Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Moderator: Moderators
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabayaco Bawdyo-gaab Kudabafaylana Qabkiisa Iyo Hankiisa Ayaa Kaweyn, By: Saxardiid Xareed
Sadex todobaad ka hor beesha Majeerteen waxay shaqaale midiidin unoqda kaqoratay beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante sida dhowr jeer oo hore dhacday. sidii caadadu ay ahaydna odayaasha Dhulbahante iyo Warsangeli waxay beesha Majeerteen u ogolaadeen inay hogaansadaan kedib markay qaateen wax aan macquul loo qaadankarin, maxaa wacay waxay u ogolaadeen in ay beesha majeerteen hesho saami le'eg inta Dhulbaahante iyo Warsangeli ay ka heleen xubnaha gudiga dagaal oogayaasha beesha Harti.
Isbahaysiga Hartiga ee iskumagacaabay Puntiland waxaa kushirkoobey ibliis iyo insi natiijada kadhalatayna waxay noqotay masiibo taagan iyo mid soo ololeysa, eelka iyo cawaaqib xumada ay dad dhaxalsiisana jiilal badan oo dhalandoona ayaa waxyeeladeeda dhaxlidoona.
Dhulbahante Iyo Warsangeli waxay ahaanjireen beelo beesha Daarood iyo Soomaaliweyn dhexdeeda sharaf iyo maamuus balaaran ku dhex leh. laakiinse markay majeerteen ay xulufaysteen oo ay talada u dhiibteen, iyagii bay sookala dhaweysteen waxayna madax ugaga dhigeen intii ugu caaqsanayd si'ay muraadkooda ugu fushadaan. intoodii waxgaradka ahaydna waxay ku amreen in ay hangool gano dhaadheer isga qabtaan oo aysan soo dhoweysan. taasina waxay dhaxalsiisay in ay labada reerba ay labo kooxood u kala jabaan oo ay kala xulufaystaan labo beelood oo lamid ah.
Warsangeli:
Dhabayaco oo ay dhaqan u tahay marka uu bakayle soo ag maro in ay yiraahdaan inta af-labadiis yeeraan "waryaa Daarood ahey ama yaa Kablalax ahey", waxaynu ognahay in markii ay fursad u heleen Daarood ay ka dhigeen wax ay kufriga ku xasuuqaan iyo wax ay kula heshiiyeen in marka ay arkaan ay u soo gacangelin doonaan. iyaga oo gaalada ka dhaadhiciyey in ay Alqaacida yihiin iyo muslin dhab ah. sidaasna ay dad farabadan oo Daarood ah ay itoobiyaanku ugu xasuuqeen welina ay qaarkood nolol silic ah ay ugu noolyihiin, xabsiyada Itoobiyana loogu hayo maanta.
Waxa ay sidaas u yeeleena maaha cadaawad kadhexeysey ee waa iimaan la'aanta iyo xukun jacaylka ay diinta ugaga bexeen.
Warsangeli iyaga dulmiga iyo dibindaabyada loogeystey maaha wax qormo lagu soo koobi karo hadaanse wax yar uun an ka iraahdo. Warsangeli sida ay websaydyadoodu inoo sheegeen qararkii ay ka xabkaysan jireen maantay geed kuma harin, majeerteen baana dhuxul ushitay oo Boosaaso u beec geeyey, degaan koodiina waa lagu weeraray oo lagu laayey in laga qaadaana ladamcay. sida dagaalkii kibirku usababta ahaa ee degaanka Majayahan ee waqooyiga Boosaaso. nimanka saas yeelayaana waa nimankii ay tolnimada bideen, ayna yiraahdeen war intii uu shisheeye nootalin lahaa idinku nootaliya oo ay isu dhiibeen. markaasaa intaas loogama harine ayaan kaleetana magaalada boosaaso dhexdeeda lagu arjumey oo guri ay isku urursadeen jiib lagu gubey. meeshaas iyo wixii galayna danbaska loogaga dhigay oo ragii halkaas galay aanu hali uga fiigin. waxaana halkaas ka cadaatay sida wiilasha kibrey ee Dhabayaco aysan nafta warsangeli qiimo ula lahayn.waxa sidaas loo yeelayna waa idinkaa qoorta keensaday oo nootaliya yiriye rarka qaata oo aanu idinku adeegano ee hebed noo ahaada aanu adoonsano.
Dhulbahante:-
Waxaana dhacday in indheergaradkii iyo shacabkii Dhulbahante dulmi aysan xamili karin iyo duudsi xaqoodii laduusiyo laysugu daray. wuxuuna kutashaday inay dulmiga laguhayo ay ka gil-gishaan oo ay heeryada dhabayacada iyo midiidinadeeda ay iska dulqaadaan. waxgaradka iyo hogaamiyayaasha beesha Dhulbahantena waxay dantu ku qasabtay inay gaashaanbuur iyaguna samaystaan, bacdamaa ay qolooyin gaashaanbuur ah oo ay beeli ku adeegato lagu dulmay. Dhulbahante markii uu isxoreeyey oo u dhiig-miiratadii dhabayacada cagta cayro usaaray uuna goor barqo ah helay libintii halganka un ku laalayd, ayna dhabayaco iyo kooxdii sida indhola'aanta ah u ayidsaneyd magaalada Goroowe ah ay isugu tageen. Waxayna ahayd markii uu dhab ahaan u bur-buray isbahaysigii Insiga iyo Ibliiska ee Puntiland labaxay.
Majeerteen markii laga soo saaray aro dhulbahante oo ay ka talinayeen si foolxun oo ceeb ahna ay dagaalkii oo socda uga soo bexeen oo ay garoowe yimaadeen, waxaa dhacday in ay dhulbahantihii soo raacay oo filayey in dagaal rogaal celis ah la qaado in lagu balan furay. markay kooxda afqurac yiraahdeen Isaaq baa dhulkayagii qabsaday ee maamulka puntiland waa in uu noo hiiliyaa. jawaabtii lasiiyey waxay noqotay in lagu qoslo oo layiraahdo war anagu ma'inaan Sagacyo nahay baad namoodeen!!?, maxaa laba beelood oo isku reer ah oo is haya dhexdooda nageliyey?". war ordaya oo waxaad yeeshaan anaguba waanu kala adkaanaye sookala adkaada!!. weliba sida aan filayo inaad xogogaal utihiin ninka hadalkaas yiri isga oo beeshiisa colaada ugaturaya waa ninkii ay sida nacasnimada ah u ayidsanaayeen oo ay gar iyo gardaradaba ku ayidsanaayeen.
Intaasi markii ay Insi iyo Ibliis kala gaartey insiguna uu cadibanyahay oo u ciil la hoganaayo ayaa waxaa shir jaraa'id qabtay nin magiciisa ku sheegay (Cali maraykan), Cali maraykan oo afhayeen u ah beesha Dhulbahante wuxuu maalintaas caalamka u sheegay in uu isbahaysigii Ibliiska iyo Insigu uu bur-buray.beeshiisuna ay katashatay oo ay isaga baxday hada iyo wixii ka danbeeyana ay isku tashanayaan beel ahaan.Cali Maraykan war-murtiyeedkiisa wuxuu ku sheegay eedo, balanfuryo iyo godob ay beeshiisu katirsanayso beesha Majeerteen.
Hase ahaatee Cali Maraykan waraysigaas waxyaabihii eeda ahaa ee uu ku sheegay waxaa kadaraa, wixii u qarinwaayey ee ciil iyo caro ku gaamurtey ahayd oo hadalkiisa laga dhadhansan karey. Cali maraykan weli hortiis dhegahaygu may maqal qof sidiisa u gadoodsan oo si caro leh warbaahinta uga hadlaya.warmurtiyeedka Cali Maraykana waxaan u arkay mid u baahan in si taxadar leh loo xafido markaas ayaan inta duubtay oo an santuuq yar oo kuwa ay bangiyadu dadka siiyaan ah aan ku ridey,oo an markaas qaanadaha bangiga ee ay dadku waxyaalaha ay hoygooda ku aamini waayaan ay ku xafitaan aan dhex qotomiyey. bangigana waxaan faraha ka saaray warqad aan ku wargelinayo bangiga in hadii aan dhinto warasadayda qof alaabtaas xafiditaankeeda damaanad qaadikara lasiiyo.
Waxaan sidaas u yeelayna waxay ahayd owlaadaydu waxay dhalaan iyo warasadoodaba markay dhalaanka yihiin, in ay ku sheekaystaan qisada cajiibka ah ee ku saabsan waagii Ibliiska iyo Insi ay shirkoobeen, oo ay wacadka dhigteen iyo wixii kala raacay. hase ahaatee mudo gaaban kedib waxaa cadaatay in Cali Maraycan go'aankii uu caalamka u sheegay inay beeshiisu qaadatay aysan uhirgelin saday sheegeen.
Ayaan dhexdeer ah jifo hoosaad beesha majeerteen ah ayaa nin (King Kon) layiraahdo udoortay oday dhaqameed, websaydyada Hartiguna waxay lahaayeen waa boqor Daarood. taas oo aan u fahmey in ay majeerteenku hartiga kale ogoleysiiyeen in ay oday dhaqameedyadoodu ka amar qaataan oday dhaqameed koodan cusub. sida ay siyaasiyiintoodu ugaga amar qaataan siyaasiyiinta majeerteen si lamid ah. malahaygiina wuxuu rumoobey intaanay sadex todobaadba aysan ka soo wareegin markii lagu caano shubay ninkii King-Kon loogu magacdaray. wuxuuna soo saaray amar uu ku amrahayo oday dhaqameedyada Warsangeli iyo dhulbahante in ay shaqaale goob joog ah ka noqdaan marka ay majeerteenku dhexdooda qab-qable dagaal ooge ah iskadhex dooranayaan.
Run ahaantii mooryaanta isku magacawday Puntiland waa beel iyo dad qawsaaro u ah oo ay ku adeegtaan, dada gunnimadu aysan ceeb la ahayn oo ogolaaday in ay nusqaanimo ku raali noqdaan. qaataana sadka uu qayrkood qaato nuskiis. dhulbahante iyo Warsangelina markay ogolaadeen xisaabta cajaa'ibka ah ee hoos ku taala ayey nafsadooda beel iyaga oo kale ah ay hadiyayad u siiyeen oo ay kushaqaysta yiraahdeen.
Warbal qoodhiin iyo xeradiin sida nimankii magaca weyn lahaa loogumeeyey oo nasabada loogaga saaray nala arka!!.
Warsangeli 9 qawsaar,
Dhulbahante 17 qawsaar,
Dhabayaco Bawdyo-kuus 31taliye+3 dibjir oo ay suuqa ka soo kaxaysteen oo qawsaarona u ah. Marka nimanka waxaan qaatay tolow ma luquntaa sil-silad loogahayaa gobi waxaan waaka diridhaaye!!?.
Warsangeli iyo Dhulbahante xataa haday labadoodu isugu shubaan wax qiimaa oo ay samaynayso majirto, saas oo ay tahay xoogaagii sanuuda ahaa oo ay haysteen waxay isaga qasaariyeen wax ay ku sheegeen musharaxnimo. maxayse kuugu taalaa ceeb baa alle ka raacshey'e!!, Nimankii ay isu duleeyeen oo ay u ogolaadeen inay siday doonaan ay ka yeelaana, umaysan jixin-jixin ee hogaankii iyo dacaygii ay ku wateen ayey ku giijiyeen. waxayna eydii gunta ahayd ee dhabayaco ay lacag kula soo heshiiyeen 3 dibjir oo reer Tanadland ah oo ay kula heshiiyeen in uu midkood qawsaaradooda madax ugu noqdo labada kaleetana ay tirada ugu badsadaan.
Hadaba nimanka caytamay ee websaydyadooda ku sooqoray doorashaa garoowe kadhacday oo dad reer Tanadland ah ayaa ka qaybgalay, waxaan u kala saarayaa laba qaybood mid walbana gooni ayaan jawaabta ay mudan yihiin aan usiinayaa.
Caalaamka Iyo Aduunweynaha Waxaan leeyahay:
Leelkase waa ay iskala weynyihiin harti iyo beelo kale toona inay ku dabafaylaan xaalad kasta iyo marxalad kasta oo ay tahayba.
Warsangeli Iyo Dhulbahante Waxaan Leeyahay: xaaladiina waa an kaxumahay, waxaana idinla jeclaan lahaa in aad rag iska dhigtaan oo aad gunimada kabaxdaan, aadna iska xoreysaan labada cadow ee idin kala goostay iskuna kiin haysta oo madaxa isugu kiin garaacaya. midna ogaada dhabayaco bawdyo-kuus hiil malaha waxna idinma tarikarto. sikasta oo ad isugu duleysaan oo aad u taageertaana idiin ay jixin-jixi mayaan. Dhibaatadiinuna iyaga waa u fursad ay idiinka faa'iideystaan.
Ayaan markii la joogaba waxaad maqlaysaa dhulbahante iyo warsangeli leh "Dhabayacaa nasoo weerartay oo dooneysa inay dhulkayaga naga qaadaan", hadana todobaadyo dabadeed waxaad maqlaysaa iyagoo leh "Isaaq baa isaguna dhanka kale naga soogalay oo horor nagu ah".
Hadana saas oo ay tahay labada reer ee ay ka sheeganayaanba iyagaa wata oo u gurbaan tumaya.xakhiiqdiina dhabayo iyo isaaq midkoodna uma roonee waa laba cadow oo manaxayaal ah danahoodana ku fushanaya. Walow dadladhaqanka xagiisa iyo balanta Isaaqu ugaga gobsan yihiin dhabayacada, hadana waa wax gunimaa oo aan sinaba loo qaadankarin in ay beeli beel kale midiidin u ahaato isuna duleyso. wiilsha Warsangeli iyo dhulbahante ee websaydyadooda kusooqoray waxa aanan afkaygu karin oo wesheysinimada ah, oo buun-buuninaya eyda dhabayco anagana qadafka noogeystey. waxaan idin leeyahay "habaarkii nebi muuse baad qabtaan". Doqonimada ilaa xadkaas idin gaarsiisay inaad nasabiyadiina wax ugu dhintaan oo aad nusqaan isaga dhigtaana lur iguma hayso aniga, balse anigu ka hadlimayo taas ee waxaan rabilahaa inaan idin xusuusiyo inay idiin roontahay in aad gefka lafa-gaarka ah oo aydnaan ka fiirsan aad joojisaan.
Dhabayaco Bawdyo-kuus Waxaan Leeyahay: ey ayaad tihiin weligiina gaal buuryo leh ayaad ey u ahaydeen, eyguna madaahiro. aaway eygii beerka la'aa oo aad caabudi jirteen?. sow markuu gaalkii uu eyga u ahaa oo kushaqaysanayey uu cayrshey idinkuna iskama cayrin!!. maxaad owalba weydinkii raacsanaa markuu taangiga Itoobiyaanka saarnaaye hada isaga cayriseen?. isagoo weliba ku cabaadaya meel aan aado ma'aqaan iyo dhexdiina la'iima dhaamo!!. duulyohow meel xun baad kusocotaan waxaana umalaynayaa in aydnaan kadanbaynayn oo aad Somaaliya isaga qixi doontaan mar aan fogeyn. maantana faduusha iyo aflagaadada aad na aflagaadeyseena waxaa idiinkugu wacan adoomada aad ku adeeganeysaan, ee xiniinyo aad idinku leedihiin maaha waxaad ku tooqaysaan. waxaase nagu balan ah in aanu idiin soo xulufaysano dad idinka iyo adoomadiinaba hilibkooda ceeriinka inay ku cunaan raba, oo ay Soomaaliya idinka sifeeyaan.
Qarankka Tanadland Waxaan Leeyahay:
Dhabayaco maanta faanka iyo futo kalaqabadka ay garoowe ku hayso yaan run lamoodin oo uusan tolku kuxajiimoon, sababtoo ay tahahay Majeerteen Daaroodnimadii iyo Soomaalinimadiiba waa u kabaxay, islaan qumana owalba muusan ahayn Ibliisku. Dir iyo Daaroodna maanta dakanuhuu kagalay bay ku dabajoogaan. Soomaaliyana inuu lafihiisa kala cararuu kutashaday intaan rag ku duban. marka yabqanka garoowe kabaxahaya waa reero geediya gurdankoodiiye saas haloo ogaado. qolooyinka kaleeto oo futada uruxaya rag qayrkood ahna waxay ilatahay xoolo weeye!!, xoolana wax kaxaysta oo xariga kurita mawaayaan. geedkii rag ahaase harjad iyo halgan bawyaal waana ay ahaanjirtey. Sadexda dibjir ee ay Dhabayoco bawdyo-kuus qawsaarnimada ukaxaysatay ee haybta nalasheegtana waxba utarimayaane yaan waxba laga sooqaadin. Dhabyacadu markay qaxayso ayey iyaga iyo lo'gisida ay balka udaadiyaanba xamaamada ku qaadan doonaan bay ilatahay waxa duliga ahe.
Teeda kaleeto reer Tanadland cidna uma baahna ee iyagaa isu baahan waana in ay maamul goboleed iyaga ugaar ah samaystaan. maantay qowmiyad kasta oo maamul samaysata hay'adaha caalamiga ah ee UN-ta iyo wadamada deeqda bixiyaba dhaqaale ay ku fangareeyaan ayey ula diyaar yihiin. waana in sida ugu dhaqsaha badan loogu hawlgalaa. qof kasta oo reer Tanadland ahna waa in uu doorka uga aadan ka qaataa taabagelinta maamul qarameedka Tanadland.
Madaxweynaha Ururka midowga weriyayaasha reer Tanadland (U.T.J) Jaale Madaxweyne: SAXARDIID XAREED BULXAN

Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
lol walle LL's are Rageedi - hadda bal u fiirsada caruurtiina yaryarkaa ee meelahaa ka yidhaahda leelkase wuu ka baqaa Dhabyacada ee majeerteenka ah
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
This guy is a lunatic waa Reer Mahamed Hassan he lives in Minneapolis he come`s from a huge azz family called "Reer Xareed Bulxaan"
I don`t like the way he`s allways picking on other tribes for no damn reason they guy got some major issues
Majerteen and Leelkase Walaalo
I don`t like the way he`s allways picking on other tribes for no damn reason they guy got some major issues

Majerteen and Leelkase Walaalo

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Xamud. wrote:This guy is a lunatic waa Reer Mahamed Hassan he lives in Minneapolis he come`s from a huge azz family called "Reer Xareed Bulxaan"
I don`t like the way he`s allways picking on other tribes for no damn reason they guy got some major issues![]()
Majerteen and Leelkase Walaalo
lol dee laakin he has good points - apart from Cayda - ninkan waa Gob runta ayuu ka hadlayaa inaan leelkase Cidna dulmi dusha laga saarin karin
Last edited by Ducaysane_87 on Mon Sep 28, 2009 11:15 am, edited 1 time in total.
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Duceeysane
Another pathetic attempt of yours has failed.You and your cousins are the most transparent instigators EVER.Yesterday you tried (and of course ,failed miserably) to cause beef between Absame and Reer Puntland.
Try to be more creative next time
Another pathetic attempt of yours has failed.You and your cousins are the most transparent instigators EVER.Yesterday you tried (and of course ,failed miserably) to cause beef between Absame and Reer Puntland.
Try to be more creative next time

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
gemini07 wrote:Duceeysane
Another pathetic attempt of yours has failed.You and your cousins are the most transparent instigators EVER.Yesterday you tried (and of course ,failed miserably) to cause beef between Absame and Reer Puntland.
Try to be more creative next time
dee ninkan waa Gob runta ayuu ka hadlayaa inaan leelkase Cidna dulmi dusha laga saarin karin ma taas ba diidaantahay? dee wa runtiis ninkan leelkase waa dad sharaf badan sida dhulbahante iyo warsangeli waligood dulmi mala saarikaro -
Last edited by Ducaysane_87 on Mon Sep 28, 2009 11:24 am, edited 2 times in total.
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Shaydaan ,Come get your child !
He desperately needs schooling on the Art of Iskudir- dir.
He desperately needs schooling on the Art of Iskudir- dir.
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Ducaysane_87 wrote: anigu boqortooyada leelkase ee Reer Hajji ayaan ka dhashay
*Sighs*
Let's try this again.
Your mother is Leelkasse ,you are Isaaq.
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
gemini07 wrote:Shaydaan ,Come get your child !
He desperately needs schooling on the Art of Iskudir- dir.
Mida labaad aniga cid iga badiso malaha oo waan aqaan leelkase waxay rabaan iyo waxay xaq u leeyihiinba waayo anigu boqortooyada leelkase ee Reer Hajji ayaan ka dhashay - adoo gabadh majeerteen ha ha is moodin inaad garanaysid leelkase waxay rabaan iyo waxay xaq u leeyihiin
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
gemini07 wrote:Ducaysane_87 wrote: anigu boqortooyada leelkase ee Reer Hajji ayaan ka dhashay
*Sighs*
Let's try this again.
Your mother is Leelkasse ,you are Isaaq.
Anigu isaaq waan ahay,
laakiin gabadh majeerteena oo leelkase wax badan aan ka aqoon oo is leh oo is moodaysa inay siyaasad wax ka garanyso
horta galdogob yaa xukuma bal ii sheeg haddaad wax ka taqaanid - ma Puntland baad mooday?
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Trying to change the subject will not change the fact that this topic is an epic failure.
G'Bye

G'Bye

Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
He expects Leelkase Vs Warsangeli Vs Majerten Vs Dhul.
Waar intaa Inter Darood affiars iyo Xumantooda ka Shaqenasid go worry about Riyale the Faqash Butcher of the SNM being in Office in Hargeysa with no Elections. shaqo laan.com
Waar intaa Inter Darood affiars iyo Xumantooda ka Shaqenasid go worry about Riyale the Faqash Butcher of the SNM being in Office in Hargeysa with no Elections. shaqo laan.com
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Babygirl- wrote:He expects Leelkase Vs Warsangeli Vs Majerten Vs Dhul.
Waar intaa Inter Darood affiars iyo Xumantooda ka Shaqenasid go worry about Riyale the Faqash Butcher of the SNM being in Office in Hargeysa with no Elections. shaqo laan.com
Afkaaga Malab Lagu Qubay

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Naaya wa max ku sheegaa Puntland leelkase waxba ummay qaban laakiin dadka leelkase ayaa wax qabsaday bak wax ay Puntland u qabatay sheeg, hospital, biyo gelin, warshado, iyo wax barasho , Runtii waxbana ummay qaban laakiin abtiyaashay koobaad iyo labaad ayaa dhisay galdagob, biyaha, telfoonada, schoolada, iyo weliba cusbitaalada , Xamuud wuu kaa xishoonayaa runta ma rabo inuu kuu sheego laakiin anuu runta ayaan kuu sheegayaa
waayo galdogob anaa indhahayga kusoo arkay sanadkan aynu ku jiro
waayo galdogob anaa indhahayga kusoo arkay sanadkan aynu ku jiro
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Leelkase Maaha Dhulbahante, Warsangelina Maaha In uu Dhabaya
Ducaysane_87 wrote:Naaya wa max ku sheegaa Puntland leelkase waxba ummay qaban laakiin dadka leelkase ayaa wax qabsaday bak wax ay Puntland u qabatay sheeg, hospital, biyo gelin, warshado, iyo wax barasho , Runtii waxbana ummay qaban laakiin abtiyaashay koobaad iyo labaad ayaa dhisay galdagob, biyaha, telfoonada, schoolada, iyo weliba cusbitaalada , Xamuud wuu kaa xishoonayaa runta ma rabo inuu kuu sheego laakiin anuu runta ayaan kuu sheegayaa
waayo galdogob anaa indhahayga kusoo arkay sanadkan aynu ku jiro
When Reer Abti-Jaceeyl goes wrong

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 1799 Views
-
Last post by Tanker
-
- 2 Replies
- 654 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 11 Replies
- 1036 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 1 Replies
- 446 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 491 Views
-
Last post by EASTSIDE-05
-
- 4 Replies
- 573 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 25 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 0 Replies
- 237 Views
-
Last post by Ladyyonelove
-
- 9 Replies
- 738 Views
-
Last post by AbdiWahab252