Caabudwaaq yaa ka jooga?

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Caabudwaaq yaa ka jooga?

Post by Faarax-Caytame »

Nimankii Balaayada ahaa ee Cabudwaaq, Laguna naaneysi Jiray Reer Jilbo-Waran.
Ee Inteey Godeey Kasoo duleen dhowr qarni ka hor Waamo Qabsaday ee NFD qabsaday, Yaa meeshan ka jooga?
Nimankaasi waa Niman aan ku dhaarto oo Lafdhabarta Absame ah..
Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Caabudwaaq yaa ka jooga?

Post by Lord Diplock »

Nimankas only somalinet forumer to my knowlege is no longing coming here, his username was 'Muslim-Man'. I am 50% Caabudwaaq myself, besha Reer Guleed (Guleed Hilibow). They are great warriors, they took a lion share in the ogaden v Willwall war and fought to draw against the reer waamo Reer Abdulle (Sultan Ina Magan), they have the city of Garissa in Kenya under lock and key..

This is place is all Maxamed Zuber affair it seems with the exception of one or two Makahiils lurking around.
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Caabudwaaq yaa ka jooga?

Post by Faarax-Caytame »

Maxamed Zubeerku waa niman waalan, Meel walba qalolaase ayeey la joogaan, Anaa ka dhashay, Ilaa eeggana fahmi la waalidooda, Laakiin noo qira, Inaan nahay (Derbigii Absame), Hadeey dagaal iyo Geel qaad iyo dhulqaad noqoto waa anaga, Hadeey Gabay iyo Afhayeen Noqoto waa anaga, Hadeey Qiro iyo Tiro Noqoto waa Anaga, Inkastoo cowlyahan tiradii nagu qabsaday lol.
Marka saaxiib soo dhawoow, Forumku waa forum absame, Hal jilib gooni uma laha, Cadkaaga gooso.
Mana jecleyn inaad sheegto dagaalkii Ogaadeen iyo Jidwaaq, Dagaalkaas waa laga gaabsadaa, Waa hurgumo qoys.
Marka marlabaad, soo dhawoow oo tolkaa wax la qeybso, Reer subeer madaxa ka garaac oo riixo booskaaga.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”