Xildhibaano golaha baarlamaanka dowladda KMG ee ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay in ay wadaan qorshe la doonayo in maamul goboleed lagu sameeyo.
Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta hadal siinayay isagoo ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa ka waramay sababta ka dambeysa qorshaha uu sheegay in ay damacsan yihiin.
Dalku, 20 sano ayuu burbur cagaha kula jiray, sidaas darteed waxaan xalku u aragnaa in aaan dhisno maamull goboleed, sida Puntland iyo Somaliland", ayuu yiri Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan.
Xildhibaanku ayaa waxaa uu sheegay in xilligan uusan xalku ku jirin in maamulka dibadda laga keeno, balse ay tahay in iyagu ay sameeyaan maamulkooda, sida uu tilmaamay.
Xildhibaanada ee gobolka Gedo oo qorsheynaya maamul goboleed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Xildhibaanada ee gobolka Gedo oo qorsheynaya maamul goboleed
Gedo first then think about JUBBA.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1345 Views
-
Last post by Murax
-
- 6 Replies
- 1224 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 7 Replies
- 849 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 1 Replies
- 867 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 8 Replies
- 1138 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 26 Replies
- 3222 Views
-
Last post by RovingMadness
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by gambit
-
- 28 Replies
- 2635 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 2 Replies
- 66 Views
-
Last post by Coeus