Shabaabka oo shaaciyey magacyada maamulka Cusub ee Jubooyinka
Published: 30 September 2009
KN: Afayeenka Al-Shabaab Sh. Cali Raage ayaa shaaciyey magacyada maamul cusub oo ay u dhiseen Jubbooyinka, waxaa ka muuqda liiska isbadal xoogan, akhriso magacyada iyo xilalka ay kala hayaan.
Maamulka Guud jubooyinka
Waaliga Walaalayada Islaamiga ee Jubooyinka :-Sheekh Abuu Bakar Al Saylici
Kuxigeenka W/Walaayada Islaamiga ee jubooyinka:-Sheekh Xuseen Cabdi Geedi
Taliyaha Xisbada Guud ee Walaayada Jubooyinka:-Sheekh Aadan Salaad C/raxmaan.
Taliye Ku Xigeenka Xisbada Walalayada jubooyinka:-Sheekh Ciise Sheekh Max’uud.
Masuulka Dacwada Walaayada gobolada Jubooyinka:-Sheekh C/raxmaan M.Nuur
Ku xigeenka Masuulka Dacwada Jubooyinka:- Sheekh c/naasir Yuusuf Cabdule
Masuulka Maaliyadda Walaayada Islaamiga ee jubooyinka:-Cabdi Wali aadan Max’ed
Ku xigeenka Maaliyadda ee Maamulka Jubooyinka:-Yuusuf Saciid Tooxin
Masuulka Warfaafinta ee Walaalayada Jubooyinka:-Sheekh Xasan Yacquub Cali
Ku xigeenka Madaxa Warfaafinta ee Jubooyinka:-C/Fitaax Ibraahim Cali
Masuulka Hormarinta Walaayada Jubooyinka:- Sheekh Farxaan Daahir Warsame
Ku xigeenka Masuulka Hormarinta Jubooyinka:-Sheekh C/raxiin Cali Muudeey
Masuulka diiwaanka Sakada ee gobolada Jubooyinka:-Sheekh Fu’aad Sheekh Axmed.
Maamulka Kismaayo
Gudoomiyaha degmada Kismaayo:-Ugaas Max’ed Ugaas Cabdule
Taliyaha Ciidanka Xisbada ee Kismaayo:-Sheekh C/raxmaan Cali Axmed
Taliye ku xigeenka Xisbada Kismaayo:-C/raxmaan Wacdi Barre (Carab)
Masuulka Dacwada ee Maamulka Kismaayo:-Sheekh Ibraahim C/raxmaan
Masuulka Garsoorka degmada Kismaayo;-Sheekh C/raxmaan Xuseen Jarato
Ku dhawaaqista maamulkani ayaa timid kadib markii sida uu afayeenka sheegey garabyadii ku midoobey maamulka ragii ay maamulka kusoo darsadeen ay kusoo biireen dhankooda, sida uu hadalka u dhigey, waxa uu ka digey in gobolka dib loogu celiyo wixii sanad ka hor ka jirrey ee fidnada ahaa.
Talaabadani waxay soo gabogabeeysay wixii wadahadal ahaa ee u dhaxeeyey labada dhinac ee Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab, xilli waliba saakay uu dagaal iclaamiyey Sh. Xassan Yacquub.
Sidoo kale waxay tani muujineysa sida dhamaan hogaanka Al-Shabaab ay isaga waafaqsanyihiin talaabooyinka Maamulkooda Kismaayo
alshabaab maamul cusub maanta u sameysay jubooyinka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
alshabaab maamul cusub maanta u sameysay jubooyinka
dadkan dad naxaayo ma ahan meel laysku haysto ayey maamul cusub u sameynayaan,,,
Re: alshabaab maamul cusub maanta u sameysay jubooyinka
loool Diyeeshishaha,
Kuwaan dhan qabiilahooda meesha soo saar

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: alshabaab maamul cusub maanta u sameysay jubooyinka
Diyeeshaha_Tolka wrote:dadkan dad naxaayo ma ahan meel laysku haysto ayey maamul cusub u sameynayaan,,,
Shabaabka oo shaaciyey magacyada maamulka Cusub ee Jubooyinka
Published: 30 September 2009
KN: Afayeenka Al-Shabaab Sh. Cali Raage ayaa shaaciyey magacyada maamul cusub oo ay u dhiseen Jubbooyinka, waxaa ka muuqda liiska isbadal xoogan, akhriso magacyada iyo xilalka ay kala hayaan.
Maamulka Guud jubooyinka
Waaliga Walaalayada Islaamiga ee Jubooyinka :-Sheekh Abuu Bakar Al Saylici
Kuxigeenka W/Walaayada Islaamiga ee jubooyinka:-Sheekh Xuseen Cabdi Geedi
Taliyaha Xisbada Guud ee Walaayada Jubooyinka:-Sheekh Aadan Salaad C/raxmaan.
Taliye Ku Xigeenka Xisbada Walalayada jubooyinka:-Sheekh Ciise Sheekh Max’uud.
Masuulka Dacwada Walaayada gobolada Jubooyinka:-Sheekh C/raxmaan M.Nuur
Ku xigeenka Masuulka Dacwada Jubooyinka:- Sheekh c/naasir Yuusuf Cabdule
Masuulka Maaliyadda Walaayada Islaamiga ee jubooyinka:-Cabdi Wali aadan Max’ed
Ku xigeenka Maaliyadda ee Maamulka Jubooyinka:-Yuusuf Saciid Tooxin
Masuulka Warfaafinta ee Walaalayada Jubooyinka:-Sheekh Xasan Yacquub Cali
Ku xigeenka Madaxa Warfaafinta ee Jubooyinka:-C/Fitaax Ibraahim Cali
Masuulka Hormarinta Walaayada Jubooyinka:- Sheekh Farxaan Daahir Warsame
Ku xigeenka Masuulka Hormarinta Jubooyinka:-Sheekh C/raxiin Cali Muudeey
Masuulka diiwaanka Sakada ee gobolada Jubooyinka:-Sheekh Fu’aad Sheekh Axmed.
Maamulka Kismaayo
Gudoomiyaha degmada Kismaayo:-Ugaas Max’ed Ugaas Cabdule
Taliyaha Ciidanka Xisbada ee Kismaayo:-Sheekh C/raxmaan Cali Axmed
Taliye ku xigeenka Xisbada Kismaayo:-C/raxmaan Wacdi Barre (Carab)
Masuulka Dacwada ee Maamulka Kismaayo:-Sheekh Ibraahim C/raxmaan
Masuulka Garsoorka degmada Kismaayo;-Sheekh C/raxmaan Xuseen Jarato
Ku dhawaaqista maamulkani ayaa timid kadib markii sida uu afayeenka sheegey garabyadii ku midoobey maamulka ragii ay maamulka kusoo darsadeen ay kusoo biireen dhankooda, sida uu hadalka u dhigey, waxa uu ka digey in gobolka dib loogu celiyo wixii sanad ka hor ka jirrey ee fidnada ahaa.
Talaabadani waxay soo gabogabeeysay wixii wadahadal ahaa ee u dhaxeeyey labada dhinac ee Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab, xilli waliba saakay uu dagaal iclaamiyey Sh. Xassan Yacquub.
Sidoo kale waxay tani muujineysa sida dhamaan hogaanka Al-Shabaab ay isaga waafaqsanyihiin talaabooyinka Maamulkooda Kismaayo

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: alshabaab maamul cusub maanta u sameysay jubooyinka
^ you're crazy
saylici should be dead

saylici should be dead

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 653 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 1 Replies
- 713 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 245 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 31 Replies
- 1643 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 16 Replies
- 1890 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 513 Views
-
Last post by Amilla
-
- 2 Replies
- 66 Views
-
Last post by Coeus
-
- 8 Replies
- 731 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 33 Replies
- 1933 Views
-
Last post by Cali_Gaab