160 arday oo imtixaan u u fariistay EAU

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

160 arday oo imtixaan u u fariistay EAU

Post by sheekh-Farax-zero »

Waxaa maatanta Jaamacadda barigga africa farceeda Garowe imtixaan u fariistay 160 arday kuwaas oo isgu jiray
rag iyo dumar, una fariistay kuliyadaha kala duwa ee Jaamacada, ardayda oo ka kala yimi dugsiyada sare iyo
qaybo kale oo ka yimi shaqaalaha dowlada kuwaas oo hore shahaadooyin u haystay.
http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=8864

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”