sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Post by new-york24 »

to all those who are wishing bloodshed between the mujahdeen,waxaan idin leeyahay "sakiin liqa" 8-)

Image

Sheekh Axmed Islaam oo Khadka Taleefoonka Shir jaraa’id ugu Qabtay Qaar kamid ah Saxaafada Soomaaliya ayaa Sheegay in Arimaha Kismaayo kajiraa ay buun buuninayaan Dad adeegsanaya Saxaafada isla markaana Xalkeedu dhaw yahay hadii ay kawada hadlaan dhinacyada ay ka dhexeyso.



Sh Axmed oo armahaa ka hadlayana waxa uu yiri:“wax badan baa labuun buuninayaa oo aan Saxaafada ka Maqlayaa Qadiyada Kismaayo oo waji aysanlaheyn la siinayo oo dhibaato Warbaahinta laga Abuurayo waxaan Doonayaa inaan arintaa Dadka uga Sheego Qadiyada Kismaayo waa Qadiyad Sahlan oo u baahan in Caqligu ka taliyo oo Dadku Diintooda u noqdaan dhinacyada ay ka dhexeysana ay isaga yimaadaan oo ay ka wada hadlaan wax hada Nin walba intuu dhexgalo uu Dilaal ka noqdo dhibaato badan loo siigeyto aynan aheyn baan u arkaa”.



Wax yabaaha ka jira Kismaayo iyo inay maanta kahadalaan Dad aan Shaqo kulehyn ayuu Ma’uuliyadeeda Dusha ka Saaray Maamulkii ka ariminaayey Magaalada Isgoo leh: “arinta Qadiyada Kismaayo waa arin aan u jeedinayo ama aan leeyahay dhibkeeda inta badan anoo Shabaab iyo Cidkale Midna ku leexineyn waxaa iska lahaa Maamulkii Magaalada ka talin jiray iyo balan daro Xagiisa ka timid intaa Wixii ka baxasan iyagaa u sabab ah inay Cid waliba Maanta fara galin ku sameyso taasbaan isleeyahay waa arin u baahan in sideeda looga hadlo taas oo keentay inay Maanta ka hadlayaan Xataa Dad aan eheh u heyn in Xukuumad aan jin oo aanaan Ictiraafsaneyn oo aan aaminsanahay inay tahay Xukuumad Saliibiyiin u Shaqeyneysa Ahdaaf kalane Fulineyso oo Dad Rido iyo Shayaadiin ahi lug ku leeyihiin aan isleenahay Barnaamijkooda waxbadan bey u Adeegeysaa Magaranayaan Xitaa kuwa ku jiraa Masaalixda iyo waxa Camalkaan uu yahay, Dadkale iyo Hey’ado kale oo Saliibiyiin ahi inay ka hadalaan ee kuwa kale oo gaalo ahina ay ka hadlaan oo raba Barnaamijkaan iyo Qadiyadaan inay waji kale u sameeyaan, intaas oo dhan waxaan isleeyahay waxaa baahiyey inay Qadiyadaan soo dhexgasho waa Dadkii Mas’uuliyada ka ahaa waxan Gaarsiiyena inay halkaa gaarto yaa arintaan Xumaanta iyo Fogaanta ah Gaarsiiyey”.



“Camalkaan yaan God lagu sii ridine haloo daneeyo Camalkii Jihaadiga ahaa ee intaa soo socday yeynaan Khiyaameynin Shuhadadii yeynaan Been u Sheegin aytaamtii iyo Araamishii ay ka tageen aan ka run Sheegno wixii Shalay aan isugu nimid aan raadino Dowladii aan raadineyay iyo inaan Maanta Dowla Islaamiya ka taagno Soomaaliya hanoqoto hadafkeeno Mahan inaan Cid ku dulmino iyo inaan inagu isku dulmino toona kaliya intaa weeyey waxan u jeeinayo Dhalin yarada Mujaahidiinta ah iyo Urudada Islaamiyiinta ah ee Dagaalamayo kuligoodna inaan laga leexinin Camalkan Jihaadiga ah ee Dacwiga ah oo aan Manhajkii inxiraaf lagu sameynin oo aynaan noqonin ninba ninka kale isla murano aaniraa aan isla soo dirirno kadibna umadu ay hoog iyo halaag ku dambeyso oo Maanta Qabqablayaal iyo waxaan horey uga soo gudubnay aan dib ugu Celino”. Ayuu hadalkiisa sii raaciey Sheekh Axmed.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Post by sadeboi »

Spoke too soon...are you with the xaqq now or with moryan madoobe?
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Post by new-york24 »

his a moryaan now? :lol:

sadeboi,

quetion:what seems to be bothering you guys? a mean its not like you are on eitherside.so what gives :lol:

as for your Q,these 2 group are one in the same i support both :up:
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Post by sadeboi »

Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo Saakay la hadlayay Idaacada Andulus ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu Walaalayada Islaamiga ee ka arimisa gobolada Jubooyinka uu ugu baaqay in ay difaacdaan maamulkooda mudada sanadka ah ka soo jiray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.



Sheekh Xasan Yacquub ayaa hadalkiisa waxaa uu ku weeraray Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Madoobe) oo ka mid ah saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ee jooga Magaalada Kismaayo,waxaana uu ku eedeeyay in haatan wado qorshayaal qabiil taasoo uu ku doonayo in lagu bur buriyo walaayada islaamiga ee Magaalada Kismaayo sida uu hadalka u dhigay.

It is everywhere, Al-shabab said they will attack them and that the attack is XAQQ a JIHAD...so they are obviously not one in the same. Which group do you support? The Xaqq or Moryon Madoobe?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Post by sadeboi »

Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa Axmed Madoobe ku eedeeyay in uu wado dagaal ku saleysan hab beeleed isagoona ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo in ay ka qeybqaataan dagaalkaasi uu ku tilmaamay in uu yahay mid jihaad ah isla markaasina lagu difaacayo sida uu u yiri diinta iyo dadka shacabka ah ee ku dhaqan gudaha magaalada Kismaayo.

From Hiiraan.com
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: sh.AXMED ISLAM "camalka jihaadka ilaaliya"

Post by zingii »

Shiiqyadii dadka waanin lahaa baa qoryihii la boodaya. :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”