Waa nin darawal ahaan jiray, sida aan ogsoo nahay darawaliintii hore way naago guursi badnaayeen sanadkii 1984 ayaa nin la dhaho Xassan Raabi oo darawal ahaa yaa wuxuu tagay Hargeeysa wuxuu guursaday Gabadh lagu magacaabo Caasho guuleed mudo ayuu qabay waxeeyna isfureen iyadoo caasho guuleed uur u leh . Xassan Raabi wuxuu isga noqday koonfur oo markii hore ka yimid waxaana wadanka kadhacay dagaaladii Somaliya oo dhan aafeeyey dadkana kala kaxeeyey .sidaan ogsoo nahay 1992 intii ka danbeeysay waxaa wadanka looga baxay si aan caadi aheen .dadku intii diyaarada ku bixi kartay waa ku baxeen intii yaman u tahriibi kartay waa u tahriibeen . Xasan Raabi wuxuu dhalay 2 wiil wuxuuna kala diray USA wiilka wayna oo ladhahay Maxed Xasan iyo wiilka yar oo ladhaho C/raxmaan oo kunoolaa UK Cariga ingiriis . waxaa dhacday in Maxamed Xassan Raabi ay Gabadh is jeclaadeen kula nooleed USA khaasatan Gobalka Michigan oo la nooled Abtigeed . Maxamed xasan markay mudo wada socden waxay Go'an sadeen inay isguursadaan ..
Maxamed Xasan Raabi abtigeed u soo Doontay Gabadhii ay is jacelaayeen oo lagu magacaabo Yaasmiin,Wuxuu doontay Yaasmiin abtigeed na wax shuruud ah kumuu xidhan meesha ayaa la isku siiyaay maherkooduna ku dhacay Yaasmiin waxay jeclaysatay ineey ku aqal galaan hargeeysa . waxaa ku nooleed hooyadeed Maxamed Xasan wuu ka yeelay waayo wuxuu ahaa yar wadaad iska ah oo Jaamacad meesha uga baxay oo aad u diyarsan dhaqaalana aan ka maqneen .waxaaney go'aan sadeen inay baxaan is ay ugu aqal galaan hargeeysa wiilka iyo gabadha waa dad wax bartay waxaana isa soo jiidatay dabeecadooda iyo aqoontooda Maan shaa alaah.
Somalia, Mogadishu
Waxay Talo sii gur guurataba waxaa ka dhaceen Hargeeysa ,Aroos wayn ayaay ku dhigteen Hotelka wayn ee Ambasator waxaa meesha ka dhacday Xaflad lacag fiican lagu qarash gareeyay
Waxaa soo af jarantay xafladii waxaan la isaga tagay Maxamed iyo Yaasmiin,maxaa dhici doona, xaabal iyo ninka loo wado lama kala qariyo waxaa isku soo haray Maxemed iyo Yasmin .goobta ayaa waxaa ka dhacay arin muc jiso ah toloow maxay tahay mucjisada meeysha ka dhacday waa arin afku soo qaban wayaay waa Maxamed Xasan iyo Yaasmiin wax noqdeen laba qof aad ukala xishoonaaya. jaceelkii hore meesha mayaal waxaa daaha soo rogtay xishood waxaa dhumay dareenkii iyo hamigii ay isu qabeen Maxamed Xasan dareen dhan waa iska wayaay Yaasmiina waxaa hadheeyey xishood waxaay guteen waajibka saarnaa ..Subaxii markii waagu barayay ayaa Maxamed Xasan Raabi arinkii uga sheekeeyay wiil adeerkii dhalay wuxuu Maxamed Xasan Raabi ku soo gooyay talo inuu san mardanbe isaga iyo yaasmiin kulmin Huteel ayuu iska dagay .. waxaa la soo raadshay ...Maxamed Xasan waxaanu Yaasmin cideeda hordhigay sheekada dhacaday ee ay Macaantiisa xaaskiisa xaalasha ah ay markhaati ka tahay .iyo siday sheekadu u dhacaday ........ waxaana faraha ka baxaday sheekadii..... Yaasimiin iyo Maxamed Xasan meesha laga haysto waa fahim waayeen .Maxamed ma arki karo Yaasmina sidoo kale ...waxay talo sii gurguurataba aakhirkii sheekada waxay dhaafi waysay in culamad la hor dhigo arrinta labadan qof isguur satay ee xalaasha isku Nikaax saday . ma ahan laba qof oo la isku daray .sidan soo shegnay waa laba qof jaceel isku helay .waa laba qof dadka iska doortay...hadaba Akhristoow sheekadu markay mudo 4 bilood ah socotay.intaana baadhitaana lagu sameeynayay ayaa waxaa waxaa dib loo raacay taariikhda yaasimin iyo Maxamed Xasan waxay noqdeen walaalo sheekadu waxaa mucjiso noqotay Yaasmiin waxay leedahay uur 2 bil iyo bar ah u fiirso sheekada kana fiirso.
Muuqaal Online
Siblings Wed?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: Siblings Wed?
Lol, this story is so made up.
Come on though, Daddy Marries Mommy.
Daddy and Mommy get divorced with Mommy pregnant.
Mommy stays up North.
Dad moves south,has 2 boys and when the war begins goes to Yemen sends one boy to UK and the other to US.
US boy meets Girl.
US Boy likes Girl so decide to get hitched.
US Boy and Girl have their Meher.
US boy and Girl decide to move to Hargeysa because Girls mother lives there. (Ah Huh)
US boy and Girl have a lavish wedding in "Ambasator Hotel" (Lol Right...)
Dun Dun Dun! US Boy finds out that Girl-Wife is his Sister!
Dun Dun Dun times 2! Girl is pregnant with US Boy slash Brothers kid!
Come on though, Daddy Marries Mommy.
Daddy and Mommy get divorced with Mommy pregnant.
Mommy stays up North.
Dad moves south,has 2 boys and when the war begins goes to Yemen sends one boy to UK and the other to US.
US boy meets Girl.
US Boy likes Girl so decide to get hitched.
US Boy and Girl have their Meher.
US boy and Girl decide to move to Hargeysa because Girls mother lives there. (Ah Huh)
US boy and Girl have a lavish wedding in "Ambasator Hotel" (Lol Right...)
Dun Dun Dun! US Boy finds out that Girl-Wife is his Sister!
Dun Dun Dun times 2! Girl is pregnant with US Boy slash Brothers kid!
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Siblings Wed?
sheekada waa sheko waalan. 
- Abdi_westldn
- SomaliNet Super

- Posts: 6054
- Joined: Mon Feb 12, 2007 6:16 am
Re: Siblings Wed?
Rwyf ar goll yn cyfieithu
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 71 Replies
- 4142 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 64 Replies
- 4503 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 12 Replies
- 1234 Views
-
Last post by Addoow
-
- 34 Replies
- 2087 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 34 Replies
- 2069 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 34 Replies
- 2256 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 8 Replies
- 1201 Views
-
Last post by sahal80
-
- 27 Replies
- 1784 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 992 Views
-
Last post by Shirib
-
- 32 Replies
- 2087 Views
-
Last post by garoweboy