Masjid That Has A Hospital In It.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Masjid That Has A Hospital In It.

Post by zingii »

MASAAJIDKA UGU QUFACA IYO RIIRAXYADA BADAN ADUUNKA .
Masaajidkani waa masaajid ku yaala bartamaha Qaahiro, waxaana ku tukada dad aad u faro badan. Waxaa uu ku dhax yaalaa isbutaalka ugu wayn Sharqu Awsadh ama Bariga Dhexe. Kasoo lagu daaweeyo bukaanada qaba xunuunka TP. da waxaayaba aan layaabay waxaa kamida in isbitalka cuntadiisa, jiifkiisa iyo dawadiisaba ay lacag la'aan tahay. Mar aan booqday dhawaanahan ayaa waxaan la kumay taqtar kamida taqaatiirta oo layiraah Sayid Xuseyn wuxuu ii sheegay in kabadan 6000 oo qofood ay ku jiraan isbitaalka kuwaas oo isugu jira dumar, rag, iyo caruur.


Dhismayaasha uu ka kooban yahay isbitaalka waxay ka badnaayeen ilaa kow iyo toban dhismo., oo halkii dhismo uu ahaa shan biyaano. Lacagta lagu daweeyo dadkani waxaa bixiyaa dadlalka qaliijka. Tasoo keentay in dadka dagan masar oo dhan ee xanuunka TP, da qaba ay yimaadaan Masaajidka.

waxaan halkaas kutukaday salaadii maqrib masaajidkuna wuxuu ahaa mid aad u camiran. Isla markii waxaan maqlay qufac isdabajoog ah oo xaga dambe kayeeraya daqiiqad kadib dhinacyada oo dhan waxaa isqabsaday qufacyo kala duwan oo aad moodaysay in ay isku baaqayaan. Qushuucaygiina waxaa badalay waswaas markii labadii qofood ee dhanacyada iga taagnaa ay iyaguna bilaabeen qufac wayn oo aad moodid durbaan latumayo. Waxaasa iga qoslisay markii imaamki natujinayay uu isna sheelarihii bilaabay hakiyayna faatixaadii uu aqrinayay.
Markii salaadii dhamaatay ayaan dibada hal-haleel u aaday si aan hawo fiiican u helo balse laf anaantayda waxaan bilaabay in aan qufoco magarnayo sababta keentay.
Isbitalkan magaciisa waxaa layiraah, isbitalka feeraha ee Cabasiya.

Cabdicasiis Sheik Axmed
wakiil1@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Muuqaal Online
Muuqaal@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”