Shabelle: KISMAAYO.
Dhawaqa rasaas culculus ayaa caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.
Dhawaqa rasaasta culculus ee laga maqlay magalada Kismaayo ayaa qeybtooda hore waxa ay ka dhaceen xaafadaha xiga dhanka dekada magaalada Kismaayo iyadoona ay intaasi ka dib ay ka dhaceen qeybta labad ee xaafadaha bartamaha magaalada oo aan ka fogeyn dekada kismaayo.
Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ganacsiga magaalada albaabada la isagu dhuftay dadkuna ay ku xaroodeen xaafadahooda magaaladana laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kaliya.
Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa dhawaqa rasaastaasi cul culus ee caawa laga maqlay gudaha magaalada kismaayo waxayse kusoo aadayaan xilli magaalada ay ka jirtay xiisad kacsanaan ah
kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
dagaalkii khawaarijta vs xisbul sheeydaan(raskambooni) ayaa la filayaa inuu caawa ka bilaawdey kismaayo shabelle ayaa soo warisey in rasaas culus laga maqlayo caawa dhinaca dekada kismaayo
khawaarij ibnu dooro binu yemen jeberti vs xisbul raaskambooni binu caano boore binu dooro binu oromo binu jabarti
isku dhamaada waxuushta doorada

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Insha Allah , if we all put our prayers, effort and minds together , the Yalaxow among us will eventually see the light .
Hadda waxani waxay u tahay qosol , laakin haddi CIDNA la qosli waydo, qofku inu nacas yahay bu marka dambe garta
Hadda waxani waxay u tahay qosol , laakin haddi CIDNA la qosli waydo, qofku inu nacas yahay bu marka dambe garta
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
fiiri nacaskan qaldaanka idiotka, horta sahangalbeed aint you isaaq? if its so why you qaldaamiins futada yareee cagaaran ugu ruxdaan dooroos??SahanGalbeed wrote:Insha Allah , if we all put our prayers, effort and minds together , the Yalaxow among us will eventually see the light .
Hadda waxani waxay u tahay qosol , laakin haddi CIDNA la qosli waydo, qofku inu nacas yahay bu marka dambe garta
why you care khawaaarijtis killing eachother. khawaarij garacyada xaaraaan ayey ku heshiyeeen. haddii ay maanta betweeen GARAC BOYS al shabaab vs xisbul xaaraaan ay is xasuuqaaan, maxaa kaaga jira nacaladyaheey geerashka lagu dhaley
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
xabbadii ma dhacday is it offical? Dr yalaxow
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Hutu websites cannot be a reliable source.
they are all dreaming about a war hakutagnato.
they are all dreaming about a war hakutagnato.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
yes its on SHABELLE. inshalah allaha sii korshiyo xabada ka dhaxeysa between khawaaritis alaha isku dhameeyo waxuushta.The_Emperior5 wrote:xabbadii ma dhacday is it offical? Dr yalaxow
KHAWAARIJI
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Ilaahey ducada mujrimka oo kuso barbarey xaran ma adheeco oo orodh abaha haranka kugu so koriye dinta baar.DR-YALAXOOW wrote:yes its on SHABELLE. inshalah allaha sii korshiyo xabada ka dhaxeysa between khawaaritis alaha isku dhameeyo waxuushta.The_Emperior5 wrote:xabbadii ma dhacday is it offical? Dr yalaxow
KHAWAARIJI![]()
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Maxaa Darood iyo Jabarti meesha keenay?
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Maxaadh kasugesya nin cuqdhaadh berkiisa kalgoysey oo hogey oo xitaa caruur gowracey iyo wayelki kufsadey?Voltage wrote:Maxaa Darood iyo Jabarti meesha keenay?
- Dudaaye
- SomaliNetizen

- Posts: 796
- Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
- Location: Goldogob Distirict: leelkase State
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Waxaa sii kordhaya khasaaraha rayid ee ka dhashey Duqeyn xoogan oo shaley ciidamada AMISOM ka geysteen qeymo ka mida Degmooyinka Hodan iyo Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir.
Sheik Dameer Abgaal Shariif

Xisbul Sheydan
Wahabi Alshabaab
Donkey AMISOM
Sheik Dameer Abgaal Shariif
Xisbul Sheydan
Wahabi Alshabaab
Donkey AMISOM
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Kismaayo on fire
Two khariji groups killing each other
Two khariji groups killing each other
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
Wixii dameer iyo durwaa dashey hakutagnatoMaxaa ka jira wararka sheegaya in caawa uu qarax ka dhacay Kismaayo?Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in caawa qarax uu ka dhacay magaalada Kismaayo.Hadaba si aan u ogaano dhab ahaanshaha warkan, ayaanu daba gal ku sameynay warkan,waxaana soo ogaanay inuusan jirin wax qarax oo caawa ka dhacay Kismaayo balse ay jirto dhawaaqa madaafiic ka dhaceysay qoryo waaweyn oo la tijaabinayey.
Dhanka kale xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan marka laga reebo ismari waaga siyaasadeed ee ka jira magaalada.
Dhanaan.com
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: kismaayo caawa rasaas culus ka dhaceyso kkkkk
patriot naaag laga roone
dhageyso naag, RASAAS CULUS AYAA laga maqlayaaa caawa magaalada kismaayo dhinaca DEKEADA. waa iska cadahay waxaa BILAAWDEY. shayaadiinta AL SHABAAB iyo xisbul xaaraaan garabka CAANO BOORE, dagaalkooda waa iska cadahay waa bilaabmayaa mardhaw, sababtoo ah AL KHAWAARIJI AL SHABAAB caawa cabsi darteed ayey LIDKA DIYAARADAHA u ridayaan, dadkii magaalada deganaa caawa CABSI WEEYN ayaa gashey.
inshalah shayaadiinta qabiiliistayaasha ee DOOORO AL SHIISHKABAAB AND DOORO RAASKAMBOONI ilaaheey wuxuu isku xasuuqayaan sababtoo ah LABADAAS DAANYEER WAA DAANYEERO AIDIS QABA, kuna been abuurtey diinta islaamka.
aidiska al shabaab iyo XASAN TUKE sheeydaaan moorytaantiisa waaa isku halaagsamayaan inshalah

This is wonderful news for Ahlu Sunnah Wal jameca the only
mujahidins left in the horn
mujahidins left in the horn
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 704 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 779 Views
-
Last post by xisaabiye1
-
- 13 Replies
- 1671 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 562 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 494 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 320 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 45 Replies
- 3069 Views
-
Last post by hipsterrunoff
-
- 1 Replies
- 447 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by Hiiraan boy