Page 1 of 1

Re: Ogaden?

Posted: Sun Sep 27, 2009 12:58 pm
by The_Emperior5
Gaashaanle reerka maxaad uu cayssa ogaden wa reer gob ah waleh , Reer dhaqan addag weyee
the nation of poets hadalkoodu 2/3 wa mah mahyo :lol: i love it xikmad ka buuxdo , Jebertiga hadaan reer ka saraan laha ogaden baan kala bixii laha , reer colaadu ku fogatto na maha qiiradu na ma qaaddo marka maxad reerka uu aflagadeneysa Caddaw addag uun bay la dagalamayaan , laakin , dumar gob ah oo adag na wa ka dhasha .
Hawiyaha wala siyaasad iidoorka ka fahmaan wa isku siyaasad , bal ka waran adigu marka :up:

war marka reerka xaali sii

Re: Ogaden?

Posted: Sun Sep 27, 2009 1:53 pm
by The_Emperior5
maya sxb anigu topic iska ma furro reer iska ma cayo laakin marku kaftanku jiiro offcourse waan iska tuur tuuraya ogadenku na way ogyihin taasii reeraha oo dhan ba iska leh , laakin intad forumka la wareegtiid inad reer iska caydiid laga fiican sxb :mrgreen: