Puntland parliamentarian rapes young girl.

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Emperior5 »

Fadeexad La Soo Gudboonaatey Xildhibaan ku sugan Garowe
September 28, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (49)
Fadeexad La Soo Gudboonaatey Xildhibaan ku sugan Garowe | read this item Cabdirisaaq Shiino
Horseed Media

Waxaa maalmihii la soo dhaafey ka taagnaa caasimadda Puntland ee Garoowe fadeexad weyn kadib markii xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo magiciisa aan ku soo koobeyno S.A, lagu soo eedeeyay in uu geystey denbi iyo fadeexad weyn kadib markii la sheegay in uu kufsi kula kacay gabadh da’ yar oo ka mid ahayd dadka ku dhaqan caasimadda Puntland, isla markaasna ku nooleyd guri uu iska leeyahay Siyaasi caan ah, kaas oo ay xildhibaanka qaraabo ahaayeen.

Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyay in uu gabadha u sheegtey in uu boholyow iyo kalgacal u hayo isla markaasna ay waqti siiso si uu ula sheekaysto, sida la sheegay waxa uu gabadhii geeyay halka uu ka deganaa magaalada. Kadib markii uu ku hubsadey gabadhii yarayd ee Iskooleyda ahayd gurigiisi ayuu ka dooney tii xumeyd waana ay ku gacan sayrtey. Xildhibaanka ayaa la sheegayaa in uu gabadha u isticmaaley in uu siiyo waxyaabo dooriya maankeeda kadibna waxa ay gurigiisa ku sugneyd muddo sadex maalmood ah waxa uuna kula kacay sida lagu soo eedeeyay Kufsi iyo faroxumeyn.

Qoyskii ay gabadhu la joogtey ayaa sheegay in ay la yaabanaayeen waxa gabadha yar ku dhacay mudada sadexda maalmood ah waxa ayna baaritaan ku hayeen halka ay ku sugeneyd.

Hadaba sida laga soo xiganaayo xubno ka tirsan Booliska, ayaa sheegay in dacwada ka dhanka ah Xildhibaanka lagu eedeeyey, in sadex maalmood kadib markii gabadha ay ku sugneyd gurigiisa uu ku amray wiilal u shaqeeya in ay gaari ku qaadaan oo geeyaan meel ka baxsan Garoowe. Wiilasha gacanyarayaasha u ahaa xildhibaanka ayaa gaarsiiyey gabadha meel aan waxba ka fogeyn Degmada Burtinle.

Gabadha ayaa markii ay miyirsatey, waxa ay dib ugu soo laabatay Garoowe, waxaana ay daaha ka qaadey wixii ku dhacay iyo sidii uu u khiyaameeyay xildhibaanku, iyo wixii ay markaas xasuusan kartey ee uu kula kacay. Sida lagu sheegay dacwada rasmiga ah ee loo gudbiyey Maxkamada Garowe.

Maalintii shalay ayaa xildhibaan S.A looga yeeray Maxkamadda Derajada kowaad halkaas oo kiiska lagu dhegaystey waxaana ka qaybgalay ehalada gabadha iyo dad kale oo goobjoogayaal ah, waxaana maxkamaddu amartey in denbigan la baaro haddii ay ku caddaato Xildhibaanku gabood falka iyo kufisaga uu geystey sharciga lala tiigsado.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland, ayaa amar ku siiyey laamaha amniga ee Puntland in ay ilaaliyaan nabad gelyada Xildhibaanka inta maxkamaddu socoto.

Tan ayaa ah fadeexaddii u horeysey oo caynkeeda oo kale ah ee lagu soo oogo xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland, sida la og yahay xildhibaanka ayaa huwan maamus inta uu xildhibaan yahay lama baari karo gurigiisa, lamana xiri karo, hadaba dadka Garoowe ayaa is weydiinaya xildhibaanka sida qaldan u adeegsadey maamuskiisa sida loola dhaqmaayo.

Hadii falkan lagu cadeeyo Xildhibaankan oo ay maxkamada xukun kasoo saarto, waxay noqon doontaa markii u horeysey ee Xildhibaan huwan maamuus iyo sharaf in uu kula kaco wax dhaqanka Soomaalida iyo kan Islaamkaba ka soo horjeeda, waxaana laga war dhawrayaa baaritaanka hada socda iyo dacwada hortaal Maxkamada Garowe.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Patriot »

Source please?
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by Gaashaanle_87 »

Daaroodku waa iska xoolo caruurta yar yar bay sambabada ku gooyaan :lol:

Waa SANGUB oo miidhan dee :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Patriot »

Gaashaanle_87 wrote:Daaroodku waa iska xoolo caruurta yar yar bay sambabada ku gooyaan :lol:

Waa SANGUB oo miidhan dee :lol:
sanguub wa 1/2 idoor ee mahoyadhis ba bartey?
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by gemini07 »

Iblis dhashiis ;
Is this a cause for Celebration ?

You disgust me more than words can say .
His miserable,revolting life revolves around refreshing Puntland news websites ,looking for any bad news to post in this section.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Emperior5 »

The patriot you can read it on
http://www.horseednet.com
one of the most reliable puntland websites
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Emperior5 »

gemini07 wrote:Iblis dhashiis ;
Is this a cause for Celebration ?

You disgust me more than words can say .
His miserable,revolting life revolves around refreshing Puntland news websites ,looking for any bad news to post in this section.
Why honey just because I post news ? this actually good news the puntlant maxkamamd ayaa ninkan danbi ku oofayaa inshallah he is a bastard.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by gemini07 »

viewtopic.php?f=246&t=225520


viewtopic.php?f=246&t=225522


This is your third topic in the space of two days .You need your head examined :arrow:
Last edited by gemini07 on Tue Sep 29, 2009 9:41 am, edited 2 times in total.
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by Ducaysane_87 »

war puntland wa meesha ugu rape iyo pedophile badan - gabdhaa yaryarka sii open ah bii uu kufsadan
Last edited by Ducaysane_87 on Tue Sep 29, 2009 9:41 am, edited 1 time in total.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by ToughGong »

Roman Polanski is in Punaniland

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by Ducaysane_87 »

seemeyer wrote:Roman Polanski is in Punaniland

:lol: :lol: :lol: :lol:

:lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Emperior5 »

gemini07 wrote:viewtopic.php?f=246&t=225520


viewtopic.php?f=246&t=225522


This is your third topic in the space of two days .You need your head examined :arrow:

You are getting paranoid waleh I just post news I post news about kismayo just recent development I post about sheikh dalxiis.remmeber I made that topic about futtoole just back in garowe And puntiland offcourse Gemini if you post all the news of puntland well then offcourse I wont make extra topics about the same issue.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by gemini07 »

You have an unhealthy obsession with Puntland and its citizens ,i'm doing you favour by pointing it out.


"Intee dhimatay iyo intee Dhaawac" ma waxaa ku xigta "intee la kufsaday" ?

War waxaa tahay waan garaniyaa, NAGA FUQ !!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by The_Emperior5 »

You have an unhealthy obsession with Puntland and its citizens ,i'm doing you favour by pointing it out.


"Intee dhimatay iyo intee Dhaawac" ma waxaa ku xigta "intee la kufsaday" ?

War waxaa tahay waan garaniyaa, NAGA FUQ !!

Gemini dee hadu meel dagaal ka dhaco wa inay dadku ogadaan ciidi ku dhimatay ama ciidi ku dhawacantahay hadanay warka ku qornayn wa information dadku u bahanyihin inay ogadaan. inadeer anigu ciidna maan kufsan eeh aniga ha ii qabsan . anigu na kuma dul saarni , marka siideen kaga fuqa :lol:
ta labaad dee anigu rasuul uun baan ahay fariinta uun baan gudbinaya ,Marka attack the problem not me :mrgreen:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Post by gemini07 »

Forget what i wrote above.

From now you'll be this section's " DAANYEER", post anything you find on Puntland in this section. :up:

If you do a good job ,i might even let you light your uunsii in this section.


Image


Qawdhan ; Go to work :up:
Last edited by gemini07 on Tue Sep 29, 2009 10:08 am, edited 2 times in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”