Page 1 of 2

Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 3:35 pm
by hanad_mn
Mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG islamarkaana ka soo jeeda Somaliland oo sheegay in aanay gala go’in Karin Soomaaliya iyo Somaliland.
Posted: 9/26/2009 3:29:00 PM
Shabelle: MUQDISHO
Xildhibaano ka tirsan golaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda gobolada Waqooyi Galbeed ayaa waxaa ay ku taageereen go’aankii golaha guurtida shalay ay ku gaareen Magaalada Hargaysa iyagoo sidoo kalan tilmaamay in Soomaaliya aysan laba dhan u kala go’i Karin.



Kulan balaaran oo maanat ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho mudanayaasha Barlamanka KMG ee Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda Somaliland ayaa waxaa ay si buuxcda kulankooda ugu taageereen go’aankii shalay golaha guurtiada ay ku gaareen Magalaada Hargaysa.



Xildhibaanadaasi ayaa waxaa ay saxaafadda reer Muqdisho u sheegeen in Soomaaliya aysan kala go’i Karin islamarkaana Somaliland ay qeyb ka tahay wadanka Soomaaliya,waxaana ay tusaale u soo qaateen xiligii dalka ay ka ariminayeen maxkamadaha Islaamiga in gawaarida ay gobolada Waqooyi galbeed iyo Koofurta ay isku dhex mushaaxi jireen.



Xildhibaan Saleemaan Max’ed Rooble oo markii uu kulankaasi soo gaba gaboobay saxaafadda la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay tahay dad isku dhaqan ah iskuna Diin ah islamarkaana aanay jirin cid kala kaxeyn karta isagoo sheegay in Magaalada Muqdisho hadii ay degto ay isku mid noqonayaan Muqdisho iyo Hargaysa.



Xildhibaan Saleeman Max’ed Rooble waxaa sheegay in ka xildhibaan ahaan ay si weyn ugu farxeen islamarkaana ay soo dhaweynayaan go’aankii ka soo baxay golaha guurtida ee Somaliland isagoo tilmaamay in sedexda xisbi ee ka jirta Somaliland ay haatan aqoonsadeen danta shacabka reer Somaliland.



Jamhuuriyadda Somaliland iyo Madaxdooda ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxaa ay wadeen qorshayaal ay ku doonayaan in ay kaga madax banaanaadaan Soomaaliya inteeda kale waxaana haatan xildhibaanadaani ay sheegeen in ay ka shaqeynayaan sidii shacabka reer Somaliland looga baabi’i lahaa waxyabahaasi ay higsanayaan.



Shalay ayey aheeyd markii golaha guurtida ee Somaliland ay xiliyeen qilaafaadkii ka dhaxeeyay sedaxda xisbi ee isku heysta Siyaasadda Somaliland kuwaasi oo mudooyinkii ugu damabeeyay ku murunsanaa doorashooyinka Jamhuuriyadda la magic baxday Somaliland.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Wlc Back akhiyaarta. I knew one day you would come out of the Ictiraaf Dream.

It took them 20yrs to come back. Hope they don't leave again.

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 3:40 pm
by Diyeeshaha_Tolka
sxb newska qalad ayaad ka fahantay ee dib ugu noqo sii ficana u aqri,

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 3:42 pm
by Cali_Gaab
Hanad, we like you better as telling us fantasy stories about your life such as having 2 wives, going to prison, calling into paltalk from prison etc etc.

You suck as a news correspondent. :down:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 6:32 pm
by Babygirl-
Hanad loooooooooool :lol: :lol: it's the Qaldan mps in the Somali Parliament saying the country can't be divided.

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 6:53 pm
by The_Emperior5
loooooooooooooooooool wa barlamaankii sheikh dalxiis oo rabba inay uu dalxiisan somaliland :lol: :lol: :lol: :lol:

Fukin hawiye waxba ma akhriyo

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 6:57 pm
by Phd in naago kudis
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooool wa barlamaankii sheikh dalxiis oo rabba inay uu dalxiisan somaliland :lol: :lol: :lol: :lol:

Fukin hawiye waxba ma akhriyo
:lol:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 7:33 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooool wa barlamaankii sheikh dalxiis oo rabba inay uu dalxiisan somaliland :lol: :lol: :lol: :lol:

Fukin hawiye waxba ma akhriyo
:lol: :lol: kadaa ha ku tufin.....Hanad waa magnuune

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 7:34 pm
by Cali_Gaab
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooool wa barlamaankii sheikh dalxiis oo rabba inay uu dalxiisan somaliland :lol: :lol: :lol: :lol:

Fukin hawiye waxba ma akhriyo

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 8:04 pm
by ToughGong
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooool wa barlamaankii sheikh dalxiis oo rabba inay uu dalxiisan somaliland :lol: :lol: :lol: :lol:

Fukin hawiye waxba ma akhriyo
:lol: :lol: :clap: :clap: :clap:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Sep 26, 2009 8:18 pm
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooool wa barlamaankii sheikh dalxiis oo rabba inay uu dalxiisan somaliland :lol: :lol: :lol: :lol:

Fukin hawiye waxba ma akhriyo
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sun Sep 27, 2009 2:44 pm
by Phd in naago kudis
:lol: always 4 gud laf :up:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Sat Jan 23, 2010 11:28 am
by grandpakhalif
welcome back to reality :lol:

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Fri Feb 05, 2010 11:45 am
by hargaysaay

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Fri Feb 05, 2010 11:48 am
by ToughGong
The possible When there is no enemy within, the enemies outside cannot hurt you. the impossible are visible and invisible

When there is no enemy within, the enemies outside cannot hurt you.

Re: Somaliland Parliament voted to reunite with Somalia

Posted: Fri Jun 18, 2010 9:39 pm
by pudding
More of Hawiye hate speech huh!!. Alla maxaad Naac naac Leeyseen!!