Bancade Foundation
Posted: Sun Sep 27, 2009 10:00 am
Hadii aad tahay qof jecel horumarka dalka iyo degaanka Bancade dhanka waxbarashada ku soo dhowaw Ururka Taageerada Waxbarashada Degaanka Bancade.
Ururka Taageerada Waxbarashada Degaanka Bancadewaa urur ay horkacayaan dhalinyaro, iyo qurbajoog dhalasho ahan kaa soo jeeda Degaanka Bohol. Ururku ma ahaa mid gaar loo leeyahay mana aha mid siyaasaded waa urur utaagan gacan qabashada bulshada ku dhaqaan degaanka Bancade dhanka waxbarashada.
Maxa ka lifey in la as'aaso Urur Taageerada Waxbarashada Degaanka Bancade?
Markii aanu derisney ee ogaaney aradka dhanka tayada Waxbarashada Degaanka Bohol oo aad uu hooseeya waxanu iswaydiiney sidii waxa looga qaban laha gaar ahaan mushaharka Barayaasha, iyo gacan qabashada ardayda kaa soo jeeda qoysaaska danyarta ah. Sido kale Waxanu isku raacnay sidii bulshada ku dhaqaan degaan waynaha Bancade lo wacyi gelin lahaa lonaa tusi lahaa faa'iidadaa iyo mihiimka ay leedahay waxbarashadu.
Ugu horayan wuxu ururku xooga saarayaa Iskuulka Hoose Dhexe ee Bohol kaas oo dayaac badan qabaa dhanka, Qalabka Waxbarashada, Mushaharka Barayaasha, Gacansiinta Aradayda, iyo Wacyigelinta Bulshada ku dhaqaan degaanka.
Ururka Goorma la as'aasay?
-Ururka waxa la as'aasay 2007( Wana Fegred Mudo soo jeetamaysay)
Hawl wadeenada Ururka maxa uu qabsoomay.
- Hawl wadeenada ururku waxay arinta ururka kala tashadeen ogaysiiyeena qurbajoogta reer Bohol,Waayeelka,culimada,aqoonyahanada,.
-Hawl wadeenada ururku waxay ku guulaysteen dhismaha shabakada internetka (http://www.bancade.com) si xogtaa iyo hawlaha ururka loogu soo bandhigo.
-Hawl wadeenada Ururku waxay ku guulaysteen in ay baahiyaha waxbarashada uu soo bandhigaan wadamada ay ku noolyahiin, Taas oo natiijooyin wanaagsani ka soo baxeen.
Hawlaha uu yaala Hawl wadeennada.
1. Warbixin dhamaays tiraan oo laga soo diyaarinaayo waxbarashada degaanka Bohol.
2. Soo bandhigida dhaqaalaha Ururku hada gacanta ku hayo.
3. Furida Acountga Ururka is ay u fududaato dhaqaale ururintu.
Waa Goorma Socdaalaka Gudida Warbixintu?
Hadii aanu nahay hawl wadeenada ururka waxanu go'aaminey in aanu gudi uu diro wadanka sii ay warbixin ugaa soo diyaariyaan xarumaha waxbarashada bisha tobnaad 2009 (oct, 2009).
Meelaha Lagalaa soo xidhiidhikaro Hawl wadeenada Ururka.
Ma rabta in aad taageerto waxbarashada Degaanka Bohol mase rabtaa in aad sadaqo laa baxdo waxay doontoba ha ahaate la soo xidhiidh hawl wadeenada ururka.
_______________________________________________________
Sweden and Europe- Muse Yusuf
Telephone:0046735686179
Email:muse_yusuf18@hotmail.com

North America: Naleye Adan(ciro)
Telephone:1-289-228-4462
Email:ciro_adan@hotmail.com

Ugu dambaystii
*Hawl wadeenada Ururku waa kuwo isku kalsoon diyaara u ahaa in aay u dulqaataan marxaalad kastaa oo la soo derista.
*Cidkasta oo doonaysa in ay xubinka noqoto URURKA TAAGEERADA WAXBARASHADA DEGAANKA BANCADE waxanu leenahay soo dhowada oo nalaa dardargeliyaa hawlaha culus.
*Waxanu idin balan qaadaynaa in aanu talooyinkiina tixgelindoono.
*Waxanu Diyaar uu nahay in aanu taageero Waxbarashada Degaanka Bancade