Page 1 of 1

Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 6:04 am
by LiQaaye_TDH
Funny Focker!!!!

Axmed Madoobe who i think is Ogaaden tells of ina Godane! Adeer Meesho maaha Balligubadle ee Meesho waa Kismaayo :lol: :lol: :lol:


Taliye ku xigeenka xoogaga Raaskambooni ee Xisbul Islaam Somalia Sheekh Ahmed Madoobe ayaa hadalo kulul siiyay Saxaafadda madaxabanaan ee Somalia waloow Weriyeyaasha ka hoowlgala Kismayo ay cabsi darteed badankood uga baaqsadeen.

Live Chat with Waagacusub editors Clickhere


Hogaamiyaha cusub ee Al-Shabaab kala wareegay Magaalo xeebeedka Kismayu wuxuu ku dhaartay inuu bulshada jubooyinka ku eegan doonin tacadiyada baahsan ee al-Shabaab.



" Waxaa nasiib daraa in shaqsiyaadkii aan Islaamnimada ku soo dhaweeynay ee gabaadka siinay sida Ahmed Godane,Ibrahim Afakhani iyo Fuaad Shongole inay maanta anagii nagu dhahaan ma imaan kartaan degaanadaan ku dhalanay ee magaca iyo miisaanka ku lahayn,waxaan oran karaa ragaan xusay magacyadooda waa abaal laabayaal,mudan in gumaca rasaasta lagula hadlo"ayuu yiri Sheekh Ahmed Islam oo khadka telefoonka ugu waramayay Warbaahinta madaxa banaan.

Sheekh Ahmed Madoobe wuxuu ugu baaqay shacabka iyo waxgaradka Jubooyinka iyo Gedo inay gacmaha isu qabsadaan difaaca diintooda,dalkooda iyo dadkooda.

" Ninka la leeyahay Ahmed Godane ee geedaha hoostooda ka hanjabaa,adeeryaaloow haloo sheego Kismayo maaha Bele gubadle,waxaan leeyahay anigu waxaan joogaa halkaan ku dhashay,adigana Somaliland iska daaye,degmada Raaskaaga Arab ee Belegubudle cag ma dhigi kartid,anagiina waxaad nagu noqotay ,NINKII BARBAARSHAY BAHAL NOOL,KU BAXSAY AMA BOQNA GOO"ayuu yiri Ahmed Madoobe.

Ahmed Madoobe oo u dhashay Beesha Ogaadeen,wuxuu Kismayo maamulkeeda ka madax ahaa waqtigii Golaha Maxaakiimta ee sanadkii 2006,waxaana lagu xasuustaa dhacdadii garoonka Jomma Kenyatta ee Naorobi uga degay isagoo hubkiisa wata.

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 6:33 am
by moshakis_nl
fuck off Axmed Madoobe ,, u just new warlord ,


BIG FUCK OFF

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 6:36 am
by hanqadh
Waagacusub :lol: :lol

Haduu intaa dhahay waa runtii :lol: :up:

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 6:49 am
by Murax
:lol: :lol: :lol: actually taas waa ku raacsanahay

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 7:05 am
by CoolPoisons
Ciyaarta la socda

Godane waa figure head kali. he doesnt run the show

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 7:24 am
by abdalla11
,waxaan leeyahay anigu waxaan joogaa halkaan ku dhashay,adigana Somaliland iska daaye,degmada Raaskaaga Arab ee Belegubudle cag ma dhigi kartid,anagiina waxaad nagu noqotay ,NINKII BARBAARSHAY BAHAL NOOL,KU BAXSAY AMA BOQNA GOO"ayuu yiri Ahmed Madoobe.
:lol: :lol: :up: :up:

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 7:39 am
by The_Emperior5
calashaan wuu hayb sheegtay wtf isnt this about islam and not halkaad ka timii munafaqiintii way soo wadda qarxayaan :lol: :lol:

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 7:42 am
by The_Patriot
The_Emperior5 wrote:calashaan wuu hayb sheegtay wtf isnt this about islam and not halkaad ka timii munafaqiintii way soo wadda qarxayaan :lol: :lol:
Empreior waxa so wariye wa waagacusb mahada muriyanka culusoow ba Saxiix alhutu amintey?

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 7:43 am
by The_Emperior5
^^^true waagacusub markan gallo iyo daynile Kumyuutarkayga ba ku dhaga. kumtyuutarkaygu ma jecla beenta iyo khurafaadka :mrgreen:

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 8:46 am
by ModerateMuslim
:lol: waagacusub xaar is one huge joke. wtf? when are these morons going to stop making up news? i can't believe there are people who log onto that shitty site. :down:

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 10:34 am
by XKeyse_
Dameer Ogaadeen dhe, hada qabiil iyo qac qac ha bilaabeen, nimankan islaamyiyiinta ah waa niman qabiil ka quustay, qoladan Daaroodna cumaamad been ah intay soo xidheen bay weli isku haystaan Kismaayo. Haday qabiil cadaystaan Ogaadeenku waa la laynayaa, you quote me on that, Daaroood ma xishoodaan ee way baqaan, sine when Mareexaan or refugees from Boosaaso and Cagdheer owned Kismaayo??? the entire Daarood arrived at Kismaayo less then a century ago, just because you settled in the city it doesn't mean you own it, there were more Darood in Muqdisho then Kismaayo , does that mean the Kuumbo can lay claim on Muqdisho?

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 12:51 pm
by LiQaaye_TDH
So i see everyone agrees with Axmed Madoobe's speach :lol: that tells us This Islaamic Comedy movie in the Southrn somalia aint real.. Abu manzoor, al Godane, al Ogaaden, Al Hiraale, Al shabaab, al Indha Cadde, Al Aweys, Al Caato, al Shariif and Al Riyaale they are all warlords fighting for power and money!!! Somalia is corrupted state!

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 12:54 pm
by The_Emperior5
Laakin liqaaye waxa ugu xun ka diin ku gabbada and that wants power one thing i liked about cabdilahi yusuf he said xukun baan rabba kitaab na ma sheegan jiirin . laakin waxa ugu xun nin xukun rabba ilahay kitaabkisa na been ka sheega kasa ugu liita waxbana uu hagaagi mayaan :mrgreen:

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 1:05 pm
by BaasAbuur
The_Emperior5 wrote:^^^true waagacusub markan gallo iyo daynile Kumyuutarkayga ba ku dhaga. kumtyuutarkaygu ma jecla beenta iyo khurafaadka :mrgreen:
:lol: :lol: :lol: :lol: Too many viruses on those websites man.
waxaana lagu xasuustaa dhacdadii garoonka Jomma Kenyatta ee Naorobi uga degay isagoo hubkiisa wata.
This guy is a Habeshi and American spy and his plane landing in Nairobi in 2006 was not a mistake but very intentional. And today it is obvious his mission is to destroy the Urur Diimeed from within. I am certain he is working with Shiekh Sharif.

Re: Axmed Madoobe tells Ina Godane This is not B/gubadle

Posted: Tue Sep 29, 2009 1:12 pm
by Garuun
he is old enough to be his father :lol: :lol: :lol: :lol: