New Govenor Of Buhoodle Begins Reformation

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

New Govenor Of Buhoodle Begins Reformation

Post by Abdi-Halim »

Maamulkii loomaga caabay Gobolka Ceyn ee Puntlandl oo howlihiisii Bilaabay

Gudoomiyaha gobolka Ceyn iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa kulamo gaar gaar ah la leh, masuuliyiinta maamulka deegaanada, laamaha bulshada, waxgaradka , odayaasha gobolka iyo wasaaradaha kala duwan sida tan Amniga iyo kuwo kale, ka dib markii maalintii shalay uu safar ku soo garay magaalada Buuhoodle,

Dhowaan ayay aheyd markii xilka gudoomiye nimo ee gobolka Ceyn loo magacaabay Xariir maxamuud, waxaana uu iminka ku sugan yahay Magaalada Buuhoodle Xarunta gobolka, isagoo maanta shir balaaran isugu keenay dhinacyada kor ku xusan, kaas oo ka dhacay xarunta wasaaraha maaliyaha gobolka Ceyn ayaa waxa shir gudoominayay gudoomiyaha cusub ,

Gudoomiyaha gobolka Ceyn oo halkaasi ka Hadlay ayaa dhinacyadii halkaasi ku sugnaa u sheegay in iminka Maamulka gobolku uu bilaabi doono shaqadii iyo wax qabadkiisii, isagoo ugu booriyay in ay ka qeyb qaataan la shaqeynta maamulkan cusub ,

Isla goobtaasi waxaa lagu magacaabay gudi Nabad geliyo ah waxaana magacaamay Gudoomiyaha gobolkaasi Ceyn isagoo sheegay in uu ka shaqeyn doono gudigani Arimaha Nabad geliyada iyo Nabadeenka guud ahaan Gobolka Ceyn.

Isku soo wada duub oo talaabadan iyo car cartan uu kusoo galay maamulka gobolka waxaa soo dhaweynaya dhamaanba qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka waana maamulkii ugu horeeyay ee soo gaara gobolka ceyn kaas oo uu soo magacaabo madaxweynaha Haatan ee Puntland.

Cali Cismaan Yuusuf Cali Dhagjar
SBC International Buuhoodle.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: New Govenor Of Buhoodle Begins Reformation

Post by abdisamad3 »

isnt buhoodle part of Somaliland horta?..
Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Re: New Govenor Of Buhoodle Begins Reformation

Post by Abdi-Halim »

Abdisamad Sool and cayn is apart of puntland control. Sanaag is all apart of puntland control except erigavo, el-afweyn, and maydh. El-afweyn and maydh are the isaaq degaan. Erigavo and las canood is the only cities not in puntland control!!!
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: New Govenor Of Buhoodle Begins Reformation

Post by abdisamad3 »

Abdi-Halim wrote:Abdisamad Sool and cayn is apart of puntland control. Sanaag is all apart of puntland control except erigavo, el-afweyn, and maydh. El-afweyn and maydh are the isaaq degaan. Erigavo and las canood is the only cities not in puntland control!!!
ok thanks for the info sxb.. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”