Puntland parliamentarian rapes young girl.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Puntland parliamentarian rapes young girl.
Fadeexad La Soo Gudboonaatey Xildhibaan ku sugan Garowe
September 28, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (49)
Fadeexad La Soo Gudboonaatey Xildhibaan ku sugan Garowe | read this item Cabdirisaaq Shiino
Horseed Media
Waxaa maalmihii la soo dhaafey ka taagnaa caasimadda Puntland ee Garoowe fadeexad weyn kadib markii xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo magiciisa aan ku soo koobeyno S.A, lagu soo eedeeyay in uu geystey denbi iyo fadeexad weyn kadib markii la sheegay in uu kufsi kula kacay gabadh da’ yar oo ka mid ahayd dadka ku dhaqan caasimadda Puntland, isla markaasna ku nooleyd guri uu iska leeyahay Siyaasi caan ah, kaas oo ay xildhibaanka qaraabo ahaayeen.
Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyay in uu gabadha u sheegtey in uu boholyow iyo kalgacal u hayo isla markaasna ay waqti siiso si uu ula sheekaysto, sida la sheegay waxa uu gabadhii geeyay halka uu ka deganaa magaalada. Kadib markii uu ku hubsadey gabadhii yarayd ee Iskooleyda ahayd gurigiisi ayuu ka dooney tii xumeyd waana ay ku gacan sayrtey. Xildhibaanka ayaa la sheegayaa in uu gabadha u isticmaaley in uu siiyo waxyaabo dooriya maankeeda kadibna waxa ay gurigiisa ku sugneyd muddo sadex maalmood ah waxa uuna kula kacay sida lagu soo eedeeyay Kufsi iyo faroxumeyn.
Qoyskii ay gabadhu la joogtey ayaa sheegay in ay la yaabanaayeen waxa gabadha yar ku dhacay mudada sadexda maalmood ah waxa ayna baaritaan ku hayeen halka ay ku sugeneyd.
Hadaba sida laga soo xiganaayo xubno ka tirsan Booliska, ayaa sheegay in dacwada ka dhanka ah Xildhibaanka lagu eedeeyey, in sadex maalmood kadib markii gabadha ay ku sugneyd gurigiisa uu ku amray wiilal u shaqeeya in ay gaari ku qaadaan oo geeyaan meel ka baxsan Garoowe. Wiilasha gacanyarayaasha u ahaa xildhibaanka ayaa gaarsiiyey gabadha meel aan waxba ka fogeyn Degmada Burtinle.
Gabadha ayaa markii ay miyirsatey, waxa ay dib ugu soo laabatay Garoowe, waxaana ay daaha ka qaadey wixii ku dhacay iyo sidii uu u khiyaameeyay xildhibaanku, iyo wixii ay markaas xasuusan kartey ee uu kula kacay. Sida lagu sheegay dacwada rasmiga ah ee loo gudbiyey Maxkamada Garowe.
Maalintii shalay ayaa xildhibaan S.A looga yeeray Maxkamadda Derajada kowaad halkaas oo kiiska lagu dhegaystey waxaana ka qaybgalay ehalada gabadha iyo dad kale oo goobjoogayaal ah, waxaana maxkamaddu amartey in denbigan la baaro haddii ay ku caddaato Xildhibaanku gabood falka iyo kufisaga uu geystey sharciga lala tiigsado.
Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland, ayaa amar ku siiyey laamaha amniga ee Puntland in ay ilaaliyaan nabad gelyada Xildhibaanka inta maxkamaddu socoto.
Tan ayaa ah fadeexaddii u horeysey oo caynkeeda oo kale ah ee lagu soo oogo xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland, sida la og yahay xildhibaanka ayaa huwan maamus inta uu xildhibaan yahay lama baari karo gurigiisa, lamana xiri karo, hadaba dadka Garoowe ayaa is weydiinaya xildhibaanka sida qaldan u adeegsadey maamuskiisa sida loola dhaqmaayo.
Hadii falkan lagu cadeeyo Xildhibaankan oo ay maxkamada xukun kasoo saarto, waxay noqon doontaa markii u horeysey ee Xildhibaan huwan maamuus iyo sharaf in uu kula kaco wax dhaqanka Soomaalida iyo kan Islaamkaba ka soo horjeeda, waxaana laga war dhawrayaa baaritaanka hada socda iyo dacwada hortaal Maxkamada Garowe.

- Moguul21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2804
- Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
- Location: 10,000 lakes
- Contact:
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
The_Emperior5,
Nacalad baa ku taal fuking iidoor propaganda, Riyaale Kaahin is the one raping isaakland do somethinga bout it.
Nacalad baa ku taal fuking iidoor propaganda, Riyaale Kaahin is the one raping isaakland do somethinga bout it.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
sxb this guy is a Bastard he raped a young girl and its not Propoganda iidoor its on puntland website called
www.horseednet.com read it your self there ma aniga qorra horseednet mise Madaxweyne daahir riyaale qorra

-
Nomand
- SomaliNet Super

- Posts: 7584
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
if he did rape a young girl then justice should be served but this motherfacker emperior is enjoying this story
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
loooool style of Sangub
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
If he raped a little girl let him die...
Mogul, this is a good thing if they are conivicting anyone who rapes..You know we need to throw away the stupid attitude in which Somalis hush hush crimes like that...Waa inaad ku faraxdaa horumarka ay gaadheen Reer Puntland..haddiiba ay iska qabanayaan wixii dhaqan xumo la yimaada...
Horumar Iga dheh...
Imisaa inta gabadh la kufsado la qarinayey ama xaal laga bixinayey? Waa guul u dhalatay dadka Reer Puntland...Maasha Allaah...

- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
Roman Polanski is in Punaniland

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
haa wa runta qudhunka lo ma qarriyo Ragga caruurta kufsada Bulshadaada uun ba ku xummaanaysa hadaad tirahdidi wax walba hala qarriyo siida sucuudiga marka problemku ha iska taggo waxasii caqli gall maha.
Ninkan wa nin la dilla maha inu xata noolado

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
Gaashaanle_87 wrote:loooool style of Sangub
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
seemeyer wrote:Roman Polanski is in Punaniland
![]()
![]()
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
Emperior,
I agree with you
Qudhun iyo bilaa edeb lama qariyo. Kuwii Zamzam kufsaday weli mala soo taagey maxkamad? Sidaad hadda u qaylineyso se ma u qaylisey markii kiiska Zamzam taagnaa? Just wondering walaalo? 
I agree with you
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
Samsam lama kufsan laakiin iyadaa dhigataykambuli wrote:Emperior,
I agree with youQudhun iyo bilaa edeb lama qariyo. Kuwii Zamzam kufsaday weli mala soo taagey maxkamad? Sidaad hadda u qaylineyso se ma u qaylisey markii kiiska Zamzam taagnaa? Just wondering walaalo?
- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.
In Somalia, the law doesn't applying to all the ppl, it just applies to certain ppl that are weak and defenseless. but if it's someone in power, or rich or have weapons, he could do whatever he wants.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 53 Replies
- 36969 Views
-
Last post by surrender
-
- 6 Replies
- 786 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 34 Replies
- 3161 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 4 Replies
- 20223 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 1434 Views
-
Last post by aytoven
-
- 7 Replies
- 1408 Views
-
Last post by LMFAOO
-
- 3 Replies
- 1190 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 3 Replies
- 889 Views
-
Last post by original dervish
-
- 14 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Rightwing