
Garoowe(Radiolaascaanod)Wasiirka Duulista Hawadda Puntland Oo Casho Sharaf u Sameyey Xilibaanadii Martidda haa.
Caawa ayaa Marti Sharaf Waxaa u Sameyey Saddexdii Xilibaan ee ka Socday Dowladda ku Meel Gaar ahayd ee Somalia ee mudooyinkaan ku Sugnaa Magaaldda Garoowe Wasiirka Duulista Hawadda Puntland Mr. Karaash.
Casho Sharafkaan Oo ka Dhacay Xaafadiisa ayaa Waxay Tahay Mid ay Si heer Sarre Loo Soo agaasimahay Oo ay ka Soo qayb Galeen Guud ahaan Xilibaanadda Martidda ah ee ku sugan Goboladda Puntland Markoodii horena ka Soo Ruqaansaday Magaaladda Nairobi ee Xaruunta Dalkaasi kenya.
Axmed karaash Oo ah Wasiirka Duulilsta Hawadda ee Puntland ayaa isna Goobta Joogay Oo Xafladdu ka Dhacaysay Gurigiisa Caawana Casumay Xilibaanadaan Oo kala Cali baashi ismaciil buubaa iyo Caasho axmed Cabdalle.
isku Soo Wadd a Duub Xalay ayey ahayd Markii uu Wasiirka Gaadidka Puntland Casho Sharaf Tan oo kale u sameyey Xilibanaddan Taas oo uu ka Soo qayb Galay Wasiirka arimaha Gudaha ee Puntland.
Rlaascaanood1@yahoo.com