially when is all paid for.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by Goljano Lion »

BaasAbuur wrote:Traveling is fun, especially when is all paid for.
:lol: i think Sheikh dalxiis broke Abdilahi yusuf,s traveling record
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Tollow ma Washington buu ku ciideyaa :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by AbdiWahab252 »

Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:Tollow ma Washington buu ku ciideyaa :lol:

Nope, he arrives after Eid.

and no, I am not going to welcome him :down:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by zingii »

Too much dalxiis to the point he broke RIYAALES record who been dalxiisin alot of years in no time. :mrgreen:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by Keyse_0208 »

The_Emperior5 wrote:Image

Sheikh daxliis oo diyaaradii la duushay :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by zingii »

I am picturing shariif in the cockpit lecturing the pilot about his dalxiis days so far. :mrgreen:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by AhlulbaytSoldier »

sh.sharif is hardworking president. Flying from place to place. :up:

After his presidency,he should not give up on flying.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by nomadicwarlord »

President Sharif is on pace to break the world record for State visits by a head of state previously held by former President Bill Clinton. :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by sheekh-Farax-zero »

weather you like it or not Sheikh shariif is internationaly recognized legit president who can fly or meet
who ever leader he wants, anlike Riyoode who is elected in marfish room only waits the calls and orders
of Burhanu Gerasalasse to hand over couple of skiny TB infected Ogadens, what a contrast :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by The_Emperior5 »

sheekh-Farax-zero wrote:weather you like it or not Sheikh shariif is internationaly recognized legit president who can fly or meet
who ever leader he wants, anlike Riyoode who is elected in marfish room only waits the calls and orders
of Burhanu Gerasalasse to hand over couple of skiny TB infected Ogadens, what a contrast :lol: :lol:
Arent you alshababiist , maxa ka gallay socodka Madaxweynaha
Sxb don’t insult our products we deliver Healthy ogadens To Ethiopia
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sheikh dalxiis is in Djibouti

Post by Murax »

Yet another Dalxis for Sheikh Dalxis :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”