Lets pray for the people

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Lets pray for the people

Post by The_Emperior5 »

Who died yesterday in the riots of somaliland

Magacyada Dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Shaqaaqadii shalay ka dhacday Magaalada Hargeysa

Axad, 14 September 2009 (HOL): Magaalada Hargeysa ayaa maanta deggan, ka dib markii ay halka shalay ka dhaceen Mudaharaaddo Rabshado isku rogay. Kuwaas oo loo xidh-xidhay dadweyne tiro badan, isla markaana waxa halkaa ku geeriyooday saddex qof, halka uu dhaawac soo gaadhay tiro dad ah oo kale.

Rabshadahaas oo ka dhashay ka dib markii ay isku-dhaceen Booliska iyo dadweyne ka gadoodsan talaabada Xukuumaddu albaabada ugu xidhay Golaha Wakiillada, waxa uu bilaabay subaxnimadii shalay, wuxuuna socday ilaa 1:30 duhurnimo ee isla shalay.

Ka dib markii ay dadweynahaas oo cadhaysnaa iyo Ciidamadu is waajaheen, waxay Xukuumaddu keentay Ciidamo kale oo xoojin ah, iyadoo Ciidamadu ay awood buuxda u adeegsadeen dibad-baxayaashaas oo ay ilaa xaafaddaha soonka dawladdu degen tahay ee Shacabka u dhowdhow ay Ciidamadu dadkaas baacsanayeen. Ciidanku waxay rasaas oodda kaga qaadeen dadweynahaas, iyadoo sida muuqatay ay mararka qaarkood hoos ugu dhigayeen, taasoo sababtay dhimashada inta la ogyahay laba qof oo Rayid ah iyo dhaawaca dhowr iyo toban qof oo Rayid iyo Ciidanka Amaaanka isugu jira. Ka sokow khasaaraha nafeed iyo dhaawaca dadka Rayidka ah gaadhay, waxa jira xubno Booliska ka tirsan oo ku dhaawacmay qulqulatooyinkaas shalay dhacay.

Haddaba, Akhristayaal waxa noo suurtogashay in aanu idiin soo gudbinno Magacyada dhaawaca iyo dhimashada dadkii shalay waxyeelladu ka soo gaadhay Rabshadaas oo ay noo xaqiijiyeen hawlwadeenada Cusbatalka Guud ee Hargeysa oo dhaawaca ugu badan iyo dhimashada la geeyay iyo Cusbatalka gaarka ah ee Manhal oo hal qof la geeyay, shaqaaqadaas shalay waxa ku waxyeeloobay dadka magacyadoodu kala yihiin;

1-Siciid Saxardiid Mataan - dhimasho

2-Siciid Cumar Macalin - dhimasho

3-Jamaad Cabdi Ismaaciil - dhaawac

4- Cabdi Xusseen Cumar - dhaawac

5-Xusseen Muxumed Cabdi - dhaawac

6-Khadar Muxumed Cilmi - dhaawac

7-Nuura Xassan Cabdillaahi - dhaawac

8-Cawil Jaamac Cumar - dhaawac

9-Nuuradiin Jaamac Cali - dhaawac

10-Jamiila Keyse Faarax - dhaawac

11- Maxamed Cabdillaahi Cabdi - dhaawac

12- Saleebaan Gaaxnuug Axmed d- - haawac

13-Maxamuud Xassan Cabdillaahi dhaawac.

Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online
barqad@hiiraan.com
Hargeisa, Somaliland



ilahay ha uu naxariisto qabriga na ha uu nuurro
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Lets pray for the people

Post by The_Emperior5 »

djibsomali wrote:May allah bring more war in mirqanland

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
*Nobleman*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6864
Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
Location: United- Not arrogant, just better

Re: Lets pray for the people

Post by *Nobleman* »

AUN
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Lets pray for the people

Post by SummerRain »

AUN
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Lets pray for the people

Post by Keyse_0208 »

AUN - Samir iyo aamin to all the Fam
Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Re: Lets pray for the people

Post by Abdi-Halim »

Samaroon boys probably wanted to square for the ceel-baardale incident!!! 8-)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Lets pray for the people

Post by The_Emperior5 »

Abdi-Halim wrote:Samaroon boys probably wanted to square for the ceel-baardale incident!!! 8-)
sxb lets not inject politics in this Threat just say aun
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Lets pray for the people

Post by Alluring »

AUN.

Now you have a greater understanding that there never will be a Somaliland right?
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Lets pray for the people

Post by Diyeeshaha_Tolka »

friend of mine is unlucky he went there last thursday and straight in this trouble happened,,
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Lets pray for the people

Post by The_Emperior5 »

Alluring wrote:AUN.

Now you have a greater understanding that there never will be a Somaliland right?


Riots happen every where in the world and police forces of hargeisa sl calmed the situation
And Somaliland existence is sacred huuno ta waliga ha ilaawiin.
Qofkii dhinta bisha Ramadan eeh barakayssan wa ehlu jannoh albabaada janada furran
Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Re: Lets pray for the people

Post by Abdi-Halim »

Emperior u can't blame rayale, you got to blame the idiots who care for qabil interest then the stability of the region. They are doing exactly the same thing to rayale which they did to siyad barre. Same thing just different characters. War waxaan wa isaaq qabilism, they prefer that qabilism before peace. wale mark my words just watch how it unfolds.

War dadkina baa meesha lagu dileya, remember abdullahi yusuf when he first staged his opposition to siyad barre, he was doing outside in ethiopia, because he didn't want to risk his ppl safety becuz he knows how somalis settle differences. Snm risked their ppl safety by placing them in the firing line. Yet u view them as hero!!! war thats not hero man, a hero cares for his ppl safety like yey cared for mj.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Lets pray for the people

Post by The_Emperior5 »

xisbiya la isku haysta not reer sxb iyo sharcii , back in the days when we where fighting somalia then it was qabil not today sxb :mrgreen: :up:
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Lets pray for the people

Post by Shirib »

Ilaah ha u naxriisto
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Lets pray for the people

Post by surrender »

AUN. :up:
The Nomad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3532
Joined: Tue Jul 14, 2009 2:51 pm
Location: Las Qoray, Erigabo, Hadaftimo, Dhahar, Xingalol, Gelewiyt, Celaayo, Djibouti, Harena.

Re: Lets pray for the people

Post by The Nomad »

But I thought only the uncivilized Koonfurians killed each other?... :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”