Page 1 of 2
AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Tue Sep 15, 2009 7:56 pm
by CoolPoisons
i remember this oday markaan ku noola Abudwaq. he was a good man and everybody knew him
TACSI: Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!
Waxaa maanta oo ay taariikhda Islaamka tahay Ramadam 25, 1430 H., kuna beegan taariikhda Miilaadiga oo ah September 15, 2005 magaalada Caabudwaaq ku geeriyooday Alle ha'u naxariistee marxuum Nabadoon Xaaji Faarax Dhoore Muuse.
Alle ha'u naxariistee Xaaji Faarax Dhoore Muuse oo da'diisa lagu qiyaasay 95 jir ayaa waxuu ahaa Nabadoon si weyn looga yaqaanay gobolada Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo Kililka shanaad ee Soomaaliya ee gacanta Itoobiya ku jira.
Haddaba, maamulka Allgedo iyo dadka uu magacooda hoos ku xusanyahay ayaa ayaga oo si aad ah uga tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Nabadoon Xaaji Faarax ayaa waxaan marxuunka Ilaah uga baryeynaa in uu geeyo Janadiisa, dhamaan reer Dhoore Muuse, eheladii marxuumka iyo umadda Soomaaliyeed oo dhana samir iyo iimaan uu ka siiyo. Amin...
Dadka Allgedo Tacsida la dirayo waxay kala yihiin:
1. Asli Shabeel Carab
2. Mukhtaar Jaamac Nuur
3. Caasha Nuur Cabdille
4. Sh. Cabdulqaadir Bulxan Shabeel
5. Naado Bulxan Shabeel
6. Maxamed Diiriye Shabeel
7. Xaliimo Diiriye Shabeel
8. Maxamed Guuleed Shabeel
9. Muraayad Guuleed Shabeel
10. Cabdinuur Aden Gurey Shabeel
11. Faadumo Aden Gurey Shabeel
12. Maxamed Faaqid Shabeel
13. Ruqiyo Faaqid Shabeel
14. Iyo dhamaan reer Carab Waceys oo dhan.
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Tue Sep 15, 2009 9:22 pm
by ToughGong
Ramadam 25, 1430 H
AUN. 95yrs eh, he had a good innings
Respect to you for the use of the Islamic date
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Tue Sep 15, 2009 9:30 pm
by zingii
AUN.
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Tue Sep 15, 2009 10:00 pm
by BaasAbuur
Allah ha u naxariisto.
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 1:08 am
by CoolPoisons
TACSI-(GMN) Inaa lilahi wa ina ilahi rajicuun,waxaa halkan taci tiiranyo leh ka diraya qoysaska iyo dadka kala ah,
Dhamaan Reer Shire Warsame Gulled,oo ay ugu horeeyaan.
Maxed Shire Warsame Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Cabdi Shire Warsame Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ibraahim Shire Warsame Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Dahir Shire Warsame Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Yusuf Shire Warsame Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Ahmed Shire Warsame Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ilma Cali Shire iyo Hooyadood Canbaro Haji Dabcasar.
Ilma Aadan Shire iyo Hooyadood Carfoon Farax
Ilma Cabdi Gaboobe shire iyo Hooyadood Amina.
Ilma C/laahi Shire iyo Hooyadood .
Saynab Shire iyo Caruurteeda.
Muraayad Shire iyo Caruurteeda
Amino Shire iyo Caruurteeda.
Dalaayad Shire iyo Caruurteeda
Wiilo Shire iyo Caruurteeda
Saafi shire iyo Caruurteeda
Faadumo Shire iyo Caruurteeda.
Xawo Shire iyo Caruurteeda
Xabiibo Shire iyo Caruurteeda
Sheekh Huseen aadan iyo Caruurtiisa,
Dhamaan dadkan oo ku kala nool dunida dacaladeeda Waxay tacsi Naxdin leh u dirayaan dhamaan reer Dhoore Muuse Gaar ahaan Reer Faarax dhoore ayaga oo uga tacsiyaynaya geeridii ku timid alaha u naxariistee Haji Faarax Dhoore Muuse oo dhawaan ku Geeriyooday magaalada C/waaq ee Waqooyiga G/gaduud, ilahay janadii haka warabiyo ehelada iyo qaraabadana samir hakasiiyo Aamin Aamin Aamin.
Gedoonlinenews@gmail.com
http://www.gedoonline.com/?p=10338
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 1:09 am
by CoolPoisons

Rer Shire Gardhere are big
i found out that gabadha leh Gedoonline (Deqo Yusuf Shire)'s half Rer Siyad Husein gaar ahaan Rer Mohamed Siyad Husein (my jilib).
ileen gabadha abti baan u ahay
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 1:24 am
by BaasAbuur
Rer shire iyo reer dabcasar ma aad bay isku guursadaan?
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 1:40 am
by CoolPoisons
I never went to xafada dhabcasar but I use to meet hal oday from dhabcasar.
wuxuu aha Alif Haji Dhabcasar wuxuu ka mid ahaa odayaashii guurtida Abudwaq. Gudoomiye ayuu u aha.
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:13 am
by Murax
AUN Marxuumka
Coolpoison,
When did You live in Caabudwaaq and for how long? How about Baardheere?
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:17 am
by CoolPoisons
Murax wrote:AUN Marxuumka
Coolpoison,
When did You live in Caabudwaaq and for how long? How about Baardheere?
I lived in Bardhere from 1980 ila 1987 and then Abudwaq from 1988 ila 1995 then I came to Canada
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:18 am
by Murax
CoolPoisons wrote:Murax wrote:AUN Marxuumka
Coolpoison,
When did You live in Caabudwaaq and for how long? How about Baardheere?
I lived in Bardhere from 1980 ila 1987 and then Abudwaq from 1988 ila 1995 then I came to Canada
You must have knew My Grandfather in Baardheere AUN, and did You know Xuseen Qorane (Reer Xersi nabadoon) in Caabudwaaq?
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:22 am
by CoolPoisons
Murax wrote:CoolPoisons wrote:Murax wrote:AUN Marxuumka
Coolpoison,
When did You live in Caabudwaaq and for how long? How about Baardheere?
I lived in Bardhere from 1980 ila 1987 and then Abudwaq from 1988 ila 1995 then I came to Canada
You must have knew My Grandfather in Baardheere AUN, and did You know Xuseen Qorane (Reer Xersi nabadoon) in Caabudwaaq?
^^ awoowga cid kasta taqanay caan ayuu aha
ninyaho markaan ku noola Abudwaq dhalinyaro iska aha. i dont know Husein Qorane. Abudwaq waa magaalo weyn so its hard to know cid kasta ma garatay
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:27 am
by Murax
Coolpoison,
Waan gartay laakin ninkaan isna Caabudwaaq caan bu ka ahaa.
Laakin Mashallah give u credit, Marexaanki Xamar usoo cararaaye maadan ahayn berigi kacaanki

Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:29 am
by CoolPoisons
Murax wrote:Coolpoison,
Waan gartay laakin ninkaan isna Caabudwaaq caan bu ka ahaa.
Laakin Mashallah give u credit, Marexaanki Xamar usoo cararaaye maadan ahayn berigi kacaanki

^^ Hamar cid kasta tagi jiray. Aniga shaqsian Hamar waan ku dhashay laakin Bardhere la ii geeyey after that
Re: AUN Haji Farah Dhore dies
Posted: Fri Sep 18, 2009 6:31 am
by Murax
CoolPoisons wrote:Murax wrote:Coolpoison,
Waan gartay laakin ninkaan isna Caabudwaaq caan bu ka ahaa.
Laakin Mashallah give u credit, Marexaanki Xamar usoo cararaaye maadan ahayn berigi kacaanki

^^ Hamar cid kasta tagi jiray. Aniga shaqsian Hamar waan ku dhashay laakin Bardhere la ii geeyey after that
Ninyaho Gedo adaa joogi jiray, How langaab are Cali Xusseen