Page 1 of 1

Tacsi:Marxuumad Xaawa Siyaad Barre

Posted: Fri Sep 25, 2009 2:31 am
by CoolPoisons
Image

Innaa Lilaahi Waa Inna Ileyhu Raajicuun. Waxaan magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya maanta oo ay taariikhdu tahay bisha September 22keeda ku geeriyootay marxuumad Xaawo Siyaad Barre oo da'deedu aheyd 87 jir. Dhammaan bahweynta Gedonet waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan caruurteedii oo kale ah nabadoon Sulub Cali Nuur, Ambasador Cabdikarim Cali Cumar iyo xaaskiisa Drs. Deeqa Maxamed Siyaad Barre, Maryan Cali Cumar, Jamaad Cali Nuur iyo Reer Barre meel kasta oo joogaanba. Waxaana marxuumadda ilaahay ugu baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo,ehelada oo dhan samir iyo imaan ka siiyo.aamiin,aamiin.

Re: Tacsi:Marxuumad Xaawa Siyaad Barre

Posted: Fri Sep 25, 2009 6:34 am
by hanqadh
Ilahay ha naxariisto.....islaanta ina buug laga qora bay ahayd she must of had some interesting stories to tell....A memoir or something.

Re: Tacsi:Marxuumad Xaawa Siyaad Barre

Posted: Fri Sep 25, 2009 2:40 pm
by Babygirl-
AUN.

Re: Tacsi:Marxuumad Xaawa Siyaad Barre

Posted: Sat Sep 26, 2009 10:07 pm
by zingii
AUN.

Re: Tacsi:Marxuumad Xaawa Siyaad Barre

Posted: Sat Sep 26, 2009 10:09 pm
by ToughGong
AUN

Re: Tacsi:Marxuumad Xaawa Siyaad Barre

Posted: Thu Oct 01, 2009 6:21 pm
by Cumar-Labasuul
AUN
Was she siyads sister?