Garbaharey Diaspora U.K Fund-Raiser To Build Airport

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Garbaharey Diaspora U.K Fund-Raiser To Build Airport

Post by Abdi-Halim »

Image
Image

Xaflad Dhaqaale Loogu Arurinayey Garoonka Garbaharey Oo Ka Dhacdey

Sep 21,2009

by London-Gedo-News

Iyadoo ay ka soo qayb galaan shir dad badan oo ah dhamaan bulshada beesha **** eek u dhaqan magaalada Leicester ee dalka ingiriiska waxaa ka soo qayb galay ama lagu soo dhaweeyay wafti balaaran oo uu hogaaminayay Duuliye Cabdi Guuleed Maxamed oo ka yimid Waqoyiga Amerika iyo wafti balaaran oo ka soo raacay magaalada birmigham ee dalka ingiriiska halkaana lagu soo koobi Karin balse ay ka mid ahaayeen Sh maxamed Adam, Shiikh Xasan ,Col Biixi iyo Col Cabdi Cismaan Nuur.

Waxaa lagu soo dahaweeyay Waftigaa magaalada Leicester Gaar ahaan barta lagu magacaabo HASHI CENTRE oo ku taal magaalada Leicester waxaa soo dhaweeyay waftigaa dadka deganaa magalada Leicester oo dhamaantood u kala harin uuna hogaaminayay Gudoomiyaha Jaaliyada Magaalada Leicester Faarax diiriye Awal iyo dad kale oo badan oo ay ka mid ahaayeen C/risaaq Ashkir,Ibraahim Maxamed,Yaryare, Maxmed Xaashi,Xaaji Maxamuud ,C/laaahi cali Kooshin,Guuleed,Gabo obe, ,c/risaq Garjeex,Cumar Xasan Maxamed dhanka gabdhaha waxaa ka mid ahaa Maryan Tahliil,Asiili C/qaadir,Faadumo Coongaab iyo Xaawo cabdi Xaashi Ayadoon la soo koobi Karin dadkii halkaa ku soo dhaweyay waftiga ayaa waxaa la furay hadalkii iyo ajandihii meesha loo yimid.

Iyadoo uu ku hormaray oo ka sheekeeyay amaba sharaxay meesha ay marayso xaalada dhabta ah ee airoporka Garbaharay warbixno watay Sawiro iyo hadal ayuu halkaa ka jeediyay kadibna waxa u u sheegay meesha uu xaal marayo iyo baahida dhaqaale ee hada Airoborku qabo waxa uu ku sheegay halkaa in birmigham si fican loogu soo dhaweeyay dhaqaale fiicana loo balan qaaday marka kaas oo kale ama kabadana uu ka filayo Leicester.

Ka dib waxaa hadalkii qaaday Sh Maxamed Aadan oo soo jeediyay muxaadaro ku saabsanayd mowduuca sadaqada iyo waliba xiriiritaanka riximka iyo waxa loo baahan yahay inay sameeyaan reer Leicester asagoo sheegay waliba in reer birmigham ay bixiyeen lacag dhan £20.000 oo pond oo waliba dheer boqolaal reer Leicesterna taas oo kale laga sugayo.

Waxaa markaa hadalkii qaatay Faarax diiriye oo ahaa Odayga Magaalada sheegayna reer Leicester inay wax walba diyaar la yihiin ayna ku qanceen hadalka odoyaasha ayna hadana bixinayaan dhaqaale dhan £10.000 mudo labo asbuuc ah kadibna dib u balimiyay maalinaimada Arbacada marki salaada casar la soo tukado dhamaan dadka reer Leicester ee beesha **** isugu yimaadaan Hashi Centre.

Ugu danbayntii shirkaa waxa uu ku dhamaaday jawi wanaagsan oo aad u fiican ayagoo dad badan oo ka hadlay arinkaa uu qof walba u riyaaqay shaeegayna inay tahay waqtigii wax la qaban lahaa.

Maxamed Xaashi

Leicester UK

Congratulations marehan, these sorts of fund-raisers are needed more to rebuild Gedo. These are positive steps!!!
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Garbaharey Diaspora U.K Fund-Raiser To Build Airport

Post by Shirib »

If they can get that airport built, it wil be great for the region in terms of development and all
Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Re: Garbaharey Diaspora U.K Fund-Raiser To Build Airport

Post by Abdi-Halim »

Yes the airport will definitely boost development because larger equipment can be docked off and work can begin on construction of the city. Like i said this is a positive step towards the region and it should be commended.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”