Page 1 of 1

Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 10:59 pm
by Somalian_Boqor
Breaking News: OG Iyo M.J Take Over Kismayo Control from Al Shabaab.... :mrgreen:

ImageImage

^^^The Canoole warriors from Puntland. :mrgreen:

Xoogaga Al Shabaab oo laga qabsaday Kismayo
27 Sep 27, 2009 - 5:54:40 PM

Ciidamo taabacsan Sh. Xasan C/llaahi Xirsi [Turkey] oo ah gudoomiye ku xigeenka Ururka Xisbul Islam iyo Ciidamada Caanoole ayaa si nabadgalyo ah xalay galinkii dambe [Sep 27] kula wareegay Magaalada Kismaayo, halkaasoo ay gacanta ku haysay Al-shabaab.

Wariyeyaal ku sugan Kismaayo ayaa u xaqiijiyay GO in ciidamo uu wato Sh. Axmed Max'ed Islam [Madoobe] oo taabacsan Sh. Xasan Turkey ay magaalada ku sugan yihiin, iyado saraakiishii Al-shabaab ay aadeen dhanka degmada Jamaame.

"Magaalada waxaa soo galay ciidamo fara badan, saraakiishii Al-shabaab xalay ayay isaga baxeen; xarunta maamulka gobolka waxaa ku sugan Sh. Axmed Madoobe" ayuu yiri goobjooge ku sugan Kismaayo oo magaciisa qariyay.

Xaalada Magaalada ayaa dagan iyadoo maxaabiistii ku jiray xabsiga la xaqiijiyay in la sii daayay, waxaana mas'uulka la wareegay Kismaayo oo lagu waday inuu maanta shir jaraa'id qabto uu sheegay inuu saxaafada berri la hadli doono.

Ururka Al-shabaab ayaan weli ka haldin qaabkii ay Magaalada Kismaayo gacantooda uga baxday, inkastoo wararka laga helayo Baydhabo ay sheegayaan in ciidamo gurmad ah ay kooxdan u dirftay Gobolka J/hoose.

Sh. Xasan Tukey ayaa dhawaan sheegay inuusan aqoonsanayn maamulka cusub ee looga dhawaaqay Kismaayo, kaasoo ku biiray maamulada taageersan Al-shabaab ee ka jira gobolada koonfureed ee Somalia.

"Magacii maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo waa la badalay, waxaana loo bixiyay - Maamulka Walaayada Kismaayo - waxaana hoostagaynaa Al-shabaab" ayuu Sh. Xasan Yacquub Cali u sheegay warbaahinta laba maalmood ka hor.

Idaacadii tageersanayd Al-shabaab ee [Al-Andulus] ayaan maanta u shaqeynayn sidii hore, iyadoo la sheegay inay ka baxayaan Aayado Qur'aan ah, iyadoo inta badan wariyeyaashii idaacadaas aan la garanayn halka ay aadeen.

Magaalada Kismaayo ayaa waxay ka mid tahay magaalooyinka dhaqaalaha leh ee Somalia, waxaana muddo sanad ka hor laga qabsaday ciidamo taabacsan Col. Barre Hiiraale oo ka tirsan xildhibaanada

GAROWE ONLINE

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:06 pm
by Babygirl-
Why are you happy?

Southerners xabaad aqli maleeh waleeh(even their sheikhs) 20 yrs of non stop fighting uf. :down:

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:08 pm
by Somalian_Boqor
Babygirl- wrote:Why are you happy?

Southerners xabaad aqli maleeh waleeh(even their sheikhs) 20 yrs of non stop fighting uf. :down:
Cause we are learning the dirty politics of the south. We got our Mooryaans dress Islamic and will vow we shall bring Islam to Kismayo. :lol:

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:12 pm
by new-york24
somaliboqor,

is it save to assume the short ones are canoole and the tall dudes are kambooni :lol:

Image

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:13 pm
by Babygirl-
new-york24 wrote:somaliboqor,

is it save to assume the short ones are canoole and the tall dudes are kambooni :lol:

Image
:lol: :lol: @ NY ..

Somali Boqor adi beelayadi timada wa support garesa.. :lol: :down:

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:20 pm
by Somalian_Boqor
new-york24 wrote:somaliboqor,

is it save to assume the short ones are canoole and the tall dudes are kambooni :lol:

Image
nah that picture is all Canoole. :mrgreen:

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:42 pm
by BaasAbuur
The article didn't even mention Canoole wax la yiraahdo. Are you sure they even exist?
Sh. Xasan Tukey ayaa dhawaan sheegay inuusan aqoonsanayn maamulka cusub ee looga dhawaaqay Kismaayo, kaasoo ku biiray maamulada taageersan Al-shabaab ee ka jira gobolada koonfureed ee Somalia.
Sababtuu u aqoonsaneen maamulka cusub maxay tahay? Does anyone know?

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Sun Sep 27, 2009 11:47 pm
by galia
Darood on darood violence

Ogaden iyo Mj allaince vs Merehan :lol:

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Mon Sep 28, 2009 12:21 am
by CoolPoisons
Waxna kama jiraan

waxaan ku qoslay that only the Cagdher and dhabyaco websites report this

teeda kale wtf's Canole. Waa Xisbi yar with 20 men

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegay in isbadalo xagga maamulka ay ka dhaceen Kismaayo.

http://www.shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=8779

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Mon Sep 28, 2009 12:24 am
by Militant
lol.

Same old shit. Yesterday's allies=today's enemies. Waxaa meesha isugu soo haray munaafiqeen & xukun doon.

All at the expense of already suffering populations. Incompetence only breeds incompetence.

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Mon Sep 28, 2009 12:32 am
by Real_1
Somaliboqor if you want to put it into qabiil context Habr Gidir took over Kismaayo because Aweis is the leader and you guys are his foot soldiers because your Kablalax capos take orders from a HG BAWSE lol

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Mon Sep 28, 2009 12:41 am
by galia
Real_1 wrote:Somaliboqor if you want to put it into qabiil context Habr Gidir took over Kismaayo because Aweis is the leader and you guys are his foot soldiers because your Kablalax capos take orders from a HG BAWSE lol
Image

Re: Breaking News: Ras Kamboni & Canoole Take Kismayo

Posted: Mon Sep 28, 2009 12:55 am
by Real_1
Galia all MJ and OGs used calaacal and say Barre and Marehan work for their Cayr overlord even when no Cayrs were even there... now let me ask you this is Cayr your overlord now too? do you see now how clan politics is so focked up and contradictory :mrgreen: